Page 1 of 4

SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 7:34 am
by LiQaaye_TDH
Image

Burco (QOR) Ciidanka qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee duleedka Buuhoodle ayaa gebi ahaanba la wareegay subaxnimadii hore ee saaka saddex goobood oo fadhiisin u ahaa Maleeshiyada Nabad -diidka SSC ee taageerada ka haysta maamulka budhacad-badeedda ee xaruntiisu tahay Garoowe. Talaabada ciidanku kula wareegeen goobahaa oo fadhiisin u ahaa Maleeshiyadaa ayaa ka danbaysey. Kaddib markii ay cutubyo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland ku ruqaansadeen saaka subaxnimadii hore halkaa, iyagoo gacanta ku dhigay 29 maxbuus oo ka mid ah malayshiyadaa iyo hal gaadhi oo kuwa gaashaaman ah, isla markaana kala wareegay fadhiisimadii dhufayska u ahaa kooxda oo kala ah Maygaagle, Sool joogto iyo Hagoogane. Ma jiraan warar rasmi ah oo sheegaya halka ay ku danbeeyeen malayshiyadii goobahaa deganayd, balse warardhinaca Buuhoodle ay ka heshay shebekada wararka ee Araweelonews ayaa sheegaya inay firxadkii kooxdaasi galeen gudaha magaalada Buuhoodle.Wararka ka imanaya aaga hore ee fadhiisimada ciidanka qaranka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ciidanka qaranka uu soo gaadhay dhaawac fudud, iyadoo aanay jirin cid ku dhimatay.Dhinaca malayshiyada ayaanay jirin warar faafhaahsan oo sheegaya inta uu leegayahay khasaaraha soo gaadhay, balse waxa jira warar sheegaya inay ilaa 4 ka mid ah malayshiyadu dhinteen, dhawaacuna tobaneeyo yahay. Talaabada ay qaadeen ciidanka qaranka Somaliland ayaa cabsi ku abuurtay dadka magaalada Buuhoodle oo malayshiyadu ka dhigatay gabood ayku gabadaan. Malayshiyada nabaddiidka ah ee SSC ayaa taageero siyaasadeed iyo hub
ka helay dhowaan kooxda dawladda ku meel gaadhka ee Somalia iyo maamulka
Budhcadbadeeda ee xaruntiisu tahay Garoowe. Sidoo kale waxay hub iyo saanad milateri
ka heleen dawladda Eretria ee sida weyn uga qayb qaadata qalalaasaha iyo
mushkiladaha dagaalada ka socday Somalia labaatankii sannadood ee u danbeeyay.wixii
kasoo kordha xaalada kala soco shebekada wararka ee WWW.virus detected

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 7:59 am
by Keyse_0208
LiQaaye_TDH wrote:Image

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :sland: :sland: :sland:

My Niggggggggggggggggggaz

Wonderfull news to wake up to

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 8:00 am
by LiQaaye_TDH
You just woke up :lol: :lol: :lol: you must been chilling last night :up:

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 8:02 am
by Keyse_0208
u know how we do it liqaaaye :lol: :lol: :lol:

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 8:15 am
by MujahidAishah
When we gna stick the :sland: flag on bossaso just to shut up the harti :D

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 9:42 am
by Keyse_0208
43 Maxaabiis oo ay ku jiraan Laba wiil oo uu dhalay Dalbac Ciidama Qaranka oo ku sugan controlka Buuhoodle

:arrow: http://saraarnews.com/?p=5906
:clap: :clap: :clap: Bullet, Bullet Bulleeeeeet, Rewind Selectoooorrrrrrrrrrrrrrr :lol:

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:00 am
by ToughGong
^

:lol: :lol: :lol: @
Rewind Selectoooorrrrrrrrrrrrrrr
Keyse who's this Dalbac geezer

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:02 am
by SLJOOFAY
Warka hada Burco la iga soo sheegay at least 4 nin oo ciidanka qaranka ah ba dagaalki saaka ku dhintay (1 reer yusuf, 2 adan madoobe and 1 reer dood).
Allah ha u naxariisto geebigood

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:09 am
by kaliil
JOOFAY dhaawacuna waa imisa?

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:12 am
by SLJOOFAY
kaliil wrote:JOOFAY dhaawacuna waa imisa?
dhaawaca walal lama huubo

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:14 am
by kaliil
ok inader. nalasoo socodsii kolba wixii waree cusub.

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:49 am
by kaliil
Dhulbahantaha beentooda waxay leeyihiin Maxamed Kaahin baa meesha ku dhaawacmay.

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:50 am
by LiQaaye_TDH
SLJOOFAY wrote:Warka hada Burco la iga soo sheegay at least 4 nin oo ciidanka qaranka ah ba dagaalki saaka ku dhintay (1 reer yusuf, 2 adan madoobe and 1 reer dood).
Allah ha u naxariisto geebigood
SlJoofay weliga waxaad sheegta Somalilandta la dilay Ninyow, Maad Noo sheegtid inta SSC laga Dilay? :mrgreen:

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:51 am
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Dhulbahantaha beentooda waxay leeyihiin Maxamed Kaahin baa meesha ku dhaawacmay.
War wey Waashen Last time i knew Waxu Ka Hadlayay Shirweyne KULMIYE ee Hargeisa Yesterday.... Goormo Dagaal Galay? :lol: :lol: :lol:

Re: SL ARMY Takes Over SoolJogto,Hagoogane, Maygaagle and

Posted: Sun Feb 20, 2011 11:55 am
by kaliil
isagoo dhaawacmay ku riyoodeen baan u malaynayaa. ilaa maanta Maxamed Kaahin baa dhaawacmay ayuun bay leeyihiin. Waxay u malaynayaan inuu askari yahay lol.
Waa meelihii berigii SNMta uu ka dagaalamai jiray markaa waxay moodayaan inuu ciidankana isagu wato.