Soo ma aragtaan meesha wax loo wado,waxba yaan dhalin yarada farta lagu fiiqin,dilki gaarisa waxaa ka dambeeyey zenawi the plan is absamaha nfd in la isku jabiyo.Bal akhrist waxuu dheere ku hadlay.
http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=15088
zenawi and ibrahim dheere hatch up new plan
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: zenawi and ibrahim dheere hatch up new plan
Haa,,,, gartay isha kaliya ee beeshu ku noshahayna ha xidhmo miyaa.
Ugaas waxaan u baqanayaa reer nfd way isugu yara toosantahay e inay ka kala tuuraan iyagana, waxaana ogaday itoobiya inayba mamusho kiiniya.
Ugaas waxaan u baqanayaa reer nfd way isugu yara toosantahay e inay ka kala tuuraan iyagana, waxaana ogaday itoobiya inayba mamusho kiiniya.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: zenawi and ibrahim dheere hatch up new plan
Whoever killed Kamas also killed Dubad in Garissa, I doubt any Shabab involvement.I strongly believe Ajo Gudhay aka UWSLF and Sirdoonka Meles carried out both killings and there sole objective is to lay blame on ONLF painting them as a destabilising force in NFD creating a rift between the authorities there and JWXO.Ibrahim dheere a munafiq of the highest calibre wants to create animosity among beesha, this khaain and his bastard organisation exposed as they are already will end up in a very bad way even worse than now.There useful idiots to meles, use and toss by expiry date.
NFD should throw out this group and there fitna ASAP.
Inaadan, kiiniya oromada ayay melahaa caydhsataa, laakiin dhinaceena uma soo dhaqaaqdo maxaa yeelay reer nfd ayay hogaamiyaan rag bisil oona inaba aqbalaynin in la dulmiyo shacabkooda laga soo barakicyay ogadeniya, jabhadana si xor ah bay kiiniya barnamijkeeda ooga fushataa xitaa nairobi dhexdeeda bay xafiis weyn oo embassy ah ku leedahay oo calanka u sudhan yahay.groupkan ibrahim dheere ayaa markaa raba in mugdi soo dhex geliso xidhiidhkaa wanaagsan ee labada shacab, iyagoo fulinaya amarka meles.

- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: zenawi and ibrahim dheere hatch up new plan
Ina-adan,
Waa saas inader,nfd ayaa loosoo raray dabaqoodhigi iyo fitnadi oo waxaa la rabaa intaa yaree nabada ah in laga kala tuuro,oo buuq iyo balaayo lagu kiciyo si aan loo nasan oon loo tashan.
Uwslf ayaa loo xil saaray howshan oo waxaa la yiri "gaarisa ilaa bu'ale soo shida".
Hanqadh you got it,but it wont work for them insha allah
Waa saas inader,nfd ayaa loosoo raray dabaqoodhigi iyo fitnadi oo waxaa la rabaa intaa yaree nabada ah in laga kala tuuro,oo buuq iyo balaayo lagu kiciyo si aan loo nasan oon loo tashan.
Uwslf ayaa loo xil saaray howshan oo waxaa la yiri "gaarisa ilaa bu'ale soo shida".
Hanqadh you got it,but it wont work for them insha allah

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: zenawi and ibrahim dheere hatch up new plan
Itaxaad waxay sameyeen hadii laydinka shekeyo walaahi waxad odhanlahayden aynu iyaga ku jihaadno, saa iyagaa ugu wacan dhibaatada socota maanta, saa maxayelaya malinkay isa soo dhiiben bay bilaben inay dadkii jajusaan oy xabashidii iyo dabaqoodhigii hor bodaan.
Ibraahin dheere ninkan la yidhaadona inuuna caqli lahayn waxa u marag ah waa ninkan gaalo kula galay heshiis, aan rerkayaga babi'ino.
Hanqadh
Saxib keenya waa laga adagyahay oo adontas sanka waweyn waa iska xoolo.
Ibraahin dheere ninkan la yidhaadona inuuna caqli lahayn waxa u marag ah waa ninkan gaalo kula galay heshiis, aan rerkayaga babi'ino.
Hanqadh
Saxib keenya waa laga adagyahay oo adontas sanka waweyn waa iska xoolo.
Re: zenawi and ibrahim dheere hatch up new plan
Adiss iyo jigjiga waa in laga dhex ugaadhsadaa wixii ka soo horjeeda halganka xaqa ah.... dheere iyo ileey yaa qoorta ka soo jara Mellez ha ku quus qaate....?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 506 Views
-
Last post by Aliyyi Oromada
-
- 26 Replies
- 1618 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 409 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 4 Replies
- 736 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 6 Replies
- 523 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 4 Replies
- 323 Views
-
Last post by Shirib
-
- 0 Replies
- 316 Views
-
Last post by RED-SEA
-
- 2 Replies
- 2007 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 5 Replies
- 2213 Views
-
Last post by paidmonk