Page 1 of 1

Dagaal Qadhaadh oo ka soconaya Kalshaale

Posted: Sun Feb 20, 2011 2:41 am
by siren
waxaa saaka Hiirtii waabari deegaanadda Hagoogane iyo Maygaagle ka dhacay dagaal aad u culus oo la isku adeegsaday Hubka noocyadiisa kale duwan iyada oo Daryanka Madaafiicda laga maqlayo guud ahaan deeganadaas waxana la xaqiijiyey in Madaafiicda waa weyn la isku adeegsanayo oo labadan dhinacba ay ka soo dhacayaan

Malayshiyaadka Siilaanyo ayaa iyagu saaka xili hore weerar gaadmo ah ku soo qaaday Magaaladda Maygaagle kuwaas oo kala kulmay Mujaahidiinta jiidaas ku sugnaa iska caabin weyne ka dib Mujaahidiinta ayaa weerar saf balaadhan ah ku qaaday Malayshiyaadkan Siilaanyo iyada oo dagaalku uu is qabsaday waxana ay kooxdan Siilaanyo loo baacsaday dhanka Qorulugud iyaga oo dhimasho iyo dhaawacba leh

Saraakiisha Ciidamadda SSC ee saaka Hogaaminayey Dagaalkan oo aanu la xidhiidhnay ayaa noo xaqiijiyey in ay jabiyeen Malayshiyaadkan Siilaanyo isla markaasna dhirbaaxo ka kulul tii hore lagu dhuftay

wixii war ah kala soco Allssc

Allssc@hotmail.com

Re: Dagaal Qadhaadh oo ka soconaya Kalshaale

Posted: Sun Feb 20, 2011 3:45 am
by EastAfrica
Insha Allah, SSC people will defeat those snm/somaliland invaders

Amiin

Re: Dagaal Qadhaadh oo ka soconaya Kalshaale

Posted: Sun Feb 20, 2011 9:15 am
by The_Emperior5
Guul Mujahidinta Ciidanka qaranka :sland: :up:

Re: Dagaal Qadhaadh oo ka soconaya Kalshaale

Posted: Sun Feb 20, 2011 12:38 pm
by Babygirl-
Jeebiya Cadoowga mashalaah.. :up: :heart: :rose: :som:

Re: Dagaal Qadhaadh oo ka soconaya Kalshaale

Posted: Sun Feb 20, 2011 2:39 pm
by EastAfrica
Babygirl- wrote:Jeebiya Cadoowga mashalaah.. :up: :heart: :rose: :som:
Cadowgii Somalidiidka ahaa la jabi oo cagtaa la mariyey :up: :up: :up: :up: :up: :up: :som: :som: :som: :som: :som:


:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Dagaal Qadhaadh oo ka soconaya Kalshaale

Posted: Sun Feb 20, 2011 3:28 pm
by ina aadan
Guul iyo gobonimo :up: :up: SSC :up:

Abshir weeye maanta hadii cadawgii kusoo duulay ilamderaday ay iska caabiyen.

Intii inaga shihiidayna janadii alle haka waraabiyo.