Somaliland budget 2011 further details

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Somaliland budget 2011 further details

Post by The_Emperior5 »

Saamiga Wasaaradaha Iyo Hay’adaha Dawladda Looga Kala Qoondeeyay Miisaaniyada 2011 Ee Wakiilada Hor Taala

Hargeysa, February 16, 2011 (Haatuf) - Odoroska Miisaaniyada 2011-ka oo cadadkeedu dhan yahay 527,720,451,875, oo miisaaniyadii 2010-kii oo ahayd 310,259,111,704 ka badan faraq dhan 217,461,340,153 oo golaha Wakiilada hor taala, isla markaana la filayo in mudanayaashu dood ka yeeshaan todobaadka dambe si ay go’aan uga gaadhaan ansixinteeda.

Miisaaniyada 2011-ka ayaa Wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada qaar ah loo kordhiyay qadarkii miisaaniyadii hore ee 2010 uga qoondaysnayd, halka hay’ado cusub oo lagu soo kordhiyey hay’adaha dawlada looga soo qoondeeyay miisaaniyad u gaar ah.

Shaxda Miisaaniyada 2011-ka looga kala qoondeeyay hay’adaha dawlada ayaa sidan u qoran:-

-Qasriga Madaxtooyada miisaaniyadii 2010-kii mushaharka uga qoondaysnaa 2,600,419,200, miisaaniyada 2011-ka 546,000,000 faraqa 2,054,409,200, gunno 2011-ka 273,000,000. madaxweyne ku xigeenka mushaharkiisa miisaaniyada 2011-ka waxa looga qoondeeyay 390,000,000, gunnada 195,000,000.

Komishanka Qaranka ee la dagaalanka HIV-Aids miisaaniyada 2011-ka waxa looga qoondeeyay 654,751,624, tii hore 379,488,642 faraqa u dhexeeya 262,275,582.

-Golaha Guurtida miisaaniyada 2011-ka 15,614,266,400 tii hore 60,88,620,400 faraqa 9,25,646,000.

-Golaha Wakiilada 11,449,890,400, miisaaniyadii hore 6,555,058,600 faraqa 4,894,831,800.

-Maxkamada sare miisaaniyada 2011-ka 1,191,980,080, tii hore 1,114,391,200 faraqa 77,588,880.

Xeer Ilaalinta guud 1,376,195,200, Miisaaniyadii 2010-kii 854,051,200 faraqa 522,144,000.

Hay’adda shaqaalaha dawlada 4,553,600,085 Miisaaniyadii hore 907,223,322 faraq 3,646, 376,763.

Hanti-dhawrka guud 1,487,178,880, 2010-kii 1,758,866,400 faraqa 271,787,520.

Madaxtooyada 36,927,624,324 tii hore 13,195,562,822.

Ciidanka ilaalada Madaxtooyada 7,390,013,962 tii hore 4,324,324,812 faraq 3,065, 689,150.

Wasaarada Arrimaha Dibada Miisaaniyadii 2010-kii 4,597,004,640, Miisaaniyada 2011-ka 6,734,909,088. faraqa 2,137,504,488.

Wasaarada Cadaalada Miisaaniyadii 2010-kii 679, 875,200, Miisaaniyada 2011-ka 912,579,259 faraqa 232,704,059.

Ciidanka Asluubta Miisaaniyadii 2010-kii 17,366,838,336, Miisaaniyada 2011-ka 28,928,528,370 faraqa 11,562,089,534.

Maxkamada hoose Miisaaniyadii 2010-kii 4, 243, 360, 800, Miisaaniyada 2011-ka 5,250,228,560 faraqa 1,006,867,760.

Komishanka Xuquuqal insaanka Miisaaniyadii 2010-kii 235, 240,000, Miisaaniyada 2011-ka 238,129,360 faraqa 2,889,360.

Guddida dib u habaynta shuruucda Miisaaniyadii 2010-kii 306, 784, 800, Miisaaniyada 2011-ka 346,828,800 faraqa 40,044,000.

