Pirate thugs threatens to cutt S.koreans in pieces

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Pirate thugs threatens to cutt S.koreans in pieces

Post by AhlulbaytSoldier »

Burcad badeeda: “Waan jar jaraynaa Muwaadiniinta Koofur Kuuriya”

Garacad: (Sh. M. Network) Kooxo burcad badeeda Soomaali ah ayaa ku hanjabay inay si xun u jar jari doonaan Muwadiniin u dhalatay Kuuriyada Koofureed kuwaasi oo ay haatan gacanta ku hayaan, iyagoo dhinaca kale sheegay inay ka xunyihiin in meedadka burcad badeedii maanta lagu ciidamada AMISOM.

Kadib markii maanta garoonka diyaradaha ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay 8-ruux oo la sheegay inay ahaayeen burcad badeed Soomaali ah ayaa waxaa ay ku hanjabeen burcad badeeda Soomaalida inay jar jarayaan Muwaadinniin u dhalay Koofur Kuuriya oo ay gacanta ku hayaan islamarkaana meedadkooda ay u diri doonaan dalkaasi.

C/laahi Max’uud Cabdulle oo ah taliye ka tirsan burcad badeeda Soomaalida oo galinkii dambe ee maanta lasoo xiriiray warqabadka Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay inay si aad ah uga xun yihiin qaabka ay burcad badeeda Soomaalida ula dhaqmeen ciidamada Koofur Kuuriya.

“Waan kaa arsanaynaa, waan jar jarayaana hilibkooda, intaan gasacyo ku ridno ayaan u dhiibaynaa dowladda Koofur Kuuriya, kama yeelaynayo” ayuu yiri C/laahi Max’uud Cabdulle oo ka mid ah Taliyaasha burcad badeeda Soomaalida.

C/laahi Max’uud Cabdulle ayaa waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in iyadoo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho, meedadka burcad badeeda Soomaalida lagu wareejiyo Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Hadalka kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo maanta garoonka diyaaraha ee magaalada Muqdisho lag soo dajiyay 8-nin oo burcad badeed Soomaali ah kuwaasi oo ay howlgal Milatari ku toogteen ciidamada dowladda Koofur Kuuriya ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya

Eye for an eye is sometimes justified.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Pirate thugs threatens to cutt S.koreans in pieces

Post by garoweboy »

:up:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Pirate thugs threatens to cutt S.koreans in pieces

Post by kambuli »

We have to be fair here :up: If the Korean ship and the Koreans were doing Illegal stuff in our shores..We don't care what happens to them..If they were innocent and just doing regular, legal stuff then we are with them...
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Pirate thugs threatens to cutt S.koreans in pieces

Post by ibrahimcw »

kambuli wrote:We have to be fair here :up: If the Korean ship and the Koreans were doing Illegal stuff in our shores..We don't care what happens to them..If they were innocent and just doing regular, legal stuff then we are with them...
i agree 100% my darling, Pirate are thugs but when a thug kidnaps or kills another thug it means one less thug for us :up:
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Pirate thugs threatens to cutt S.koreans in pieces

Post by Nomand »

the pirates are SOMALI thugs i support a somali over any chinaman
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”