Page 1 of 1
ssc leader says he wants to attack garowe
Posted: Fri Feb 18, 2011 9:16 pm
by The_Emperior5
Re: ssc leader says he wants to attack garowe
Posted: Fri Feb 18, 2011 9:44 pm
by Keyse_0208
Waar SSC anaa wasa, ssc ayuun baanu forum-kii kala dhamaan weyney, Tell saado cali to come sit on this fat one ..
Waa siduu Yidhi wadaadkii

Re: ssc leader says he wants to attack garowe
Posted: Fri Feb 18, 2011 10:00 pm
by Goljano Lion
They enjoyed their 15 minutes of fame but now they have to face reality on the ground , poor jebertis abaar xun baa meesha ka jirta.....Bal u soo ducee keysa
Re: ssc leader says he wants to attack garowe
Posted: Fri Feb 18, 2011 10:05 pm
by Keyse_0208
Goljano, forumkiiba "ssc baa timir loo keenay" ama "ssc baa Kaba cusub loo keenay ayey ka dhamaan weydey, fake e-suldaankii wey kaga dhagtey ba

Re: ssc leader says he wants to attack garowe
Posted: Sat Feb 19, 2011 12:49 am
by EastAfrica
Idoorkii snm waxaa ladaba sidii dhoocil yar dhigay Dhulbahante/SSC, Idoorkii waxa uu ku waashay SSC, waxaa kasoo hadhay SSC baa halkan martay, SSC baa soo socota, SSC baa sidan tidhi, SSC baa hadashay, SSSCCCCCC.
Idoorku waa kaluun badii laga saaray, ma noolaan karaan without Dhulbahante/SSC, waxa ee Idoorka snm aaminsanyihiin in jabhadooda Somalidiid-land ee noolaan karin ama aqoonsi waligeed heli karin without Dhulbahante/SSC. markaa dhibaata heysta Idoor, waxa ee waligood ka daba ordayaan Dhulbahante aanba arki karin somaalidiid/idoor
Re: ssc leader says he wants to attack garowe
Posted: Sat Feb 19, 2011 1:02 am
by SahanGalbeed

^ kaluun badii laga saaray ya? not bad !