MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAAYEY

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAAYEY

Post by JeyR »

Maxaabiistii Ciidamada Somaliland ee la qab qabtay dagaalkii kalshaale oo qaar ka mida la sii daayey. Maxaabiistan oo loo eegay qabiiladooda iyadoo ninkii aan qabiilkiisu dhibaato hore ka dhaxayn beesha dhulbahante la sii danayo. Iyadoo go'aankan ay ogolaadeen dhamaan odayaasha, saraakiisha ciidamada, iyo dadka deegaanka oo dhan. Maxbuuskii ugu horeeyey ee la sii daayey ayaa noqday KAYSE BULAALE oo ka soo jeeda beesha HABAR AWAL iyadoo la sheegay in aan wax dhibaato ah oo hore ka dhex dhicin beesha dhulbahante iyo beesha Habar awal sidaa awgeed la siidaayey kayse. Maxaabiista ka soo jeeda beelaha habar jeclo, habar yonis, arab iyo ciidagale ayaan wali lasyla meel dhigin waxa laga yeelayo. HALKAN KA DHAGAYSO maxbuuska oo ka hadlaya sidii loola dhaqmay intii uu ku sugnaa Buuhoodle iyo sawiradiisaba.
http://ceegaag.com/2011/Feb%202011/kays ... gu_qab.htm
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by hargaysaay »

:D :D :D :D jabhada s....ka saado cali waa funyn waxay yidhaahdeen ninkii habar awal waa la sii daaya are you kiding me.
ninka buuhoodle pm ka la dhici doona general nuux taani nin sacad muse habar awal ah maanu ahayn
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by sheekh-Farax-zero »

Reer-Buhoodle are naive,, it doe'nt matter whick clan they belong to, they all come to kill, :down:

p/s ninka maxbuusku mid aan 10 waxba cunun ayuu u eg yehee, tolow ma qamadi baa la waayay :lol:
Last edited by sheekh-Farax-zero on Sat Feb 12, 2011 8:36 am, edited 1 time in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by FBISOMALIA »

reer buhodle too soft they should send the prisoner to garowe infront of puntland law :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by Siciid85 »

Cheap propagenda. Somaliland army is one. Regardless of clan. :up: :sland:
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by JeyR »

sheekh-Farax-zero wrote:Reer-Buhoodle are naive,, it doe'nt matter whick clan they belong to, they all come to kill, :down:

p/s ninka maxbuusku mid aan 10 waxba cunun ayuu u eg yehee, tolow ma qamadi baa la waayay :lol:
sheikh iyagoo u yimi inay wax dilaan hadana markaad qabato waa maxaabiis, masuuliyaduna waa in si fiican loola dhaqmo lana sii daayo..
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by samadoon-waaxid »

sheekh-Farax-zero wrote:Reer-Buhoodle are naive,, it doe'nt matter whick clan they belong to, they all come to kill, :down:

p/s ninka maxbuusku mid aan 10 waxba cunun ayuu u eg yehee, tolow ma qamadi baa la waayay :lol:
bro,its only one HA dude baa la sii daayey,all the other Habar Guz jeclo and HY are still locked up.this is a genius tactick from reer Buuhoodle to qabilitize the conflict oo habaraha loo kala fur furo.look at how all the idoor kids are screaming "somaliland is one" they felt the heat and just realized they coming apart.alot of the samaroon militias already abandoned their fadhisamo and went back home.they is working good so far :som: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by The_Emperior5 »

how is that smart for instance if you release, the gadabuursi toljecle habarawal ciidagale arab gadabuursi ciise soldiers you have hy and hj left now your war is not with hj and hy , ssc is war is with Somaliland, right there is no hy versus hj there is no hy versus ha there is no ha versus hy in Somaliland there is one army one president one general
For instance in the war of 7th feb

one hj cimraan guy got kiled
one sacadmuse got killed
one reer caynaashe hy got killed
one Habaryoonis isxaaq got killed
one habarjeclo maxammad abokor got killed
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by samadoon-waaxid »

