Baarleex the undisputed champ
Moderator: Moderators
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Baarleex the undisputed champ
I dont know one who can rival him today when it comes free styling
Re: Baarleex the undisputed champ
He is great.
Who's Calaamesar is it?
Who's Calaamesar is it?
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Baarleex the undisputed champ
I had no idea it was caleemo saar till i read the comments...suldaan subeer,am guessing waa suldaanka reer awoowgaa 
Soo suldaanka lelkase ma aha?
Soo suldaanka lelkase ma aha?
Re: Baarleex the undisputed champ
Leelkase sultan is called subeer?
I have 2 makahil Great Grand mothers. Bahgeri Great Great grandmother & Reer-Cabdule MZ Great Great Great Grandmother.
one of them is the first cousin of the Great Sultan Rafle.

I have 2 makahil Great Grand mothers. Bahgeri Great Great grandmother & Reer-Cabdule MZ Great Great Great Grandmother.
one of them is the first cousin of the Great Sultan Rafle.
Last edited by Babygirl- on Sun Feb 20, 2011 1:14 am, edited 2 times in total.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Baarleex the undisputed champ
Babygirl ileen dowlad socotaa tahay
We will wait for xamud to confirm it insha allah,could be more than one subeer xaji maxameds.
We will wait for xamud to confirm it insha allah,could be more than one subeer xaji maxameds.
-
KeligiiJabhad
- SomaliNetizen

- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: Baarleex the undisputed champ
Dabcan Baarleex is a legend, and no doubt about that. But I do know a person who can challenge Baarleex. Just like Barleex, qofkan aan sheegayo waxaad moodaa in Laabta uu Computer ugu alxaman yahay markii uu tibaaxoonayo. Asagoo aan wax soo diyaarin ayuu shey kasta ka diyaarin karaa Geeraar, Jiifto, Maanso, iyo Gabay hadba noocii aad doonto bartaas aad joogtaan iyadoouu ka hadlaayo mar xalladda markaas la taagan yahay isla sida Baarleex oo kale. Hase ahaate, hal xaqiiqo ah ayaa meesha ku jirta; taasi oo ah in Qofka aan tixraacayo uusan sida Baarleex weli caan bixin!
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Baarleex the undisputed champ
Baarlex dhaanto moye gabayada waa laga badiyaa, lakin waa boqorka dhaantada oona cidna ku haysan,,,,,wuxuuse noqday fudoqoodhi marka fai'ido male oo wuu karaamo belay.
Masuge maad wax naga tustid ninkan aad sidaan u faanin
Masuge maad wax naga tustid ninkan aad sidaan u faanin
Re: Baarleex the undisputed champ
Baarleex aqoon ayaa noogu laaban ....maxaad tiri ina adanow 
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Baarleex the undisputed champ
^^
War ninku muxuu leyahay? war maadan arag waxa lagu daadiyay youtubeka ee ay cakaara so gudbisay,,war wuxuu ku biiray kooxdi dhoodaan.
War ninku muxuu leyahay? war maadan arag waxa lagu daadiyay youtubeka ee ay cakaara so gudbisay,,war wuxuu ku biiray kooxdi dhoodaan.
Re: Baarleex the undisputed champ
Ina adeer waan arkay .... laakiin cajalka shift siyaasad kamuusan hadlin..free style gabay ayaan u gartay....teeda kale dhodaan iyo barleex iyo odayaasha bir ma gaydada ah inooma jabhadayn karaan.. la soco...

-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Baarleex the undisputed champ
Qosolkuba marbuu hiil galaa
marka nimanku way inaga hiiliyen.
Haye inaar gartay,,,,,mar haduu Heelale ino joogo waa mahad ilahay.
Haye inaar gartay,,,,,mar haduu Heelale ino joogo waa mahad ilahay.
Re: Baarleex the undisputed champ
war maxa threadka newyork halkan loogu soo tuuray ...ma faranacab ayaa siyasad lugo leh noqday ....
ina adann...
ina adann...
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Baarleex the undisputed champ
Niyow inay shaki ka qabaan ban filay'yaa,,,e maxaad horay u samaysay o aanan ogayn
mise maytidood la cadaabgu si gaaray inoogu wada kac-sanyihiin.
mise maytidood la cadaabgu si gaaray inoogu wada kac-sanyihiin.
Re: Baarleex the undisputed champ
ina adan dee markaan comment gareeyey....ayaa xagaan loo soo dhuftay...marka waa tu ani igu eg doqon fiiro dheer ayaa i daba dhigatay.....maxay iga macaashi...maba joogo inta badane.. 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Baarleex the undisputed champ
[youtube]6K1SQDIGbuU&feature=player_embedded[/youtube]
baarleex celebrating Victory of kulmiye in Somaliland
baarleex celebrating Victory of kulmiye in Somaliland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 377 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 444 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 7 Replies
- 594 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 2 Replies
- 323 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 2 Replies
- 454 Views
-
Last post by dawwa9
-
- 2 Replies
- 371 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 38 Replies
- 6989 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 7 Replies
- 896 Views
-
Last post by MrSinister
-
- 3 Replies
- 539 Views
-
Last post by The_Patriot