http://www.boocame.com/?p=10964
Culimada Gobolka Cayn oo ku dhawaaqay inuu Dagaalka kalshaale yahay Jidhaad(ka dhagayso Warbaahinta Radiowidhwidh)
Kadib Kulan Balaadhan oo Maanta Magaalada Buuhoodle isagu yimaadeen Culumada Diinta ee Buuhoodle ayaa si Kulul loogu Canbaareeyey Dagaalada ka soconaya Deegaanada Kalshaale Maygaagle Waxayna Culumada Dagaalkaasi ku eedeeyeen inuu Masuul ka yahay Hogaamiyaha Maamulka Hargaysa Axmed Siilaanyo.
Culumada ayaana dagaalkaasi ku sifeeyey inuu yahay Dagaal Jihaad ah oo lagu soo duulay Dhulkaasi loona baahan yahay in dagaalka layska difaaco, Culumada ayaana sidoo kale ka Baaq u diray Culumada Waqooyiga Somalia iyagoona ugu baaqay Culumadaasi inay Maamulkaasi Hargaysa ay uga digaan Weerarka uu Deegaankaasi ka Wado.
Shiikh Saleebaan Maxamed Jamac ayaana Qoraalkaasi Saxafiyiinta ugu akhriyey Magaalada Buuhoodle Waxa uu shiikhu ku dheeraaday weerarka lagu soo Qaaday Deegaanka Buuhoodle ee gardarada ah ee Maamulka Siilaanyo uu Wato.
Xafiiska Wararka ee Radiowidhwidh, Buuhoodle
Cali dhagjar
Ka dhagayso Radiowidhwidh,
1) Sh maxamuud yuusuf dhuux
2) Sh Saleebaan Maxamuud Jaamac
Cuulimada Cayn Reer Buhodle & SSC is ka Difacaa SL
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Cuulimada Cayn Reer Buhodle & SSC is ka Difacaa SL
Wuxuu doonaba ha ahaado



-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Cuulimada Cayn Reer Buhodle & SSC is ka Difacaa SL
buuhoodle culmo
sufida waa rageedi walle 


Re: Cuulimada Cayn Reer Buhodle & SSC is ka Difacaa SL
Buuhoodle culima
Laascaanood Al-Ictisaam



Laascaanood Al-Ictisaam


-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Cuulimada Cayn Reer Buhodle & SSC is ka Difacaa SL
Ama fooxleyda dhulbahante ama shiishkabaa amd ahl-suna waa jebertiga moral support ha idin siiyeen, mid ogaada
Somaliland wax aad ka qaadi kartaan ma jiro enoguh said kii jeberti jab dheh
Somaliland wax aad ka qaadi kartaan ma jiro enoguh said kii jeberti jab dheh

Re: Cuulimada Cayn Reer Buhodle & SSC is ka Difacaa SL
^^^^^
Malaha Jeberta maskaxda ka wasay adiga? meel walbo Jeberti ayaa la tagantahay.
Malaha Jeberta maskaxda ka wasay adiga? meel walbo Jeberti ayaa la tagantahay.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1409 Views
-
Last post by FarIyoAlif
-
- 4 Replies
- 1026 Views
-
Last post by Nomand
-
- 2 Replies
- 414 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 43 Replies
- 3254 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 15 Replies
- 1177 Views
-
Last post by Afri_Somali
-
- 0 Replies
- 319 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 353 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 461 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 15 Replies
- 1279 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 2 Replies
- 487 Views
-
Last post by EastAfrica