Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama eryin

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama eryin

Post by The_Emperior5 »

Image
Taliyaha Madxtooyada Oo Beeniyay In Askartii Ka Soo Jeeday Gobolka Sool La Eryay, Sheegayna In Isku Shaan Dhayn Lagu Sameeyay Ciidanka Madaxtooyada

Hargeysa, February 13, 2011 (Haatuf)- Taliyaha Ciidanla Ilaalada Madaxtooyada Gen. Faysal Kaamil Ciise ayaa beeniyay in Askartii ciidanka Madaxtooyada ee ka soo jeeday gobolka Sool dhamaantood la wada eryay, balse tilmaamay in ciidankiisa uu ku sameeyay isku shaandhayn iyo isku badal 32 Askari oo ka mid ahna loo badalay ciidamada Bilayska, halka kuwo cusubna lagu soo badalay, isagoo intaa ku daray in dacayado raqiis ah ay dadka qaarkii ka fidinayaan ilaalada Madaxtooyada, kana digay in arrimaha ciidanka la siyaasadeeyo farahana lagala baxo wixii ku saabsan isku badalka ciidankiisa.

Taliyaha ilaalada Madaxtooyada Faysal Kaamil Ciise waxa uu sidaasi ku sheegay mar aanu xalay khadka Telefoonka kula xidhiidhnay waxna kaga weydiinay wararka sheegaya in Askartii ka soo jeeday deegaanka Sool iyo Buuhoodle laga eryay Madaxtooyada, isagoo arrimahasi ka hadlayana, waxa uu yidhi “Wararkaasi waa been aan sal iyo raad toona lahayn, in ciidanka isku badal iyo isku shaandhayn lagu sameeyaana waa shaqada ciidanku leeyahay, isku shaan dhayn baanu ku samaynay ciidanka 32 Askari ayaa la badalay, Askariguna waa Askari qaran oo meeshii la doono ayaa loo badali karaa, ciidan gobolka Sool ka soo jeeda oo la eryayna ma jirto, waxan se kuu sheegayaa ciidankaa la badalay gobolada iyo degmooyinka dalka oo dhan bay ka soo wada jeedaan, lix Asari oo kaliya ayaana gobolkaasi ka soo jeeda, waxaan se kuu sheegayaa in dacaayad iyo boro gaando ay yihiin waxaa suuqyada lala wareegayo, mana haboona in la siyaasadeeyo hawlaha ciidamada khuseeya, umana dul qaadanayno in faro galin lagu soo sameeyo, waajibaadka iyo xilka saaran ciidamada, suurto galna maaha in ciidamada qaranka abtirsiimo iyo gobolo lagu kala qaybiyo, maadaama ay yihiin ciidan qaran”.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama e

Post by KyrieJama »

Thats what he says I am going to dig deeper into this story.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama e

Post by Mr_Alfaas »

garad13 wrote:Thats what he says I am going to dig deeper into this story.
war garad sidani talo maahe bal soo xaqiiji arinkaas hadayse dhacdo wa meel ka dhac iyo is aamin daro lagu wado besha dhulabahnte :lol: :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama e

Post by Cali_Gaab »

garad13 wrote:Thats what he says I am going to dig deeper into this story.

:lol: :lol: :lol: :lol: I like this guy waa rageedi.

It's one thing to go from SSC to Somaliland and back to SSC, it's another when you are searching for reasons to justify your new alliance to the ssc qurba joogs :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama e

Post by Mr_Alfaas »

Cali_Gaab wrote:
garad13 wrote:Thats what he says I am going to dig deeper into this story.

:lol: :lol: :lol: :lol: I like this guy waa rageedi.

It's one thing to go from SSC to Somaliland and back to SSC, it's another when you are searching for reasons to justify your new alliance to the ssc qurba joogs :lol:
:lol: :lol: :lol:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama e

Post by Dhaga Bacayl »

Faisal kaamil waa dhalintii hargeisa ugu caan sanaan jirtay and he's pure SNM where most of his friends and classmates were killied or wounded in the civilwar. I don't think he trust these catz so anything is possible!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama e

Post by The_Emperior5 »

Dhaga Bacayl wrote:Faisal kaamil waa dhalintii hargeisa ugu caan sanaan jirtay and he's pure SNM where most of his friends and classmates were killied or wounded in the civilwar. I don't think he trust these catz so anything is possible!
I met him in hargeysa summer 2003 in cadani restaurant downtown he was not on duty Marki ba wu i gartay inan hargeysa ka iman :lol: wa nin dhawaaq badan :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama e

Post by KyrieJama »

The_Emperior5 wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Faisal kaamil waa dhalintii hargeisa ugu caan sanaan jirtay and he's pure SNM where most of his friends and classmates were killied or wounded in the civilwar. I don't think he trust these catz so anything is possible!
I met him in hargeysa summer 2003 in cadani restaurant downtown he was not on duty Marki ba wu i gartay inan hargeysa ka iman :lol: wa nin dhawaaq badan :lol:
he's reer samantar right I heard muse bixi made him taliyaha madaxtooyada?
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Taliyasha Madaxtoyada eeh ka so jeda gobolka sool lama e

Post by Dhaga Bacayl »

garad13 wrote:
The_Emperior5 wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Faisal kaamil waa dhalintii hargeisa ugu caan sanaan jirtay and he's pure SNM where most of his friends and classmates were killied or wounded in the civilwar. I don't think he trust these catz so anything is possible!
I met him in hargeysa summer 2003 in cadani restaurant downtown he was not on duty Marki ba wu i gartay inan hargeysa ka iman :lol: wa nin dhawaaq badan :lol:
he's reer samantar right I heard muse bixi made him taliyaha madaxtooyada?
Faisal waa ree wajaale JB.
















j
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”