Wasaarada Arrimaha Guddaha Miisaaniyadii 2010-kii 14,590,036,113, Miisaaniyada 2011-ka 15,645,287,145 faraqa 1,055,251,032.

Ciidanka Bilayska Miisaaniyadii 2010-kii 33,622,078, 053, Miisaaniyada 2011-ka 66,187,107,974 faraqa 32,565,029,521.

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Miisaaniyadii 2010-kii 2,161,379, 387, Miisaaniyada 2011-ka 6,403,093,217 faraqa 4,241,713,380.

Guddida daba galka xasuuqa Miisaaniyadii 2010-kii 289, 800, 000, Miisaaniyada 2011-ka 439,145,000 faraqa 149,345,000.

Laanta socdaalka 2,598, 135,846.

Wasaarada Warfaafinta Miisaaniyadii hore 2010-kii 2,829, 318,000, Miisaaniyada 2011-ka 7,671,675,200 faraqa 4,842,357,200.

Somaliland National TV Miisaaniyadii 2010-kii 2,962,031,366, Miisaaniyada 2011-ka 8,873,433,056 faraqa 5,911,361,690.

Wasaarada Gaashaandhiga Miisaaniyadii 2010-kii 12,346, 564,127, Miisaaniyada 2011-ka 23,437,079,570 faraqa 11,090,515,443.

Ciidanka Qaranka Miisaaniyadii 2010-kii 87,580,662,108, Miisaaniyada 2011-ka 133,672,365,037 faraqa 46,091,702,529.

Wasaarada Qorshaynta Miisaaniyadii 1,778,123,200, Miisaaniyada 2011-ka 1,702,966,400 faraqa 75,156,800.

Wasaarada Maaliyada 42,610,931,120.

Wasaarada Ganacsiga 4,211,323,475.

Wasaarada Macdanta iyo Biyaha 1,767,482,416.

Wasaarada Kallumaysiga 2,903,721,822.

Wasaarada Beeraha 3,000,471,603.

Wasaarada Xanaanada Xoolaha 4,555,210,428.

Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta 4,230,964,600.

Wasaarada waxbarashada Miisaaniyadii 2010-kii 13,583,732,140, Miisaaniyada 2011-ka 35,569,692,024 faraqa 19,885,959,884.

Wasaarada Caafimaadka Miisaaniyadii 2010-kii 8,789,024,560, Miisaaniyada 2011-ka 16,344,798,558 faraqa 7,555,773.

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Miisaaniyadii 2010-kii 893,742,585, Miisaaniyada 20110-ka 2,602,576, 800, faraqa 1,708,834,215.

Wasaarada Hawlaha Guud Miisaaniyadii 2010-kii 1,971,384,180, Miisaaniyadii 2011-ka 2,423,412,800 faraqa 452,028,620.

Wasaarada Duuliska iy hawada 2,917,731,881.

Hay’adda NDC 635,864,751.

Hay’adda Miino saarka 479,133,730.

Xidhiidhka golayaasha 815,389,224, tii hore 308,609,520 faraqa 506,779,704.

Wasaarada shaqada iyo arrimah Bulshada 1,755,023,298.

Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha 2,286,586,192.

Komishanka doorashooyinka 2,669,633,005.

Guddida qandaraasyada qaranka 732,938,431.

Hay’adda NERAD 521,894,072.

ICT komishan 404,164,800.

Hay’adda xidhiidhinta caawimada WFP 331,925,600.

Hay’adda qurba jooga 509,876,600.

Guddida dawlad wanaaga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa 1,276,428,400.

Miisaaniyada Dekeda Berbera 2010-kii 28,167,118,628, Miisaaniyada 2011-ka 37,624,207,966 faraqa 9,457,08.

Wakaalada Biyaha Hargeysa Miisaaniyadii 2010-kii 16,709,020,825, Miisaaniyada 2011-ka 17,912,412,874 faraqa 1,203,392,049.
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Somaliland budget 2011 further details

Post by Barkhadd »

maansha allaaah :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”