good news somaliland is ready to

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

good news somaliland is ready to

Post by hargaysaay »

Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Diyaar u Tahay Shir Somaliweyn Oo Lagu Qabto Hargeysa
Dr. Maxamed C/laahi Cumar

Dr. Maxamed C/laahi Cumar

Addis ababa,(nugaalmedia.com)- Wasiirka Arimaha Dibada ee Maamulka Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inay Somaliland diyaar u tahay dhexdhexaadinta
Soomaalida isku haya Somaliya .
Wasiirka oo uu waraysi la yeeshay Wargeyska lagu magacaabo EZEGA ayaa sheegay in ay maamulku diyaar u yahay haddii dhinacyada Soomaalida ay ogolaadaan in kulan lagu heshiisiinayo kooxaha siyaasada Soomaaliya ay ku qabanayaan magaalada Hargeysa sida uu hadalka u dhigay,waxaanu intaasi raaciyey in maamulku uu ka tirsan yahay marwalba soo dhawaynayso nabad iyo xasilooni ka Aslaaxda Geeska Afrika, kana qayb qaadanayaan sidii taasi loo heli lahaa, waxaanu Xusay in Somaliland diyar u tahay in sida Jabuuti iyo wadamada kaleba uga qeybqaadano dhexdhexaadinta kooxaha Soomaalida.
“Somaliland waxay dooneysaa inay aragto nabad iyo xasilooni waarta oo ka aslaaxda geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya, waxaanu diyar u nahay in sida Jabuuti iyo wadamada kaleba uga qeybqaadano dhexdhexaadinta kooxaha Soomaalida”, ayuu yidhi wasiirka arimaha dibadda Somaliland.
Wuxuu intaa ku daray in uu dhawaan ka qeybgalay kulan lagu qabtay West Sussex ee magaalada London ee wadanka UK kaasoo uu soo qabanqaabiyey ururka Wilton Park Conference kaasoo looga hadlay istraatiijiyada mashaariicda horumarka ee Soomaaliya.
Kulankaasi oo dhacay intii u dhexeysay 7-da illaa 9-ka bishan ayaa waxaa looga dooday arimo ay ka mid ahaayeen khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo marxalada KMG iyadoo waqtiga xukuumada TFG uu ku eeg yahay bisha August 2011.
Wareysigan uu bixiyey wasiirka Arimaha dibadda Maamulka Somaliland ayaa xaqiijiyey in Somaliland ay ka qaybqaadaneyso sidii xal loogu heli lahaa siyaasada Soomaaliya, isagoo dhinaca kale ka gaabsaday in Somaliland ay ku biireyso DKMG ah ee Soomaaliya.
Hadalka Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland ayaa ku soo beegmay iyadoo dhawaan Xisbiyada mucaaradka Somaliland ay eedeyn u soo jeediyeen wasiirka iyo maamulka Siilaanyo, iyagoo sheegay inay ku kacday khiyaamo kadib markii ay ka qeybgashay shir Arimaha Soomaaliya looga hadlayey.
Somaliland ayaa muddo 20 sano ah raadinaysay Ictriaaf iyo gooni isutaag, balse aan dawladaha caalamku aqoonsan weli.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: good news somaliland is ready to

Post by SahanGalbeed »

Aar wuu ka soo dhigaya inaaderkey baan filaya !
Jabuti , Ethiopia waa wadamo maddax banaan !
Sideed u kala dhexdhexaadin karta , dad kuu arka inaad ka qayb tahay ururadan is haysta?
Aar ciyaarta inaga la taga , yaynaan tageerada idin kala noqon e !
Piracy Somaliland way ka hadli karta , waayo "piracy" ma lihin .
Kooxaha isku haysta Somalia se , marnaba ma dhex geli karno ILAA ay dawlada Somalia u aqoonsato Somaliland dawlad ka maddax banaan !!!
Arrimo aanad qayb ku lahayn baa la kala dhex gala , meel adigi se "integral part of the problem/solution" adigii lagu arko , maxaa ku gaynaya haddeydan inagu wadin Somalia ?
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: good news somaliland is ready to

Post by hargaysaay »

SahanGalbeed wrote:Aar wuu ka soo dhigaya inaaderkey baan filaya !
Jabuti , Ethiopia waa wadamo maddax banaan !
Sideed u kala dhexdhexaadin karta , dad kuu arka inaad ka qayb tahay ururadan is haysta?
Aar ciyaarta inaga la taga , yaynaan tageerada idin kala noqon e !

inaaderkaa waa wise man good bless him in my opinion he is better then the crazy alcoholic former foreign minister and the crazy nurse adna
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: good news somaliland is ready to

Post by SahanGalbeed »

