Xidig arrested in Somaliland

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Xidig arrested in Somaliland

Post by hanqadh »

C/rashiid Maxamed Xiddig wasiir K/Xigeenka Isboortiga iyo arrimaha bulshada Dowladda KMG ayaa lagu xiray Magaalada Hargaysa. 17/2/2011

Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigtay Wasiir K/Xigeenka Isboortiga iyo arrimaha bulshada Dowladda KMG ah Md. C/rashiid Maxamed Xiddig, kaddib markii uu ka soo degay Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Hargeysa.

Wararka ayaa sheegaya in Maamulka Somaliland ay sheegtay inay baareyso ujeedada socdaalkiisa, waxayna wararka qaarkood sheegayaan in Wasiirka uu taransit ku ahaa Garoonka diyaaradaha Hargeysa, halkaasi oo ciidamada ammaanka Somaliland ay ka kaxeysteen halkaasi.

Dhinaca kale Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Gaboose ayaa sheegay in xukuumadoodu aanay marnaba ogoleyn in xubnaha ka tirsan Dowladda KMG ah aanay ka soo degi karin dhulkooda, wuxuuna intaasi raaciyay in maxkamad la soo taagayo Wasiir K/Xigeenka ka tirsan Dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Waa markii ugu horeysay ay Maamulka Somaliland ay xabsiga dhigaan madax ka tirsan Dowladda Federaalka KMG ah, iyadoo xiritaanka Md. Xiddig ee magaalada Hargeysa uu ku soo beegmayo xilli dhowaan dalka Ingiriiska lagu soo gabagabeeyay shir ay ka wada qeyb galeen dhammaan maamulada ka jira Soomaaliya oo Somaliland ay ka mid tahay.
He will now realise he is no different from the O.G from Qalaafe or Dhagaxbuur so much for supporting Faroole's remarks last year,
he has only one option now call Ilay. :lol:
Last edited by hanqadh on Thu Feb 17, 2011 1:30 pm, edited 1 time in total.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by The_Patriot »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by The_Emperior5 »

TFG officials are not welcome in our country they know that :mrgreen:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by The_Patriot »

The_Emperior5 wrote:TFG officials are not welcome in our country they know that :mrgreen:
Thats why I like the Idoor :mrgreen:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by ina aadan »

Tolow yaa u hadli ama yaa ka nixi oo ogadena kan.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by hanqadh »

ina aadan war bal waran, ma qudhunwadaad kusoo dabaalanaysay.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by ina aadan »

hanqadh wrote:ina aadan war bal waran, ma qudhunwadaad kusoo dabaalanaysay.
Inader waa nabad iyo khayr kowde, wadankiina maan tagin oo markaan is i dhaahdo dagba waxaa la dhihi dagaaladi ugu xumaa ba socdee yara sug.

Inaderow reer dhagaxbuurka dibada waa laynugu khasaaray saa qudhunwadaabad iso xasuusisay oo wali sidii ah.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by hanqadh »

ina aadan wrote:
hanqadh wrote:ina aadan war bal waran, ma qudhunwadaad kusoo dabaalanaysay.
Inader waa nabad iyo khayr kowde, wadankiina maan tagin oo markaan is i dhaahdo dagba waxaa la dhihi dagaaladi ugu xumaa ba socdee yara sug.

Inaderow reer dhagaxbuurka dibada waa laynugu khasaaray saa qudhunwadaabad iso xasuusisay oo wali sidii ah.
soo kuwii Xabashida qaateen guryihii dibadaha laga soo dhisay, waxaay dhaheen guryahan qurux'da badan maxaad ooga dhisi weyseen Addis ababa iyo magaaloyin madax'da, guryaha dhagaxbuur la qaatay xitaa mid uu Ilay leeyahay baa ku jira baan maqlay.Magaalada cunaqabatayn dhinac walba ah baa saaran.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by ina aadan »

Magicii khadarka ahaan wad so celisay oo wanku arkaa.

War mid aan isku magaalo jogno bay saad shegayso ku dhacday, marka waa runtaa e waxaan ka wadaa iyadoo waxaaso dhan socoto hadana ma lihin wax isku daya inay sameyaa masharic wax barasho ama mid dib u habayn, ileen magaloyinka kaleba way leeyihiine hadan cuna qabatayntu way ina wada saarantahaye.

Marka miyaynaa gabin dadkeen.
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by Shift »

The best news i've heard all day.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by Cumar-Labasuul »

Shift wrote:The best news i've heard all day.
why is he an ilay supporter?

Anyway a very good job by Somaliland, the 2Km government official will be arrested if they land on our soil (whether they are dirta waqooyi or not) :up:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by ina aadan »

Cumar

Kani waa mid looma oyaana, ina ilaygu waa nin landhera ah oo ku abtirsada duriyada dabaqoodhi axmaaro.

Kanise waa iska langaab ku abtirsada tfg iyo waxyaalo caynkaasa.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by Cumar-Labasuul »

ina aadan wrote:Cumar

Kani waa mid looma oyaana, ina ilaygu waa nin landhera ah oo ku abtirsada duriyada dabaqoodhi axmaaro.

Kanise waa iska langaab ku abtirsada tfg iyo waxyaalo caynkaasa.
anaguba qaar inaga mid ahaan jiray baa maanta noqday dirta waqooyi, qaarnba khaladkoogi arkay oo iyagoo 'tail between the legs' bey isaga soo noqdeen cafisna waydiisteen.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by Faranacab »

Tolow sharif ma ka hadlay oo Gaandhi iyo Afeey ma ku eedeyey...lol
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Xidig arrested in Somaliland

Post by samadoon-waaxid »

The_Emperior5 wrote:TFG officials are not welcome in our country they know that :mrgreen:
are u guys gonna arrest all the TFG "konfurians" when u host the somali reconciliation conference then? :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”