Page 1 of 1
Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafshay!!
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:07 pm
by Babygirl-
Thousands of Dhulbahante Militias are gathering on the outskirts of Laascanood to push the enemy out.
Guudaha Magaaladana weey Kaacsantahay the young men of the city are joining forces with the Forces gathering outside the city..
Guul ilaah ha idi siiyo waa in Naafta loo hura siida cadoowga Gardarada kuusocda loo Jabiin laha..
Laascaanood,(Lasanod Online)- Caawa Waxaa Dhagxaan, Taayiro Iyo Qashin Lagu xidhay wadooyinka waaweyn ee magaalada laascaanood, iyadoo dhalinyaro tira badan ay tubanyihiin wadda laamiga ah.. Dadweynaha magaalada Laascaanood ayaan caawa seexan, Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa degaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Sool,waxaana la xaqiijinayaa in ciidamadaasi dulaan ku soo yihiin magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,
My family members went to see them & Said thousands of men from Every Sub-clan have joined forces.. alaahu Akbaar.

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:12 pm
by KyrieJama
Cashar lama ilawan ah ba cidanka idoorka uu soo socda

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:16 pm
by Babygirl-
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:20 pm
by Siciid85
Awalba adinka idoor invitegareyey

weird people. Anyhows the fighting is taking place in your lands and not Burco , Hargeysa, Erigavo or Borama etc at the end of the day. Wish for peace.

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:25 pm
by Babygirl-
Siciid85 wrote:Awalba adinka idoor invitegareyey

weird people. Anyhows the fighting is taking place in your lands and not Burco , Hargeysa, Erigavo or Borama etc at the end of the day. Wish for peace.

After you claimed we have been conquered miya? are you trying to say you are loosing and now u will just say we were invited and left lool
Wish for Peace? loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool waale Somalidiids are funny ppl,,,
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:28 pm
by Siciid85
That is what your websites say 24hrs wa nala haysta iyo gumaysi baan ku jira iwm and writing letters to the UN

don't blame us daadkina ba waxas amiinsan. My point is at the end of the day Las anod is your city and if fighting takes place there and mass destructions it's you who is to lose the most.

hence why i said wish for peace.
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:30 pm
by Babygirl-
Waax iska ceeliya niicda joojiya..

Oog & tulooyinkina ba ino balaan aah.
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:33 pm
by grandpakhalif
Wow dhullos are really uniting wallahi, Somalilandh is done for
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 8:36 pm
by Siciid85
Make your choice clear is your war with certain clans or Somaliland? marna wixi ku leyihiin we released a soldier because his apparently "Habar awal" marna wixi ku leyihiin we are fighting Somaliland.

daadkan waan la yabay too much contradictions.
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 9:04 pm
by EastAfrica
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 9:25 pm
by The_Emperior5
Dhagxaan,Taayiro,Iyo Qashin Lagu Xidhay Wadooyin Laascaanood Iyo Ciidanka PL Oo Soo Ruqaansaday-
Lasanod Online Monday, February 21, 2011
Laascaanood,(Lasanod Online)- Caawa Waxaa Dhagxaan, Taayiro Iyo Qashin Lagu xidhay wadooyinka waaweyn ee magaalada laascaanood, iyadoo dhalinyaro tira badan ay tubanyihiin wadda laamiga ah..
waxna iska weydiinaya ciidamo la sheegay inay Tukaraq kasoo dhaqaaqeen islamarkaana dhawr jiho kala aaday..
Dadweynaha magaalada Laascaanood ayaan caawa seexan, waxayna saadalinayaan dagaal dhexmari doona maamulada Puntland iyo Somaliland oo xiligan ciidamadoodu isku muuqdaan, kadib markii ciidanka Puntland qaarkood soo gaadheen afka hore ee magaalada Gambadhe oo uu saldhig ay ku leeyihiin ciidamada Somaliland oo tobaneeyo tikniko ah halkaas ku haystay.Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa degaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Sool,waxaana la xaqiijinayaa in ciidamadaasi dulaan ku soo yihiin magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasi oo ay maamulaan ciidamada Somaliland.
Degaanka Tukaraq ayaa dhinaca bari kaga beegan magaalada Laascaanood qiyaas ahaanna u jira 50 Km,waxaana markastaba la fili karaa in ciidamada Somaliland & kuwa Puntland fooda isku daraan duleedka magaalada Laascaanood, halkaas oo laga cabsi qabo in dagaalo khasaare badan keenaa ay ka dhacaan 24 saac ee soo socda.
This is the full report gambadha la isku hor fadhiya and this website is a darood website , so its biased, this is good maanta haday mamuulka majeerteniya so dhex galo it will be great , eeg sheekadu haday tahay Somaliland versus the nabadiids it will look like Somaliland fighting its own people, and one could potray a war between the sl armed forces and the dhulbahannte clan but if Mamuulka bintiland so gallo, it will do great for us ,, sabab the world will see its a border dispute and mamuulka majeerteeniya ba ku so xadgudbay ,, Dhulka Somaliland , good stuff they should've come earliar, other news says futoole is in adis ababa. Melez zanawi ba u yeedhay we shall see waxa ka so baxa...

Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 9:41 pm
by Siciid85
The_Emperior5. Cidaanka Somaliland ee Gambadhe uu fadhiiya qolode bii uu badanyihiin? I hope there won't be the likes of Col.Dalbac within the sland army trying to backstab the somaliland forces when they are defending the city from the aggressions of puntland.
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Mon Feb 21, 2011 10:00 pm
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:The_Emperior5. Cidaanka Somaliland ee Gambadhe uu fadhiiya qolode bii uu badanyihiin? I hope there won't be the likes of Col.Dalbac within the sland army trying to backstab the somaliland forces when they are defending the city from the aggressions of puntland.
It's Ciidan isku dhex jira From hy hj Dhulos faqashini, i am also hearing news that Ciidan u wato Col caare with a group of sacadyoonis soldiers left last night ceerigabo ciidanka lixaad eeh gobolka sanaag to assist ciidanka gambadhe fadhiya. Tomorow General nuux taani wil leave burco and arrive in oog.And also there are only hand full Somaliland soldiers in laascanood most of them are all in gambadhe in the front there are only police left in laascanood. Also Some more troops left burco xalaytoole to assist Ciidanka Hagoogane Fadhiya. We are only waiting for President Siilaanyo to give the last order
Re: Laascaanood oo Kaacsaan & Cidaan Beleed soo Buux Dhaafsh
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:40 am
by abdalla11
Waryada don't you guys get tired off this even Siilaanyo got tired
So emperior and Siciid duqa qaad iyo wax uu cabo ukeena intuu diinta caynin