^war niyow hadalka dhowro !
The Silanyo administration was given the job by the people , I don't think we signed up for this .
Is Ilaaliya , the winds in the arab world are nowadays blowing south , haddaad "mandate"kiina ka xad gudubtaan , waa la idin wadhaya ..power to the people !!!! :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: good news somaliland is ready to

Post by The_Emperior5 »

yeah shir for koonfurians in Somaliland si lo hehsisiyo different approach this time oo aqoonsi lugu helo the koonfurians have to accept , Somaliland statehood then we can heshis them like Siilaanyo told them in 2010.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: good news somaliland is ready to

Post by hargaysaay »

what ever the out come is i know waa shir fruitful u aha dadka somaliyeed
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: good news somaliland is ready to

Post by SahanGalbeed »

"Putting the cart before the horse " ba la yidha taas !
In politics everything is about dareenka shacabka ..you could have the best intentions , no one can read your mind , ask Obama :lol:
Recognition FIRST ,then we can mediate between the different waring factions . We are NOT a neutral entity here , we are trying to seceed , xaggey maskaxdu idin ka saarantahay ? Let them recognize us for what we claim we are , then we will see .
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: good news somaliland is ready to

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:"Putting the cart before the horse " ba la yidha taas !
In politics everything is about dareenka shacabka ..you could have the best intentions , no one can read your mind , ask Obama :lol:
Recognition FIRST ,then we can mediate between the different waring factions . We are NOT a neutral entity here , we are trying to seceed , xaggey maskaxdu idin ka saarantahay ? Let them recognize us for what we claim we are , then we will see .
Yeah they need to accept Somaliland statehood then we can talk , also this ina cumar guy needs to explain every single policy of his to the parliament wax isagu iska wal walaqan kara maha
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: good news somaliland is ready to

Post by Madelina »

The source of this article is from "nugaalmedia" :roll: Don't believe everything internetka lagu so qoro. Somaliland has to be crazy to host a mediation conference in Hargeisa for the warlords in Xamar...wax dhici kara maha !!! But we do have plenty of enemies that would love to spread been iyo balaayo...

The real article for those of you interested can be found in this link:

http://www.ezega.com/News/NewsDetails.a ... ewsID=2769

Guul Somaliland Insha Alaah... :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: good news somaliland is ready to

Post by SahanGalbeed »

Maya e hargaaysay wuxu ina yidhi nin Isaaq ah baan ahay , marka halkuu doono ha ka soo guro warka , inagu se tolku dhinacu ku badanyahay ayuun baynu tusayna , meeshan ilayn nin Isaaq ah loo diidi maayo hadalka e. :)
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: good news somaliland is ready to

Post by Advo »

about time
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: good news somaliland is ready to

Post by The_Emperior5 »

Advo wrote:about time
Ma waxad rabtin ina la idin heshiyo ,, walanweyntu 20 sannoh bey heshin wayen iska qashin :lol:

but its good hadanu idin heshino magac fiican baan naga raacayna Madaxweyne idin saymeyno idin fiican anaguna Aqoonsiganu rabnay baanu heleyna thats seems nice
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: good news somaliland is ready to

Post by udun »

They heard the PL and Galmudug agreement and the Galmudug leadership's promise to mediate PL and TFG so Soomaalidiid are worried that Somalia is reconstituting itself therefore their current claim to hold the so-called 'reconcialtion conference' in Hargeysa :lol: :lol: I am amazed how much these people hate their own fellow Somalis. :down: :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: good news somaliland is ready to

Post by The_Emperior5 »

udun wrote:They heard the PL and Galmudug agreement and the Galmudug leadership's promise to mediate PL and TFG so Soomaalidiid are worried that Somalia is reconstituting itself therefore their current claim to hold the so-called 'reconcialtion conference' in Hargeysa :lol: :lol: I am amazed how much these people hate their own fellow Somalis. :down: :down:
Galmudug and puntland is about the future of galkacyo nothing about Somalia iyo waxas.

We want to do something positieve for the koonfurians since when do u see that as a bad alternative
what makes you think we hate koonfurians if we allowed them in our country to live in peace :|
we would've deported them like their koonfurian brothers Majeerteniya if we hated them
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: good news somaliland is ready to

Post by juzme123 »

hargaysaay wrote:
SahanGalbeed wrote:Aar wuu ka soo dhigaya inaaderkey baan filaya !
Jabuti , Ethiopia waa wadamo maddax banaan !
Sideed u kala dhexdhexaadin karta , dad kuu arka inaad ka qayb tahay ururadan is haysta?
Aar ciyaarta inaga la taga , yaynaan tageerada idin kala noqon e !

inaaderkaa waa wise man good bless him in my opinion he is better then the crazy alcoholic former foreign minister and the crazy nurse adna

War Islaanta Edna iska daa :evil:

She's a Somaliland hero :rose: :up: :sland: The work that she does is :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”