Alshabaab presents captured weaponry and dead bantu soldiers

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Alshabaab presents captured weaponry and dead bantu soldiers

Post by The_Emperior5 »

Xarakada Al-Shabaab ayaa duleedka Suuqa Xoolaha gaar ahaan Xeradii Maslaxa maanta saxaafada ugu soo bandhigay Meydadka labo ka tirsan Ciidamada AMISOM, gaar ahaan Ciidamada Uganda ka socda oo shalay dagaalada ay ku dileen, kuna soo qabsadeen.

Fagaaraha Xeradii Maslaxa ayaa halkaas waxaa kula hadlay Afhayeenka Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo ugu horeyn sheegay in Saanada Milateri ay tahay tii u horeysay ee nooceeda gacanta ku dhigeen.

"Sidaad aragtan Saanada Milateri waxay aheyd kuwo isugu jira, rasaas, qoriga RBG, rasaasta BKM, qoriga Ak47, qorigan kale ee aad aragtaan waa qoriga Jabshaha oo waliba nuuc cusub ah, rasaastiisana ay la socoto"ayuu yiri Cali Dheere oo intaa ku daraya in wixii ay ka qabsadeen AMISOM kula dagaalamayaan.

Cali Dheere ayaa timaamay in hadaladii ka soo yeeray Mas'uuliyiinta Dowladda ee ahaa inay gaarayaan Jidka Sodonka ay taasi been tahay oo waxba ka jirin, isla markaana xataa aysan soo gaarin Jidka Wadnaha sida uu yiri.

"Waxaa aragtaan Meydadkooda, iyo wixii saanad ah, meelihii laga qabsaday ee fariisinka u aheyd ayaan agabyadan ka soo helnay, marka iska daayee inay Sodonka yimaadaan uma soo dhowaan Jidka Wadnaha"ayuu yiri Cali Dheere.

Sheekh Cali Dheere ayaa ugu baaqay shacabka reer Uganda in Madaxweynahooda Yuweri Museveni ay u doorteen mar kale xasuuqa wiilashooda, oo uu sheegay in miraha ay gurteen uu noqday inay arkaan Meydadkooda oo lagu jii jiidayo wadooyinka Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.

Waxaa uu kaloo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed iyo wilaayaadka Shabaab ee ku dhaqan Gobolada dalka, inay heegan buuxa u galaan, sidii ay isaga difaaci lahaayeen sida uu yiri weeraro qorsheysan oo ay Dowladda KMG iyo AMISOM ku soo qaadayaan.

Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Shabaab oo waayahan dambe ka maqnaa fagaaraha ayaa isna sheegay in Ciidamadan maanta meydadkooda soo bandhigeen iyo hubka ay sitaan inay ku soo duuleen dalka, loona baahan yahay in dalka laga saaro sida uu yiri.

"Cadawgan aad aragtaan waa nagu soo duuleen, shacabka Soomaaliyed waa ka guuleysan doonaan kuwa nagu soo duulay"ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir Aweys.

Dagaaladii shalay ilaa maanta ka dhacayay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwo labada dhinac ay guulo kaga sheeganayaan, hase ahaatee waxaa muuqata in labada dhinacba uu gaaray ololka dabka ka dhex shidan, iyadoo Shabaabka soo bandhigeen wixii Idaacadaha ay horay uga sheegeen oo ahaa inay saanad iyo meydad ku qabsadeen dagaal


Image


Image


Image


Image


Image

Image
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Alshabaab presents captured weaponry and dead bantu sold

Post by grandpakhalif »

Mashallah ugly bakhti fufuu this is your fate
melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: Alshabaab presents captured weaponry and dead bantu sold

Post by melo »

So they let sheikh Aweeys out for some camera time. Minutes later, he was cuffed again and returned to his resting place besides Xasan turki :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Alshabaab presents captured weaponry and dead bantu sold

Post by The_Patriot »

they lost the plot I mean this is the second time in 6 months they post a couple of fufu dead soilders.

I mean they should post something more its 2 yrs and yet they have not defeated 5000 fufu soilders.
User avatar
shiniile9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1271
Joined: Sun Feb 15, 2009 11:52 am

Re: Alshabaab presents captured weaponry and dead bantu sold

Post by shiniile9 »

melo wrote:So they let sheikh Aweeys out for some camera time. Minutes later, he was cuffed again and returned to his resting place besides Xasan turki :lol:
:lol: :lol: :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Alshabaab presents captured weaponry and dead bantu sold

Post by ciyaal_warta »

melo wrote:So they let sheikh Aweeys out for some camera time. Minutes later, he was cuffed again and returned to his resting place besides Xasan turki :lol:

:lol: :lol: :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Alshabaab presents captured weaponry and dead bantu sold

Post by XimanJaale »

This thread wasn't moved. Admin sort ur moderators out. They move particular threads. No equality at all
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”