Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Moderator: Moderators
- Madelina
- SomaliNetizen
- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Horta how old is Gaboose, he looks young considering this man was Afwaynee's personal doctor...he has good genes 

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
He is about 45 - 51.
- Madelina
- SomaliNetizen
- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
So the good Doctor was between 25-31 when the war broke out in 91?...He must have been in his early 20's marku Afwayne doctor u ahaa....what a genius!!Siciid85 wrote:He is about 45 - 51.
Now a days nobody trusts anything with a Somali Farax in his early 20's because wa ciyaaal, surwalku ka dhacayo

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Madelina wrote:So the good Doctor was between 25-31 when the war broke out in 91?...He must have been in his early 20's marku Afwayne doctor u ahaa....what a genius!!Siciid85 wrote:He is about 45 - 51.
Now a days nobody trusts anything with a Somali Farax in his early 20's because wa ciyaaal, surwalku ka dhacayo

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Madelina wrote:So the good Doctor was between 25-31 when the war broke out in 91?...He must have been in his early 20's marku Afwayne doctor u ahaa....what a genius!!Siciid85 wrote:He is about 45 - 51.
Now a days nobody trusts anything with a Somali Farax in his early 20's because wa ciyaaal, surwalku ka dhacayo
LOL

- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
^^^^ bloody faqash
gabose is in his early 60's but still a cutie mashallah
gabose is in his early 60's but still a cutie mashallah

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
I don't think gaboose is 60 years old . Somebody should give us his biography and date of birth. We already know he was born in galkacyo.
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Cuqaasha gobolka Togdheer oo Kulmo Gaar Gaara la Yeeshay Wasiir Gaboose.
FRIDAY, 18 FEBRUARY 2011
Burco-(Togdhnews)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo maalintii shalay ahayd
safar ugu ambabaxay Magaalada Burco ayaa kulan la yeeshay Cuqaashada Gobolka Togdheer.
Kulankan oo ka dhacay Xarunta Maamulka ee Gobolka Togdheer ayay ka soo qayb galeen Cuqaasha Gobolka Togdheer.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo kulankaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday halka ay marayso Nabadgalyo Somaliland isagoo tilmaamay in Somaliland ay tahay xabad dheeman oo adduunka ku taala marka loo eego Dimoqraadiyada iyo Nabadgalyada taaba galka ah ee ka hanaqaaday, waxaana uu sheegay inay Cuqaasha ay qayb wayn ka qaateen hanaanka Nabadgalyo ee dalka isagoo ugu baaqay in loo baahan yahay laga wada shaqeeyo nabadgalyada Gobolka marka hadii ay cuqaasha wax khaldan arkaana loo baahan yahay inay soo gaadhsiiyaan xukuumada Somaliland.
Waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadlay Qaar ka mid ah Cuqaasha Gobolka Togdheer kuwaasi oo sheegay inay dhinacood ka qayb qaadan doonaan nabadgalyada Gobolka.
Safarkan oo uu Wasiirka Arrimaha Gudaha ku wehelinayay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada ayaa kulamo la yeeshay dhinacyada kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Gobolka Togdheer.

He was born in GalkaycoSiciid85 wrote:I don't think gaboose is 60 years old . Somebody should give us his biography and date of birth. We already know he was born in galkacyo.

Is that why HY are iffy about him siciid

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
What is so shocking? his maternal side is one of the local Mudug clans.
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Siciid85 wrote:What is so shocking? his maternal side is one of the local Mudug clans.
I know his reer abti is MX but didnt know that but DR Gaboose waa geesi

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
The dude is in his early 60's just like my dad but they look young for their age, it's all about the food and good genetics.
Anaga in the west we are fuked though, young guys bidaar by the 20's and looking like 30 way before their time
Anaga in the west we are fuked though, young guys bidaar by the 20's and looking like 30 way before their time

Last edited by Advo on Fri Feb 18, 2011 2:04 pm, edited 1 time in total.
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Advo bidaarleey
wa caadi all you need is burcaad 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 1324 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 1 Replies
- 853 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 25 Replies
- 1357 Views
-
Last post by LeonidaS
-
- 3 Replies
- 488 Views
-
Last post by udun
-
- 41 Replies
- 2220 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 27 Replies
- 1321 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 510 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 1850 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 10 Replies
- 1092 Views
-
Last post by Ron