Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Post by The_Emperior5 »

Ciidamada qaranka eeh aaga bariga oo heeganki ugu cusla la galiyey , mar ay taliska ciidanka qaranka oog sagaalki habeenimo warar ay so gaadhay taliska ciidanka qaranka somaliland eeh magaalada oog eeh gobolka sool. Sarkaal ka tirsan ciidanka qaranka ayaa xaqiijiye inay ciidamo ka tirsan mamuulka majeerteniya ay so galeen degmoyin ka tirsan bariga gobolka sool sida tukaraq.

ciidamada qaranka jamhuuriyada Somaliland ayaa heegaan culus la galiyey. Wararku waxay kale oo tibaxaaya. inay magaalada tuka raq ay so gaadheen meleeshiyo ka tirsan Mamuulka majeerteniya.
dhaqdahaaq ciidan ayaa laga dareemyaaa deegano dhowr oo ka tirsan gobolka sool waxana ay xaqijiyeenn in Ciidamada qaranku Meel u dhow magaalada gambadhe la isku hor fadhiyo oo ay iska arkayaan labada ciidan.
Degmada tukaraq ayaa dhinaca bariga kaga beegaan magaalada laascanood qiyaas ahan ila 45 km, waxa markasta na la filaya in labada ciidan ay fooda is daraan sacadaha so socda. shalay bay ahayd marki ciidanka qaranku u dagaal la galay koox nabaddiid ah oo ku sugan magaalada buhoodle.

Si kasta ba ha ahaato eh ma jiran warar rasmi ah kaso baxay Xarunta hargeysa eeh jamhuuriyada Somaliland. inkasto ay warar kale sheegeyaan in madaxweyniha mamuulka majeerteniya u dalka ka dhoofay ka dib marki u ku siiyey amar ciidankisa inay gudaha u galaan xuduuda Somaliland. maha marki ugu horeysey ay ciidamada qaranka iyo meleshiyada majeerteniya ay dagaal ku kulman.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Post by garoweboy »

I heard you guys calling SSC terrorist and nabadiids :lol:
killing people in there own region and then calling them nabdadiids and terrorist. :shock:
Scarletmoon1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Tue Jan 04, 2011 4:14 pm
Location: Boston

Re: Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Post by Scarletmoon1 »

I just love watching you people kill each other instead of rebuilding.Good old Somali's in Somalia :lol: :D :up:

They are calling SCC terorists?

They are losers :down:
Last edited by Scarletmoon1 on Mon Feb 21, 2011 6:27 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Post by The_Emperior5 »

garoweboy wrote:I heard you guys calling SSC terrorist and nabadiids :lol:

we have a few words for them qarandiids nabadids , hormardiid kooxo falaago ah soldiers of saado cali.
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Post by The Magnificent »

garoweboy wrote:I heard you guys calling SSC terrorist and nabadiids :lol:
killing people in there own region and then calling them nabdadiids and terrorist. :shock:
THEY STARTED USING THE IRIIR CARD. :lol:


THEY'RE TALKING ABOUT GALMUDUG IYO GALKAACYO IYO BEESHA HAWIYE FOR THE FIRST TIME IN 20 YEARS. :lol:


User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Post by AbdiWahab252 »

Emperior.

Blame Siilanyo for opposing the SNM in 1991 from joining the USC in Operation Jeberti Jab :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Post by The_Emperior5 »

AbdiWahab252 wrote:Emperior.

Blame Siilanyo for opposing the SNM in 1991 from joining the USC in Operation Jeberti Jab :down:
:lol: :lol: :lol:
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Somaliland ready to karbaash Bintiland.

Post by juzme123 »

,
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”