The_Emperior5 wrote:how is that smart for instance if you release, the gadabuursi toljecle habarawal ciidagale arab gadabuursi ciise soldiers you have hy and hj left now your war is not with hj and hy , ssc is war is with Somaliland, right there is no hy versus hj there is no hy versus ha there is no ha versus hy in Somaliland there is one army one president one general
For instance in the war of 7th feb

one hj cimraan guy got kiled
one sacadmuse got killed
one reer caynaashe hy got killed
one Habaryoonis isxaaq got killed
one habarjeclo maxammad abokor got killed
:lol: :lol:
this whole damage control stuff is not wroking for yall waryee,the truth is an entire batellion of SL got a good ass whopping and lost over 60 of their men.
but regarding the one guy oo la sii daayey,we will with this whole SL militias as different tribes and not as one mamul,that will indeed undermind their unity.as I eralier said the news is talking of a defected gadabursi militias so far.and if we continue on this rhythem.we will indeed make each idoor sub tribe think of themjselves if they really want their sons to die in Buuhoodle for no reason.ur uncle silaayo is already talking of withdrawing his militias from Kalshaale btw :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by Siciid85 »

Is this samadoon-waaxid kid hallucinating? :lol: Gadabursi are fully behind Somaliland. :up: Somaliland Interior minister Dr.Gaboose already had a meeting with them.

Beesha Jibriilyoonis Oo Sheegay Inay Hiil Iyo Hooba Lagarab joogaan Dawlada Somaliland.

Wafti Balaadhan oo ka kooban Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose, Cheif Of Cabinateka Madaxtooyada Somaliland iyo masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada iyo golayaasha Qaranka ayaa Saaka Subaxnimadii hore soo gaadhay Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal. waftiga ayaa waxay ka soo kicitimeen Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargaysa.

Dadwaynaha Magaalada Borama ayaa ku soo dhaweeyey Duleedka Magaalada Borama Waftiga walaw ay ahayd Subanimo hore oo ay dadwaynaha intiisa Badan ay Hurdeen hada wax si diiran laago soo dhaweeyey tuulada Goroyacowl halkaas oo ay ku sugayeen baabuur iyo dadwayne aad u tiro badan.

Waftigan ayaa loo soo galbiyey Hotel Rays Maagalada Borama halkaas oo ay ku sugayeen Saladiinta, Wax garadka iyo Aqoonyanahada Reer Borama oo iyaguna waftiga Gacmo furan iyo Qalbi furan ku soo dhaweeyey Waftigan, Qureec iyo Nanasho ka dib waxa uu waftigu u kicitimay Hoolka shirarka ee Hotel Rays halkaas oo loogu diyaariyey in ay kulamo kula yeesheen saladiinta iyo wax garadka Reer Awdal.

Ugu horayn wax uu waftigu la kulmay Salaadiinta, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Beelwaynta JIbril yonis, shirka ayaa waxa uu socday 3 saacadood waxaanay ka wada hadlayeen arimho u gaar ah loomana ogolayn saxaafada, waxa sido kale diba ka joogay Maamulka Gobolka heer Degmo iyo Heer gobolba.

markii uu shirku dhamaaday waxaa saxaafada la hadlay Suldaan C/raxmaan Daahir gaboobe oo ku hadlayey Afka Beelwaynta Jibril Yonis waxaana uu cadeeyey in ay isku afgarteen kulankii ay la qaateen waftiga matalayey Madaxwaynaha Somalilnad Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo waxaanu cadeeyey in Beelwaynta Jibril Yonis Hiil iyo Hooba la garab taagan tahay Xukuumada Somaliland oo Waqti adag ku jirta xil ay dalka Ka jiraan Colaado iyo Abaaro.

Taas badalkeed waxaa isaguna saxaafa la hadlay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose waxaanu sheegay in uu afgarad ku dhamaaday wada hadaladii dheraa ee ay la qaateen Beelwaynta Jibril yonis waxaanu u mahad naqaday sida diiran ee ay u soo dhaweeyeen Beelwaynta Jibril yonis oo soo agaasinta soo dhawaynta waftiga iyo qabilaadoodaba.

Ugu danbaynta wax uu Waftigu SHir la qaadtay Beelaha kale ee Samaroon oo ay ka wada hadleen Arimaha Nabad galiyada iyo sidii la iskaga kaashan lahaaa Colaadaha iyo Abaaraha adag ee waqtigan ka taagan Jamhuuriyada Somaliland, waftiga ayaa waxa uu ka qaadeeyey Hotel Rays ka dibna waxay u anbabaxeen Magaalada Hargaysa ee Xarunta Jamhuuriyada Somaliland.

