Blessed Rain in Jubada Hoose

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Blessed Rain in Jubada Hoose

Post by XimanJaale »

Roobab lagu diirsaday ayaa goordhaw oo maanta ah ka curtay inta badan Gobolada Jubbooyinka ee koofurta dalka Soomaaliya.

Weriye ku sugan deegaanka Hoosingow ayaa Allgedo Online khadka taleefanka ugu xaqiijiyay in seymaha Roobka isqabsadeen Hoosingoow, Afmadoow ilaa iyo Qooqaani.

Boqolaal shacab xoola dhaqata ah ayaa isugu soo baxay baliyada si ay u doogtaan xareedda oo in Mudda ah aan ka da’in gobolada dalka Soomaaliya.

Magaalada Kismaayo waxaa iyana laga dareemayaa dabeyl neecaaw qaboow leh, waxaana laga yaabaa in saacadaha soo socda ay roobab ka curtaan.

Allgedo Online kala soco wixii ku soo kordha.



Alhamdulilah :up:

May Allah provide rain to all Somalia, in this harsh environment for the last months.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Blessed Rain in Jubada Hoose

Post by quark »

amin :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”