Bashir Vs Yasiin
Posted: Sat Feb 12, 2011 8:07 pm
Ka Kanadiyaankaa?
Ka Kanadiyaanka waa BAAC waaye nin yahaw!!!
Caadi maaha...
This guy seems to be funny.. Af Soomaaligiisa dhan waa Maadeeys camal.. Remember that other Canadian guy with the reer Waqooi accent? Maalmahaan dambe Af Somaliga ayaa lagu tartamaa barashadiisa, which I think is good.