Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From SSC
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From SSC
Mudane Siciid Salaad Cilmi: Waa In Dagaalada Kalshaale La Joojiya, Somaliland Ciidamadeeda Kala Baxdaa...
Feb 22,2011
by Galkacayo-Gedo-News
Maamulka soomaaliyeed ee Galmudug oo maanta ka hadlay dagaalada dhawaan ka soo cusboonaadey degaanka Kalshaale ee Gobolka Cayn ayaa baaq u jeediyey Maamulka Somaliland & Ciidamada Degaanka buhoodle,waxaana maamulka Galmudug labada dhinac ugu baaqey inay joojiyaan colaada degaanadaasi ka taagan.
Baaqa maamulka Galmudug waxaa uu imaanayaa xilli ay maalmihi la soo dhaafey degaankaasi ka dhaceen dagaalo qaraar oo u dhexeyey ciidamada degaanka Buhoodle & kuwa Somaliland halkaasi oo ay ka dhaceen dagaaladii ugu darnaa ee muddo sanado ah gobollada Waqooyi ka dhaca,waxaana dagaaladaasi sababeen qasaare lixaad leh.
Duqa degmada Galkacayo ee Maamulka Galmudug Siciid Salaad Cilmi oo maanta si rasmi ah dagaaladaasi uga hadlay ayaa sheegey in loo baahan yahay in xiisadaha coladeed ee ka taagan degaankaasi lagu dhameeyo wada hadal isla markaasna maamulka Somaliland kala baxaan ciidamadooda degaanka Buhoodle & nawaaxigiisa,waxaana uu ugu baaqey labada dhinac inay ilaaliyaan nabadda & wada noolaanshaha ka dhexeya.
Mudane Siciid Salaad Cilmi waxaa uu daaha ka qaadey in hadii dagaaladaasi sii socdaan ay sababi karaan qasaare lixaad leh oo dadka degaanka soo kala gaara,waxaana uu sheegey in loo baahan yahay in arrimahaasi loo dhiibo dadka waxgaradka ah ee labada degaan ka soo kala jeeda,waxaana uu sheegey in nabad horumar lagu gaari karro.
Si kastey ahaataba waxaa Maamulka Galmudug maamulka Somaliland & Waxgaradka Buhoodle ugu baaqey inay dadaal nabadeed ku xaliyaan dhibaatooyinka ka aloosan degaanadaasi,waxaana uu xusay in dagaalka uu wiil ku dhinto balse aan wiil ku dhalan,waxaana uu xasuusiyey inay labada dhinac yihiin dad wada dhashay isna dhalay.
Cali Xasan Cabdulle
Galkacayo-Gedo-News
Gedonet.com@gmail.com

- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
What happened to irir unity? What happened to unity against the great tribe of Darood in 1991, that dirta waqooyi made with Hawiye??
iidoor nobody wants you no more
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
I don't know if you are aware of it but we've declared secession in 1991 , essentially gone since 1991 .XimanJaale wrote:![]()
What happened to irir unity? What happened to unity against the great tribe of Darood in 1991, that dirta waqooyi made with Hawiye??![]()
![]()
![]()
iidoor nobody wants you no more
"nobody wants yon no more" dumbu gudhu !
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
sahangalbeed ximan xaare believes there is a conspiracy against the jeberti clan
As for kalshaale it does not concern any one , Kalshaale is Habarjeclo land

- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
The statement is ill concieved as any intelligent somali will be aware if it was not for the intervention of the armed forces of somaliland, there would have been bloodshed between the clans that reside within Sool. The tit for tat killings that leadup to Ciid day in which Hj residents of Sool were shot during their Ciid prayer was the final straw and the act that drew in the armed forces to be placed in a position to prevent further killings. Elders of all the residents of Sool were gathered and held a meeting in which actions were determined on how to resolve the issue. The SSC rebels refused to accept the terms of the agreement and this solicited the preemptive need to position armed forces between the two families that were in conflict.
For any reasonable and intelligent somali to request the removal of the troops from the conflict zone is an act of ignorance and a total disregard for life liberty and civilised conduct. The state borders are clearly marked and the current adminsteration of somaliland is responsible for the lifes of all it's citizens.
If due to inaction the clashes between HJ and Dhulbahante lead to a huge loss of life this would have ment a loss of credibility on the part of the somaliland adminsteration. those that want peace for all somalis will need to begin to respect the rule of law or hell will break loose and the peace experienced over the last 20years will all have been for nothing.
The disjointed Districts fo Somalia should focus on matters at hand rather then inflame a situation that is in a neighbouring state!
For any reasonable and intelligent somali to request the removal of the troops from the conflict zone is an act of ignorance and a total disregard for life liberty and civilised conduct. The state borders are clearly marked and the current adminsteration of somaliland is responsible for the lifes of all it's citizens.
If due to inaction the clashes between HJ and Dhulbahante lead to a huge loss of life this would have ment a loss of credibility on the part of the somaliland adminsteration. those that want peace for all somalis will need to begin to respect the rule of law or hell will break loose and the peace experienced over the last 20years will all have been for nothing.
The disjointed Districts fo Somalia should focus on matters at hand rather then inflame a situation that is in a neighbouring state!
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
The critical factor for Galmudug to consider is the influx of battle casualities that are being rushed to hospitals in Galkacio and the sight of the level of injured being rushed there is causing a huge deal of concern for the adminsteration as it's resources are being stretched beyond it's limits.
Perhabs Gerowe and Bossasso should being accepting the casualties that have become aburden for the Galmudug adminsteration?
Would Hargiesa hospitals accept some of these victims?
Moqadishu would help but they would need to be air lifted so we can't help i am afraid.
I hold Puntland responsible for creating this whole situation and they are accountable for all the lives that are lost and all those that will be lost.

- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
waraa I remember when I joined this forum you use to be pro TFG and use to have the Somali flag as your avatar what happened and when did you change horta?.SahanGalbeed wrote:I don't know if you are aware of it but we've declared secession in 1991 , essentially gone since 1991 .XimanJaale wrote:![]()
What happened to irir unity? What happened to unity against the great tribe of Darood in 1991, that dirta waqooyi made with Hawiye??![]()
![]()
![]()
iidoor nobody wants you no more
"nobody wants yon no more" dumbu gudhu !
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
Are there no hospitals in Las canod? Muqdisho is to far so the nearest hospitals have to take them.Cirwaaq wrote:The critical factor for Galmudug to consider is the influx of battle casualities that are being rushed to hospitals in Galkacio and the sight of the level of injured being rushed there is causing a huge deal of concern for the adminsteration as it's resources are being stretched beyond it's limits.
Perhabs Gerowe and Bossasso should being accepting the casualties that have become aburden for the Galmudug adminsteration?
Would Hargiesa hospitals accept some of these victims?
Moqadishu would help but they would need to be air lifted so we can't help i am afraid.
I hold Puntland responsible for creating this whole situation and they are accountable for all the lives that are lost and all those that will be lost.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
Abdisamad,, Sahan galbeed is reer jabuuti , but an Ethnic Somalilander, he wanted to help the weak government but i think he got tired of sh dalxiis and he started supporting something productive

- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
lol...I see.The_Emperior5 wrote:Abdisamad,, Sahan galbeed is reer jabuuti , but an Ethnic Somalilander, he wanted to help the weak government but i think he got tired of sh dalxiis and he started supporting something productive![]()
![]()
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
Exactly , I was trying to help in elevating the debate, bring in a third perspective , give a spiritual and intellectual insight , in the tradition of my ancestor Sheikh Isahaq bin Ahmad al Hashimi .... but was quickly sent on a different route for reasons I would rather not explain here .
I am just gonna look after my own guys eh?
I am just gonna look after my own guys eh?
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
Cirwaaq wrote:The critical factor for Galmudug to consider is the influx of battle casualities that are being rushed to hospitals in Galkacio and the sight of the level of injured being rushed there is causing a huge deal of concern for the adminsteration as it's resources are being stretched beyond it's limits.
Perhabs Gerowe and Bossasso should being accepting the casualties that have become aburden for the Galmudug adminsteration?
Would Hargiesa hospitals accept some of these victims?
Moqadishu would help but they would need to be air lifted so we can't help i am afraid.
I hold Puntland responsible for creating this whole situation and they are accountable for all the lives that are lost and all those that will be lost.
Who told you that the fighters are being admitted into Baraxley hospital?
a reliable source of mine (uncle
Puntland is the only one that is lending SSC a hand at the moment.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
Cirwaaq is a lost soul. The kid doesn't know what he is talking about. 
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S
Hopefully Pland has lifted all sanctions against the SSC and they will be allowed to trade directly from Bossasso and also use the Plan airports once again.
Good for you more trade to Pland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1419 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 31 Replies
- 1885 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 6 Replies
- 788 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 4 Replies
- 67 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 16 Replies
- 1686 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 498 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 6 Replies
- 3265 Views
-
Last post by AxmedAbdullahi
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 258 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 17 Replies
- 1800 Views
-
Last post by sahal80