Wariye Abdiaziz Mohamed Elmi
Quljeednet Borama Somaliland

http://quljeednet.com/gaboobe.html
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by The_Emperior5 »

Kan samadoon really believes what he reads on jidbaale iyo horurfadhi.com kulaha we killed 60 Somaliland soldiers loooool then how come the entire ssc leadership is calacaaling to the international community ban kimon naga soo gaadh talahi talahi :lol: walana xasuuqay xita gudoomiya kuxigeenka gobolka cayn eeh puntland wuxu yidhi dad ba xita sida rahda dhulka ku dhagay beebe la mariyey :lol: , war let me tell you xaji ina cumar camay said 12 nin baan gacantayda ku aasay ,, xargaganews bu ka yidhi waraysi ,, intaasi wa intu aasay isagu inta dadka kale aaseeen talow wayo ,, anaga na waxanaga dhintay oo kaliya 5 nin dawladayada iyo taliyaha ciidanka aya xaqiiyey , you should believe,,what we say not what you tell , hadaan anigu yidha jabhadi waxanu ka dilnay 1000 nin micno samayn mayso its about waxaad adigu qiiratiid tasa la tix raacayaa.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by samadoon-waaxid »

The_Emperior5 wrote:Kan samadoon really believes what he reads on jidbaale iyo horurfadhi.com kulaha we killed 60 Somaliland soldiers loooool then how come the entire ssc leadership is calacaaling to the international community ban kimon naga soo gaadh talahi talahi :lol: walana xasuuqay xita gudoomiya kuxigeenka gobolka cayn eeh puntland wuxu yidhi dad ba xita sida rahda dhulka ku dhagay beebe la mariyey :lol: , war let me tell you xaji ina cumar camay said 12 nin baan gacantayda ku aasay ,, xargaganews bu ka yidhi waraysi ,, intaasi wa intu aasay isagu inta dadka kale aaseeen talow wayo ,, anaga na waxanaga dhintay oo kaliya 5 nin dawladayada iyo taliyaha ciidanka aya xaqiiyey , you should believe,,what we say not what you tell , hadaan anigu yidha jabhadi waxanu ka dilnay 1000 nin micno samayn mayso its about waxaad adigu qiiratiid tasa la tix raacayaa.
:lol:
so you telling me I should believe what ina taani the cook said? I might as well believe there was alshabaab,ONLF,and Puntland fighting in the kalshaale battle too,that guys is a f-king joke :lol:
of course we gonna communicate with Ban Ki Mon,the U.K governement,the U.S and anyone who is a stake holder in somalia,this is a propoganda war and we will make sure we promote our cause,and let the international community know you finance your wars with the qamadi donations and aid money .
it turns out that our UN,TFG connections are out maneuvering ur inept SL government so far.why else do you xaglatosiye is chilling in Ohio now? :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by KyrieJama »

samadoon-waaxid wrote:

The military cook Nuux Taani was trying to talk shit about Dalbac who was a Colonel in Siads government outclassed outmatched is all I can say :lol: Cook to General :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by The_Emperior5 »

Samadoon waxid well that can be said also that is a propoganda war that there were onlf involved and alshabaab fighting alongside you to potray your ssc as terrorist insurgent group it's part of the politics :lol: , but if you really believe that you killed sixty Somaliland soldiers then your a foking joke , our website will never write stuff like we killed 100 rebbels or 200 rebels. unlike what you guys write , we just write waxad idinku qirateen wuxu ina xaji cumar camay idacaada ka yidhi iyo gudoomiye kuxigenka cayn tasana qorna waxad qiirateen there is no point of saying we killed 1000s of rebels unlike the crazy rebels :lol:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: MAXAABIISTII S/LAND QAAR KA MIDA OO BUHODLE LAGA SII DAA

Post by samadoon-waaxid »

look at this siciid kid,he just proved my point.so reer jibril yonis is fully behind sl,what about the salaadin of the other gadabursi tribes :lol: .why didnt they say the same thing? it looks like ur uncle has been given the middle finger.
anyway,seeking tribal support only shows how disintegrated and weak the SL militias are
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”