Saraakisha Buhoodle OO Dagaalada Ka Socda Guulo Ka Sheeganaya & Dagaalka oo Xoogeystey.
Iyadoo uu wali dagaalkii gobolka cayn halkiisi ka sii socda waxa soo baxaya guulo ay dagaalkaasi ka sheeganayaan saraakiisha hogaaminaysa ciidamada degaanka Buhoodle, waxaahna ay sheegeen inay dagaalkaasi saaka ka socda ay horumar la taaban karro ka soo hooyeen.
Sarkaal uu hadlay ciidamada degaanka Buhoodle ayaa daboolka ka qaadey in ciidamadoodu dagaalka hadda socda ku qabsadeen 5 gaadiidka dagaalka, waxaaana uu sheegey inay hayaan maxaabiis u ka gaabsadey inuu tiradooda sheego, waxaana uu shaacieye inay maxaabiistaas saacadaha soo socda soo gaarsiin doonaan magaalada Buhoodle.
Sarkaalkan oo dadda ku sugan degaanka Maydaagle ayaa qirey inay saaka arootii hore ciidamada somaliland la wareegeen Tuulada Maygaagle ka dib markii weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen, waxaana uu sheegey inay ciidamaduudu weerar ku soo qaadeen Tuuladaasi isla markaasna ka hufeen ciidamadii somaliland ee halkaasi qabsadey.
Sarkaalkan oo magaciisa ku gaabiyey Axmed ayaa sheegey inay ciidamadoodu ay hadda ku daba jiraan ciidamadii somaliland, waxaana uu sheegey inay saacadaha soo socda warbaahinta geyn doonaan meelaha lagu dagaalamayo isla markaasna ciidamada somaliland ay kala wareegeen waxaana uu sheegey inuu hadda dagaallku xoog u socdo.
Ugu dambeyntii degaano ka fog fog ba hugunka madaaficda laga maqlayaa, waxaana hubka labada dhinac isweydaarsanayaan ka mid ah qoriga dhawaaqa kulul ee BM-ka, Taanigiga & Taw, waxaana hugunka madaafiicda lays waydaarsanayo laga maqlaa guud ahaa degaanada ku xeeran gobolka cayn.
Kala soco Gedonet wararka ka soo kordha dagaaladaasi hadda socda.
Cadnaan Axmed Warsame
Buhoodle-Gedo-News
Gedonet.com@gmail.com
http://www.gedonet.com/index.php?news=6072
Round Two Off SNM Militia Karbash Taking Place Right Now!!!
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Round Two Off SNM Militia Karbash Taking Place Right Now

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Round Two Off SNM Militia Karbash Taking Place Right Now
how come the punanis are just watching at how their brothers are being killed. f-king pussies 

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Round Two Off SNM Militia Karbash Taking Place Right Now
My little brother is kicking ass doesn't need my help at the moment.HutuKing01 wrote:how come the punanis are just watching at how their brothers are being killed. f-king pussies
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 33 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 30 Replies
- 2497 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 9 Replies
- 819 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 7 Replies
- 640 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 15 Replies
- 1352 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 4 Replies
- 606 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 6 Replies
- 775 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks
-
- 1 Replies
- 567 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 36 Replies
- 3831 Views
-
Last post by KingWaslawi