Dowlada Qaranka oo ku wajahan Baladweyne (Hiiraan)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Dowlada Qaranka oo ku wajahan Baladweyne (Hiiraan)

Post by XimanJaale »

The eradication of qarandiids is still on the way to gobolada not only Xamar.


Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xiisado iyo xaalado kacsanaan ah ay ka jirto gudaha magaalada, kadib markii duleedka ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka bilaabeen Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG, kuwaasoo iminka doonaya inay weeraraan Magaalada.

Sida wararku sheegayaan dadka deegaanka ayaa cabsi ka muujinaya xiisadaha iyo dhaq dhaqaaqyada ka jira, iyadoo magaalada laga dareemayo jahwareer aan caadi aheyn, kadib markii la ogaaday in Ciidamo aan sidaa u badneyn oo Shabaab ah magaalada ku sugneyn.

Ciidamada Dowladda ayaa dhaq dhaqaaqyo waxay ka wadaan deegaanka Ceel-Gaal, halkaas oo la sheegayo inay soo gaareen Ciidamo kale oo lagu soo tababaray gudaha Itoobiya.

Dhinaca kale Ciidamo Itoobiyaan ah oo la aamisan yahay inay taageeraan Ciidamada Dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka ayaa la sheegay in dhankooda dhaq dhaqaaq ka wadaan Isgoyska Kala-Beyrka oo labadii bilood ee la soo dhaafay ku sugnaayeen.

Lama oga qorshaha Ciidamadan inuu hirgeli doono iyo in kale, iyadoo dhowr jeer oo hore ay fashilmeen isku dayo ay ku doonayeen inay ku qabsadaan Magaalada Beledweyn, balse ku hungoobay.

GUUL QARANKA SOMALIA :som:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Dowlada Qaranka oo ku wajahan Baladweyne (Hiiraan)

Post by greenday »

Its about time, every somali needs to be freed.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Dowlada Qaranka oo ku wajahan Baladweyne (Hiiraan)

Post by XimanJaale »

greenday wrote:Its about time, every somali needs to be freed.
Indeed :up: Guul ba dhow insha'allah
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”