Page 1 of 2
IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 11:33 am
by CoolPoisons
Ciidamo faraban oo Soomaali ah oo ka soo dhaqaaqay Doolow
Doolow: (Sh. M. Network) Ciidamo farabadan oo Soomaali ah islamarkaana tababar soo dhameystay ayaa la sheegay in ay ka soo dhaqaaqeen degmada Doolow ee gobolka Gedo iyadoo laga cabsi qabo in saacadaha soo aadan dagaal uu ka qarxo degmooyinka Balad Xaawo iyo Luug.
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmada Doolow ee gobolka Gedo ciidamo Soomaali ah oo aad u farabadan islamarkaan watta gaadiidka dagaalka ayaa maanta ka soo dhaqaqay degmadaasi kuwaasi oo la sheegay in ay u kala jaheysteen degmooyinka Balad Xaawo iyo Luuq ee gobolkaasi Gedo.
Ilo lagu kalsoonyahay ayaa Shabelle u sheegay in ciidamadaani mudo lagu tababarayay dalka Kenya iyo degmada Doolow, islamarkaana tababar ay soo dhameysteen, waxaana laga cabsi qabaa in saacadaha soo aadan ay dagaal ku qaadaan maamulada Al Shabaab ee degmooyinka Luuq iyo Balad Xaawo.
Sidoo kale wararku waxaa ay sheegayaan in caawa Xaalad kacsanaan ah laga dareemayo degmada Luuq iyadoo maantadii hore qaar ka mid ah shacabkii ku noolaa degmada Balad Xaawana ay halkaasi isaga carareern kadib markii ay ka warheleen dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo xiisado dagaal oo ku soo wajahan.
Ciidamadaani Soomaalida ah oo aan tiradooda laheyn ayaa la sheegay in la socdaan ciidamo kale oo Ethiopian ah kuwaasi oo kala soo dhaqaaqay degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Ciidamada Ethiopia ayaa dhaq dhaqaaq u muuqda weerar ku soo wajahan Soomaaliya waxaa ay ka wadaan gobolada xadka la leh dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay Maamusho, waxaana ciidamadaasi Ethiopian dhaq dhaqaaqyo saf ah haatan ay ka bilaabeen gobolada Gedo, Hiiraan iyo Galgaduud iyadoo dhaq dhaqaaqyadooda ay ku wehlinayaan ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.
Majiro wali wax war ah oo ka soo baxay masuuliyiinta dowladda KMG Soomaaliya oo ku aadan dhaq dhaqaaqyada ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ay ka wadaan gobolada dalka hase ahaatee dhowr jeer oo hore ayaa masuuliyiinta dowladda waxaa ay sheegeen in ay weerar ku yihiin deegaanada ay Maamulaan Al Shabaab.
http://shabelle.net/article.php?id=3709
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:15 pm
by XimanJaale
Ciidamo fara badan oo maleeshiyaad ah kuwaas oo taabacsan Maamuladii laga eryay Gobolka Gedo iyo Culumaa'udiinka Ahlusuna Waljameeca ayaa ka soo dhaqaaqay deegaanka Doolow, oo in muddo ah ku sugnaayeen, iyagoo u soo jiheystay dhinaca degmada Beled-Xaawo.
Sida ay sheegayaan wararka Ciidamadan oo ku hubeysan Gaadiidka dagaalka ayaa labo dhinac u kala jiheystay, deegaanada Luuq iyo Beled-xaawo, halkaas oo ay maamulaan Xarakada Al-Shabaab.
Dhaq dhaqaaqyadan ciidan ee ay bilaabeen Ciidamadan ayaa waxaa durba uu saameyn xoog leh uu ku yeeshay dadka deegaanka, Beled-Xaawo, kuwaasoo maanta bilaabay barakac ballaaran, iyadoo la xiray ganacsigii.
Xiisadaha ka taagan xilligan Gobolka Gedo ayaa waxaa qeyb ka ah Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegayo inay gadaal ka daadihinayaan Ciidamadan Soomaalida ee doonaya inay duulaan ku qaadaan Xarakada Shabaab.
Dhowr jeer oo hore ayaa waxaa fashilmay isku dayo la doonayay in Gobolada Shabaab Maamulaan xoog looga saaro, hase ahaatee waxaa muuqata maamul xumo xaga ciidamada iyo dul duleelo ku aadan habka hogaanka, kadib markii horay la isku khilaafay gacan ku heyntii Beled-Xaawo ee dhowr bilood ka hor la wareegeen Ahlusuna iyo Dowladda oo wada socda.
Dhinaca kale Ciidamada dalka Kenya ayaa iyana ka bilaabay xuduuda dhaq dhaqaaq xoog leh, iyagoo durba xiray isu kala gooshidii labada dhinac ee xuduudaha Soomaaliya iyo Kenya.
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:37 pm
by Voltage
Look at these internet warriors.
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:43 pm
by Murax
Voltage wrote:Look at these internet warriors.
Couldn't say it better
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:54 pm
by ibrahimcw
thanks for posting the news guys, keep us updated

Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:57 pm
by Voltage
Murax, if the Dollow group tries to fight again and do what they did last time...coming in leading to war and bloodshed against forces more powerful then going back, waa fitna.
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 5:47 pm
by ibrahimcw
Voltage wrote:Murax, if the Dollow group tries to fight again and do what they did last time...coming in leading to war and bloodshed against forces more powerful then going back, waa fitna.
adigoo xoriyadii ilahay ku siiye moog, baa dad sharaftood iyo familkood u dagaaltamayo fitna ku sheegeysaa.

Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 8:11 pm
by Voltage
ibrahimcw wrote:
adigoo xoriyadii ilahay ku siiye moog, baa dad sharaftood iyo familkood u dagaaltamayo fitna ku sheegeysaa.

Exactly. You live in the West with wireless internet and big macs yet you have the audacity to clap your ass cheeks to a war you never will see or feel the effects first hand. You dude are the prime example of a hypocrite. I actually did support Dollow for a while, but I don't know if you heard of the saying fool me once, shame on you..fool me twice, shame on me. They are not capable and will never be capable of defeating Al Shabaab. Last time 35,000 reer Beled-Xaawo fled not to mention the death and the value of destruction; how much more must flee and how more value of life and property must be destroyed before we understand this point? Most people there can't afford the luxury of look and see that you Western living people can. Stop being a damn hypocrite.
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 8:37 pm
by Advo
They trying to create a cat and mouse game type of war in our land, FUK THAT SHIT.
Orod duurduurka isku waso, alshabaab and dollow forces should leave our cities at once.
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 8:45 pm
by XimanJaale
Voltage, Waxaad ogtahay baa iska yar wallahi, who needs to fool you horta? Do u even know the situation in Somalia khasatan Gedo? The shacab in Gedo waxay leyhin 'allow yaa dad ah oo naga xoreyo nabadiidka iyo horimardiidka', and are waiting for their brothers in Dolow to freedom from modern day gumeysi and open prison, do u even know how little development there was in Gedo since 2009 wen al khawarij took over? Saxib we are all against bloodshell but a man doesn't get freedom without dying. Just make du'a for them and stop whining about this situation.
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Tue Feb 22, 2011 11:15 pm
by ibrahimcw
Voltage wrote:ibrahimcw wrote:
adigoo xoriyadii ilahay ku siiye moog, baa dad sharaftood iyo familkood u dagaaltamayo fitna ku sheegeysaa.

Exactly. You live in the West with wireless internet and big macs yet you have the audacity to
clap your ass cheeks to a war you never will see or feel the effects first hand. You dude are the prime example of a hypocrite. I actually did support Dollow for a while, but I don't know if you heard of the saying fool me once, shame on you..fool me twice, shame on me. They are not capable and will never be capable of defeating Al Shabaab. Last time 35,000 reer Beled-Xaawo fled not to mention the death and the value of destruction; how much more must flee and how more value of life and property must be destroyed before we understand this point? Most people there can't afford the luxury of look and see that you Western living people can. Stop being a damn hypocrite.
there is no need to make such vulgar statements like that, i only disagreed with you, the least you can do is show respect when it is shown to you
having said that, i support a political party in the country that i live, but that does not mean that i have to go and join the forces right now and fight wars. i support my region Jubaland and my tribe the same way, and like every society everyone has a role to play that is not fighting, i for one am proud of backing that up with contributing in development projects and giving charity, and i try my best to help my people. also do not spread lies about Barre Hiiraale, he values the lives of the people of Jubaland, but Alkalab certainly does not. Barre Hiiraale's campaign is just and necessary for a better future to all people in Jubaland.
Advo wrote:They trying to create a cat and mouse game type of war in our land, FUK THAT SHIT.
Orod duurduurka isku waso, alshabaab and dollow forces should leave our cities at once.
ridiculing the freedom fighters and their efforts against the enemy. squealing "peace" at times of war with the enemy it makes me sick to my guts. with Alkalabs presence in our region there will never be peace, not only did they first attack us but they also constantly forcing our youth to fight for them as child soldiers and wage war against other parts of Somalia and the world, they will only bring fitna to our people and here you are supporting them under the guise of "peace", you contradicting yourself.

Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Wed Feb 23, 2011 1:03 am
by Warsame101
Let the new-comers rejoice, their principles are in the right place. Every Mareexaan youth should follow their set of thinking instead of hestitating support for either the Doolow resistance or al-Shabaab. Too be honest, their eagerness rekindled some promising light in this rather dull forum full of "I neither support the Doolow group nor al-Shabaab. I am neutral".
They know what majority of you failed to grasp which isthat if the Doolow group disintegrates, there is no more resistance left and Mareexaan as a clan will join al-Shabaab as a whole.
As long as there is a resistance, we are ok.
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Wed Feb 23, 2011 3:36 am
by CoolPoisons
walahi waxaan la yaabay kuwan iyo negativitygooda
waxay maleeyan that Jubaland inay tahay barwaaqo. inay wax ka fiican ciidanka Dolow joogan in Gedo.
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Wed Feb 23, 2011 11:33 am
by Murax
Warsame101 wrote:Let the new-comers rejoice, their principles are in the right place. Every Mareexaan youth should follow their set of thinking instead of hestitating support for either the Doolow resistance or al-Shabaab. Too be honest, their eagerness rekindled some promising light in this rather dull forum full of "I neither support the Doolow group nor al-Shabaab. I am neutral".
They know what majority of you failed to grasp which isthat if the Doolow group disintegrates, there is no more resistance left and Mareexaan as a clan will join al-Shabaab as a whole.
As long as there is a resistance, we are ok.
Warsame for someone who I respect and always admired as a rational person, historian, etc. I am shocked that Your thinking is this warped and You seem so out of touch with reality. The fact is people in Gedo right now with abaar, dhibaatooyin, caafimad darro, etc. their least concern is politics and thats just the fact. This isn't friggin Libya, Egypt with civil societies, government, opposition groups, etc. These dudes demonstrating in these countries have full stomachs, peace, education, healthcare. They have the energy/appetite to actually spend all this effort on politics. Somalia, This is a lawless country and people are lacking the most basic of necessities. Wallahi I remember a good while ago when I would talk to my cousins in B Xaawo and ask them about whats going on in doolow, siyaasad, etc. I slowly detected that they really do not give a shid about this and are not concerned with anything other then how they are going to get by day to day. Upon furthur observation I figuired out it is the qurbo warlords and all of their minions i.e Somalinet warriors, etc. who are more obsessed with the clan politics of the region when the actual RESIDENTS of the region do not give a what about that. Really think deep and hard about this, and when You call Gedo do not call commanders in doolow who probably have had a couple of meals in the last 24 hours. Talk to the random reer gedood person in baardheere, b xaawo etc. and see if they are as concerned about all this as You.
Re: IT HAS BEGUN. KUMANAAN KA SO DHAQAAQAY DOLOW
Posted: Wed Feb 23, 2011 12:00 pm
by Warsame101
Murax, you seem to be under the presumption that I have no relatives in Gedo. My own grandfather is buried in Beled-Xaawo not to mention the fact that I have hundreds of relatives there. Or did you assume that because I am reer Caabud-Waaq I cannot have ties to Gedo?
1) Yes, there is abaar in Gedo. Abaar has always been there and will continue to appear in the future. However, what is different from this year's drought compared to the previous years is that al-Shabaab have banned aid agencies to operate and bring fast relief. Consequently, dozens died because of this policy.
2) The thousands stationed in Doolow are individuals with families, who cannot visit their home regions because of some lunatics. What is the difference between them and the average resident in Baardheere or Beled-Xaawo? Nothing, apart from the fact that the former decided to take up arms.
3) Your cousin is an individual who does not represent the majority's view. I can pull a relative's opinion and masqeraude as the public's opinion. The reality is far more intricate than a single individual's view.
So far, Gedo and its adjoining regions (the two Jubbas) have been occupied by al-Shabaab for the last 3 years. The only development that they manage to bear fruit was security leaving out the banning of aid agencies, targeted killings, forced taxes to fund their wars, forced recruitment of child soldiers ( over 1000 Reer Gedo child soldiers died in Xamar - fact), etc, etc, etc
You see, Murax, you do not seem to mentally grasp the bigger picture. You equate security with development. If that was the case, these regions would have flourished under the their rule, which is not the case. If you haven't got the peoples' support, no amount of "bringing security" would change that.
You only have to look at the Sufis in West-Galgaduud who have got the backing of the residents there as opposed to the ones in Jubbaland. The Sufis managed to erect a court, bring security, create a police force, create a military force, abolish the green line, etc.
Without the resistance of the Doolow group, Mareexaan as a clan would have joined al-Shabaab long time ago and that is the plain truth.