Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafshay!!

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafshay!!

Post by Babygirl- »

Thousands of Dhulbahante Militias are gathering on the outskirts of Laascanood to push the enemy out.

Guudaha Magaaladana weey Kaacsantahay the young men of the city are joining forces with the Forces gathering outside the city..

Guul ilaah ha idi siiyo waa in Naafta loo hura siida cadoowga Gardarada kuusocda loo Jabiin laha.. :up:
Laascaanood,(Lasanod Online)- Caawa Waxaa Dhagxaan, Taayiro Iyo Qashin Lagu xidhay wadooyinka waaweyn ee magaalada laascaanood, iyadoo dhalinyaro tira badan ay tubanyihiin wadda laamiga ah.. Dadweynaha magaalada Laascaanood ayaan caawa seexan, Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa degaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Sool,waxaana la xaqiijinayaa in ciidamadaasi dulaan ku soo yihiin magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,
My family members went to see them & Said thousands of men from Every Sub-clan have joined forces.. alaahu Akbaar. :clap:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by KyrieJama »

Cashar lama ilawan ah ba cidanka idoorka uu soo socda :clap: :som:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by Babygirl- »

Inshalaah inadeer wa in loo kala hariin, our boys in Hawd seey u dharbaxeen Somalilands Militia with all its Clan Militias oo kale wa in Nugaal loogu Dharbaaxo oo Laa tuuso Never Mess with Dhulbahante.. :clap: :clap: :clap:

Inshalaah ina-Cambashe and our men on the other side will be joining us, like ina dalbac & Afnugaal & holhol.net mashalaah :clap: :clap: :clap:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by Siciid85 »

Awalba adinka idoor invitegareyey :lol: weird people. Anyhows the fighting is taking place in your lands and not Burco , Hargeysa, Erigavo or Borama etc at the end of the day. Wish for peace. :up:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by Babygirl- »

Siciid85 wrote:Awalba adinka idoor invitegareyey :lol: weird people. Anyhows the fighting is taking place in your lands and not Burco , Hargeysa, Erigavo or Borama etc at the end of the day. Wish for peace. :up:
After you claimed we have been conquered miya? are you trying to say you are loosing and now u will just say we were invited and left lool :lol: :lol: :lol: :lol:

Wish for Peace? loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool waale Somalidiids are funny ppl,,,
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by Siciid85 »

That is what your websites say 24hrs wa nala haysta iyo gumaysi baan ku jira iwm and writing letters to the UN :lol: don't blame us daadkina ba waxas amiinsan. My point is at the end of the day Las anod is your city and if fighting takes place there and mass destructions it's you who is to lose the most. ;) hence why i said wish for peace.
Last edited by Siciid85 on Mon Feb 21, 2011 8:30 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by Babygirl- »

Waax iska ceeliya niicda joojiya.. :up: Oog & tulooyinkina ba ino balaan aah.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by grandpakhalif »

Wow dhullos are really uniting wallahi, Somalilandh is done for
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by Siciid85 »

Make your choice clear is your war with certain clans or Somaliland? marna wixi ku leyihiin we released a soldier because his apparently "Habar awal" marna wixi ku leyihiin we are fighting Somaliland. :lol: daadkan waan la yabay too much contradictions.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by EastAfrica »

Game over for Somalidiidka, waxaa la gaadhay wakhtigii Laascaanood iyo dhamaan SSC laga xoreyn lahaa Idoorka Somalidiidka iyo maleshiyadooDA SNM


Guul iyo Gobanimo SSC iyo Somalilweyn

:som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up: :som: :up:


:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by The_Emperior5 »

Dhagxaan,Taayiro,Iyo Qashin Lagu Xidhay Wadooyin Laascaanood Iyo Ciidanka PL Oo Soo Ruqaansaday-
Lasanod Online Monday, February 21, 2011








Laascaanood,(Lasanod Online)- Caawa Waxaa Dhagxaan, Taayiro Iyo Qashin Lagu xidhay wadooyinka waaweyn ee magaalada laascaanood, iyadoo dhalinyaro tira badan ay tubanyihiin wadda laamiga ah..


waxna iska weydiinaya ciidamo la sheegay inay Tukaraq kasoo dhaqaaqeen islamarkaana dhawr jiho kala aaday..

Dadweynaha magaalada Laascaanood ayaan caawa seexan, waxayna saadalinayaan dagaal dhexmari doona maamulada Puntland iyo Somaliland oo xiligan ciidamadoodu isku muuqdaan, kadib markii ciidanka Puntland qaarkood soo gaadheen afka hore ee magaalada Gambadhe oo uu saldhig ay ku leeyihiin ciidamada Somaliland oo tobaneeyo tikniko ah halkaas ku haystay.Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa degaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Sool,waxaana la xaqiijinayaa in ciidamadaasi dulaan ku soo yihiin magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasi oo ay maamulaan ciidamada Somaliland.

Degaanka Tukaraq ayaa dhinaca bari kaga beegan magaalada Laascaanood qiyaas ahaanna u jira 50 Km,waxaana markastaba la fili karaa in ciidamada Somaliland & kuwa Puntland fooda isku daraan duleedka magaalada Laascaanood, halkaas oo laga cabsi qabo in dagaalo khasaare badan keenaa ay ka dhacaan 24 saac ee soo socda.
This is the full report gambadha la isku hor fadhiya and this website is a darood website , so its biased, this is good maanta haday mamuulka majeerteniya so dhex galo it will be great , eeg sheekadu haday tahay Somaliland versus the nabadiids it will look like Somaliland fighting its own people, and one could potray a war between the sl armed forces and the dhulbahannte clan but if Mamuulka bintiland so gallo, it will do great for us ,, sabab the world will see its a border dispute and mamuulka majeerteeniya ba ku so xadgudbay ,, Dhulka Somaliland , good stuff they should've come earliar, other news says futoole is in adis ababa. Melez zanawi ba u yeedhay we shall see waxa ka so baxa... :up: :D
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by Siciid85 »

The_Emperior5. Cidaanka Somaliland ee Gambadhe uu fadhiiya qolode bii uu badanyihiin? I hope there won't be the likes of Col.Dalbac within the sland army trying to backstab the somaliland forces when they are defending the city from the aggressions of puntland.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:The_Emperior5. Cidaanka Somaliland ee Gambadhe uu fadhiiya qolode bii uu badanyihiin? I hope there won't be the likes of Col.Dalbac within the sland army trying to backstab the somaliland forces when they are defending the city from the aggressions of puntland.
It's Ciidan isku dhex jira From hy hj Dhulos faqashini, i am also hearing news that Ciidan u wato Col caare with a group of sacadyoonis soldiers left last night ceerigabo ciidanka lixaad eeh gobolka sanaag to assist ciidanka gambadhe fadhiya. Tomorow General nuux taani wil leave burco and arrive in oog.And also there are only hand full Somaliland soldiers in laascanood most of them are all in gambadhe in the front there are only police left in laascanood. Also Some more troops left burco xalaytoole to assist Ciidanka Hagoogane Fadhiya. We are only waiting for President Siilaanyo to give the last order
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh

Post by abdalla11 »

Waryada don't you guys get tired off this even Siilaanyo got tired

Image

So emperior and Siciid duqa qaad iyo wax uu cabo ukeena intuu diinta caynin :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”