Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (swt) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubaanaa Muxamed (csw). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.
waxaa dhacday qaraxii shalay ka dhacay Saldhiga Sarena ee degmada Xamar Jajab inuu galaaftay canug yar oo aan wax danbi ah aanan lahaayn oo markaa hooyadiis ay gacan haaysay.
hooyada oo markaa wadada maraysay iyadoo canuga gacanta bidix ku haysay gacanta midigna ay ku haaysay tarmuus shaah ah ayaa waxaa dhacday in ay hooyadii markii uu qaraxa dhacay ay u soo hartay gacantii ay canugeeda keliya ay ku haaysay.
iyadoo intii kale ee canuga jirkiisa ay qaraxa uu la tagay oo dhulka uu galay hadaba waxaa la yaab noqotay hooyo iyo cunigii ay dhashay ay gacanta haaysay oo ay u soo hartay gacantiisa oo keliya marka kuwa ku fanaaya oo leh anagaa ka danbaaynay qaraxaan waxaa sugaysa xisaabta alle.
maalinta la qatan yahay ee la qaawan yahay ee hooyadu ilma ay dhashay aynaan ogayn oo walaalka walaalkiis ogayn ama ninka naagtiisa anaan ogayn oo qof waliba yaa nafsi leeyahay waxaana qaraxaas meesha uu ka dhacay deganaa dadka dhintay qeyb ayay ka yihiin Rayidka, maadaama halka xarunta ku taalo ka ag dhow yihiin guryo dad rayid degan yihiin.
The story of a mother about yesterdays suicide bomb in Xamar
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: The story of a mother about yesterdays suicide bomb in X
Looks like majority of the member's support suicide bombings no sympathy at all 

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: The story of a mother about yesterdays suicide bomb in X
Qaatil oo dhan Allaah ha rogo... 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 31 Replies
- 1642 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 9 Replies
- 889 Views
-
Last post by Strategic
-
- 14 Replies
- 1098 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 421 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 702 Views
-
Last post by SelfD
-
- 22 Replies
- 1651 Views
-
Last post by NoAngst
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 5 Replies
- 727 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 2 Replies
- 410 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 1 Replies
- 471 Views
-
Last post by Octavius