2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwadag
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwadag
It's the second day of heavy war, Ahlu Sunnah are closing into Bakaraha Market and isgoyska howlwadag. Whilst TFG soldiers are closing in the otherside of Howlwadag district. At present Al-shabaab are landlocked in degamada Howlwadag so far. Also a insane TFG soldier opened fired on group of people organised by Baanadir adminstration of TFG to demonstrate against Al-Shabab, leaving 2 people killed, 1 women and 1 soldier, and 10 people injured. This is the second time, TFG soldiers done this insane killing towards civillians. The TFG leaders, are looking into this incident, as those culprit soldiers recently joined TFG from Al-Shabaab, and people are wondering whether these soldiers joined TFG to give bad image to the ( XDS) Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed. For more update follow this thread. Wa billahi Towfiq
Magaalada Muqdisho xaafado ka tirsan oo ay ka dhacayeen dagaallo socday muddo aad u dheer una dhaxeeya xoogagga ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca ee G/Banaadir oo kaashanaya ciidamada AMISOM oo dhinac ah iyo ciidamada xarakada Al-Shabaab, iyadoo dhinacyada dagaalamayay ay isu adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, madaafiicda goobta iyo wax kasta oo ay heli kareen, hase yeeshee waxaa aad u yaraa qasaaraha dagaaladaasi ka soo gaaray dadka rayidka ah soo gaaray.
Taliska ciidamada Ahlu Sunnaha G/Banaadir ayaa ka warbixiyay dagaaladii ay la galeen ciidamada xarakada Al-Shabaab, iyagoo sheegay in dagaaladaasi ay ka dambeeyeen kaddib markii sida uu sheegay Al-Shabaab ciidamadooda soo weerareen fariisimaha ay ku leeyihiin xaafadda Siigaale ee Degmada Hodon iyo fariisimooyin kale, hase yeeshee dhaqdhaqaaqa Ahlu Sunnaha G/Banaadir waxay sheegeen in dagaaladaasi ay ku jebiyeen ciidamada Shabaabka, ayna ka qabsadeen aagagii ay ku sugnaayeen.
"Nimankii Al-Shabaab ka tirsanaa ee dadka ka toogan jiray wadada Maka Al-Mukarama godadkii ay ku jireen ayaan ugu galnay" ayuu yiri Taliyaha xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca ee G/Banaadir oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Cabdi oo Saxaafadda farta ugu fiiqayay meydadka, dhaawaca iyo kuwo nool oo ka tirsan ciidamada xarakada Al-Shabaab oo ay gacanta ku hayaan xoogagga Al-Sunna, isagoo sheegay in ilaa toban askari ay ka dileen, isla markaasina ay gacanta ku hayaan kuwo dagaalka ku dhaawacmay iyo laba ka mid ah horjoogayaashii Al-Shabaab ee hoggaamineysay ciidamadooda xaafadaasi ka dagaalamayay.
Waxa uu sheegay taliyaha ciidamada Ahlu Sunna ee G/Banaadir waxaa kale oo uu sheegay inay horay ugu durkeen aagaggii ay ku sugnaayeen kuwa Al-Shabaab, isla markaana ciidamadooda ay fariisimo ka sameysteen agagaarka isgoyska Howlwadaag iyo suuqa Bakaaraha, hase yeeshee Taliyaha Ahlu Sunna ayaa ka hadlay cida ay taageerada ka helaan, xiriirka kala dhaxeeya Dowladda KMG iyo arrimo kale oo fara badan.
"Ma jirto wax taakulo ah oo dowladda na siiso balse waan taageersanahay" ayuu yiri Taliyaha xoogagga Ahlu Sunnada G/Banaadir oo Warbaahinta kula hadlayay aagga hore ee ciidamadooda ku sugan yihiin oo ay ka qabsadeen kuwa Al-Shabaab una dhow Isgoyska Howlwadaag iyo wadada wadnaha, isagoo sheegay inaysan dagaalada joojin doonin ilaa iyo inta ay dalka ka saarayaan kuwo uu sheegay inay dhibaateynayaan dalka, dadka iyo diinta Islaamka ah.

- Coeus
- SomaliNet Super
- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
Thanks for the update man 

Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
Howlwadaag, wardhiigley and Huriwaa, my true home(s). Inshallah the revolution will culminate in these areas 

Last edited by melo on Tue Feb 15, 2011 10:50 am, edited 1 time in total.
- greenday
- SomaliNet Super
- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
Alshabab
Can anyone just join the TFG? dont they get trained even a bit?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
Alshabaab and the great amiir they will be victorious 

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
Yes, the experience soldiers are in the battlefields where the newly joined inexperiened soldiers work in the TFG controlled area, to keep the area safe with the police force. Thats why there is shooting happening in TFG controlled area, since two months ago when 34 Al-Shabaab youth have joined the TFG. But TFG cabinet, are investigating these incidents, we will hear more about the result soon, insha'allahgreenday wrote:Alshabab![]()
Can anyone just join the TFG? dont they get trained even a bit?
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
AL-SHAYDAN WILL BE DEFEATED!!The_Emperior5 wrote:Alshabaab and the great amiir they will be victorious

- Coeus
- SomaliNet Super
- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
The_Emperior5 wrote:Alshabaab and the great amiir they will be victorious

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
When they are in power since what 2007tightrope wrote:AL-SHAYDAN WILL BE DEFEATED!!The_Emperior5 wrote:Alshabaab and the great amiir they will be victorious
![]()
- greenday
- SomaliNet Super
- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
They should have them cleaning the roads! They are not fit enough to carry guns, they have been infected!!XimanJaale wrote:Yes, the experience soldiers are in the battlefields where the newly joined inexperiened soldiers work in the TFG controlled area, to keep the area safe with the police force. Thats why there is shooting happening in TFG controlled area, since two months ago when 34 Al-Shabaab youth have joined the TFG. But TFG cabinet, are investigating these incidents, we will hear more about the result soon, insha'allahgreenday wrote:Alshabab![]()
Can anyone just join the TFG? dont they get trained even a bit?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
Any killed soldier from tfg, ahlu sun, khawaarijta and bantus is good news. May Allah destroy them all together.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: 2nd day of heavy war- Al-Shabab lose more land in Howlwa
That I call mooryanism. Destruction is their mentality.HutuKing01 wrote:Any killed soldier from tfg, ahlu sun, khawaarijta and bantus is good news. May Allah destroy them all together.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 727 Views
-
Last post by Arabman
-
- 4 Replies
- 941 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 595 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 7 Replies
- 843 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 6 Replies
- 924 Views
-
Last post by Tycoon5647
-
- 6 Replies
- 1060 Views
-
Last post by DaahirMursal
-
- 2 Replies
- 490 Views
-
Last post by afisoone
-
- 2 Replies
- 413 Views
-
Last post by Nubis
-
- 28 Replies
- 1369 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 781 Views
-
Last post by Faisalali