Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo soo bandhigay Meydadka Askar Ugaandheys ah.(Daawo Sawirro)
17,Ra/Awal1432,20,Feb,2011.
Maydadkan ciidamadaan ugaandheeskaa oo gaaraya ilaa laba askari oo lagu soo qabtay dagaaladii maalintii shalay kadhcay wadada maka al mukaramah iyo saanad militari oo aad u fara badan ayaa maantay xarakada mujaahidiinta al shabaab waxay kusoo bandhigeen xerada maslax ee magaalada muqdisho.
Hubka maantay ay mujaahidiinta al shabaab soo bandhigeen islamarkaana ay kuqabsadeen dagaaladadii shalay ayaa waxa uu isugu jiray hub culus oo wali aan soomaliya lagu arkin kana mid ahaa hubka waa wayn oo malin walba ciidamada shisheeye ay kugaraacaan dadka rayidka, sabano casri ah, sanduuqyo hub ah, beekaa emyo iyo hub kaloo fara badan oo lagasoo qabsaday shisheeyaha ugaandha iyo burundi.
Waxaana intaa dheer qalab kale oo cadaynaya in ciidamada difaacyadooda loogu tagay sida kaarar falaashyo sawiro gondhobyada faaxishada lagusameeyo moobeelo diifii diiyo baybalo iyo qalab kale oo dhamaantood cadeenaya in ciidamadaai difaacyadooda loogu galay.
Waxaana maydadka ciidamada shisheeye ee maantay lasoo bandhigay xirnaayeen dareeska lagu yaqaano ciidamada shisheeye ee ay kuqorantahay caalamada midowga afrika.
Shi cali maxamuud raage sh cali dheere af hayeenka xarakada mujaahidiinta al shabaaab ayaa sharaxaad warbaahinta maqalka iyo muuqalka uga bixiyay maydadka ciidamada shisheeye iyo waliba qalabka kale ee lalasoos qabtay.
Sh cali maxamuu raage sh cali dheere ayaa ugu baaqay shacabka ree ugaandha in madaxwaynohooda u doorteen xasuuqa shacabkooda maantayna waxa meedadkooda lasoo bandhigay ay yihiin wiilashooda sidaasi darteed in ay iska ridaan ninka ay madaxwaynaha kadhigteen.
Af hayeenka xarakada mujahidiitan al shabaab ayaa sidoo kale waxa uu ugu baaqays shacabka soo maliyed meel walba oo ay joogaan in ay u diyaar garoobaan dagaala ay gaaladu kusoo qaadayaan islamarkaan ay is difaacaan.
Sh xasan daahir aways oo kamid ah saraakiisha xarakada mujaahidiinta al shabaab ayaa sidoo kale ayaa isna halkaasi kahadlay waxuuna tibaaxay in soomaliya ay kusoo duuleen ciidamadaan maantay meedadkooda lasoo bandhigay isagoona tibaaxay in shacabka soo maliyeed ay kaguuleesan doonaan dadka kasoo duuulay.
for pictures of dead fresh bodies go to radioalfurqaan.com
Qawaarijta shabaab shows corpses of saliibiga Amisom
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Qawaarijta shabaab shows corpses of saliibiga Amisom
for pictures of dead fresh bodies go to radioalfurqaan.com
forkin hutu
forkin hutu

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Qawaarijta shabaab shows corpses of saliibiga Amisom
^hungry dooro victum of western abaaro,
dead amisom and shabaab is good for the country
dead amisom and shabaab is good for the country

-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Qawaarijta shabaab shows corpses of saliibiga Amisom
^^I'm SOmali Oromo
ps. I agree. Let's kill all the qawarij, the quburi xabashis, the real xabashis, the dooros and leacve the hutus to be taken over by Iran, so they can do mutah marriages with your cousins,

ps. I agree. Let's kill all the qawarij, the quburi xabashis, the real xabashis, the dooros and leacve the hutus to be taken over by Iran, so they can do mutah marriages with your cousins,

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 891 Views
-
Last post by melo
-
- 9 Replies
- 90 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 8 Replies
- 629 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 8 Replies
- 960 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 424 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 23 Replies
- 1743 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 8 Replies
- 679 Views
-
Last post by paperino
-
- 2 Replies
- 587 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 425 Views
-
Last post by KartiHaween
-
- 7 Replies
- 820 Views
-
Last post by AbdiWahab252