Page 1 of 2

Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From SSC

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:37 pm
by Somalian_Boqor
Mudane Siciid Salaad Cilmi: Waa In Dagaalada Kalshaale La Joojiya, Somaliland Ciidamadeeda Kala Baxdaa...
Feb 22,2011
by Galkacayo-Gedo-News

Maamulka soomaaliyeed ee Galmudug oo maanta ka hadlay dagaalada dhawaan ka soo cusboonaadey degaanka Kalshaale ee Gobolka Cayn ayaa baaq u jeediyey Maamulka Somaliland & Ciidamada Degaanka buhoodle,waxaana maamulka Galmudug labada dhinac ugu baaqey inay joojiyaan colaada degaanadaasi ka taagan.

Baaqa maamulka Galmudug waxaa uu imaanayaa xilli ay maalmihi la soo dhaafey degaankaasi ka dhaceen dagaalo qaraar oo u dhexeyey ciidamada degaanka Buhoodle & kuwa Somaliland halkaasi oo ay ka dhaceen dagaaladii ugu darnaa ee muddo sanado ah gobollada Waqooyi ka dhaca,waxaana dagaaladaasi sababeen qasaare lixaad leh.

Duqa degmada Galkacayo ee Maamulka Galmudug Siciid Salaad Cilmi oo maanta si rasmi ah dagaaladaasi uga hadlay ayaa sheegey in loo baahan yahay in xiisadaha coladeed ee ka taagan degaankaasi lagu dhameeyo wada hadal isla markaasna maamulka Somaliland kala baxaan ciidamadooda degaanka Buhoodle & nawaaxigiisa,waxaana uu ugu baaqey labada dhinac inay ilaaliyaan nabadda & wada noolaanshaha ka dhexeya.

Mudane Siciid Salaad Cilmi waxaa uu daaha ka qaadey in hadii dagaaladaasi sii socdaan ay sababi karaan qasaare lixaad leh oo dadka degaanka soo kala gaara,waxaana uu sheegey in loo baahan yahay in arrimahaasi loo dhiibo dadka waxgaradka ah ee labada degaan ka soo kala jeeda,waxaana uu sheegey in nabad horumar lagu gaari karro.

Si kastey ahaataba waxaa Maamulka Galmudug maamulka Somaliland & Waxgaradka Buhoodle ugu baaqey inay dadaal nabadeed ku xaliyaan dhibaatooyinka ka aloosan degaanadaasi,waxaana uu xusay in dagaalka uu wiil ku dhinto balse aan wiil ku dhalan,waxaana uu xasuusiyey inay labada dhinac yihiin dad wada dhashay isna dhalay.

Cali Xasan Cabdulle

Galkacayo-Gedo-News

Gedonet.com@gmail.com

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:38 pm
by The_Emperior5
why do you keep posting the same news lady nas :lol: :lol:

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:39 pm
by AhlulbaytSoldier
The_Emperior5 wrote:why do you keep posting the same news lady nas :lol: :lol:

did the punani cheerleaders already get bitchslap?

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:41 pm
by The_Emperior5
HutuKing01 wrote:
The_Emperior5 wrote:why do you keep posting the same news lady nas :lol: :lol:

did the punani cheerleaders already get bitchslap?

we mobilized are forces then futoole fled to adis ababa :lol:

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:43 pm
by kambuli
Siciid Salaad Cimi "isla markaasna maamulka Somaliland kala baxaan ciidamadooda degaanka Buhoodle & nawaaxigiisa"

Thanks Saiciid :rose: He just said the truth and the he spoke fairly...

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:47 pm
by LiquidHYDROGEN
The_Emperior5 wrote:
HutuKing01 wrote:
The_Emperior5 wrote:why do you keep posting the same news lady nas :lol: :lol:

did the punani cheerleaders already get bitchslap?

we mobilized are forces then futoole fled to adis ababa :lol:
:lol: :lol:

Futoole running for the ethiopian border.

Image

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:04 pm
by LiQaaye_TDH
Futoole oo Puntland uga Baxay si deg deg marko Maqlay Ciidamada Qaranka Somaliland oo Duleedka Berbera Gaafwareegaya

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:08 pm
by Siciid85
:lol: :lol: Don't you get tired of booty shaking for different sides every once in a week? first SSC & now Galmudug.
Lady_Nas
Image

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:09 pm
by Madelina
According to reliable sources, the international community and Ethopia are telling Puntland to back down & apparently Faroole is furious :evil: :twisted:
Don't be surprised if the Puntland Militia returns to Garowe in the next few days without firing a bullet , you heard it here first!!..

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:11 pm
by LiQaaye_TDH
Image[/quote][/quote]

Why dont they do this Bootyshaking for somaliland one :P

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:35 pm
by juzme123
abdi.ismail wrote:
The_Emperior5 wrote:

we mobilized are forces then futoole fled to adis ababa :lol:
:lol: :lol:

Futoole running for the ethiopian border.

Image
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

ROFL :lol:

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:57 pm
by 1moonlight
Guul Galmudug :som: :up:

Guul SSC :som: :up:

iidoor hata ayaa laleeynayaa gaaladu galaadu dhashay oo iska marqaansan.
iidoor waa in lagu jihaado.

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 4:26 pm
by juzme123
^^ Idoor bay kaaga dhegtay bal calaacal wax ha ku taro :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 5:30 pm
by AsadSL
How can anyone tell somaliland to withdrawal there troops from their own country.

Re: Galmudug Tells Somalidiid Withdrawal Your Militia From S

Posted: Tue Feb 22, 2011 5:54 pm
by Amilla
^^
You need to reassess your defination of the word "COUNTRY" you all well aware, According to the world Somaliland is not a country but merely a region within somalia. you qaldans need to stop Qawdhanizing everything :down:

as long as :som: exists recongnition is not coming