PUNTLAND'S 2ND ARMY DIVISION, 6TH BRIGADE HAS MOVED FROM SOUTHERN SANAAG.
PUNTLAND'S 9TH ARMY DIVISION FROM GALKAACYO HAS ARRIVED IN BUUHOODLE.
KII SII BAAKHTI JAB





Moderator: Moderators
in my opinion two or one division is enough to bring lasscound back and defend our land in caynThe Magnificent wrote:PUNTLAND'S 54TH ARMY DIVISION, 3RD BRIGADE IS IN LAASCAANOOD'S AIRPORT ALL THE WAY TO TUKARAQ.
PUNTLAND'S 2ND ARMY DIVISION, 6TH BRIGADE HAS MOVED FROM SOUTHERN SANAAG.
PUNTLAND'S 9TH ARMY DIVISION FROM GALKAACYO HAS ARRIVED IN BUUHOODLE.
KII SII BAAKHTI JAB![]()
![]()
![]()
![]()
Faahfaahin Dagaalo maanta ka dhacey Gobolka Ceyn oo la isku habeynsadey
Buuhoodle(Puntlandi.com) Dagaalo ayaa saaka ka bilowdey degaanada hagoogane iyo meegaagle dagaalkaasoo la isla habeynsadey, Ciidamada Puntland ayaa guulo waaweyn ka gaarey dagaalka, inkastoo ay maalmahaan ciidanku adkeeyeen in wararka si sahlan loo helo.
Ciidamada Puntland waxey duhurkii gacanta ku dhigeen labo saldhig oo ciidamada maamulka Hargeysa Deganaayeen, sida naloo xaqiijiyey waxay galabta ciidanku gaareen tuulada Qorilugud, balse dib ayey uga soo laabteen, .
3 askari ayaa inta lahubo ka dhimatey Ciidanka Puntland, dhinaca kale khasaaraha lama sheegin.
Dhinaca Laascaanood ayaan ilaa hada wax dagaal ah ka dhicin, inkastoo wakiilka Laascaano noo jooga xaqiijiyey in dhamaan Ciidankii Soomaaliland ay isaga baxeen magaalada iyo nawaaxigeeda, Waxeyna shacabku sugayaan in Ciidanka Puntland uu magaalada soo gaaro,halkaasoo la filayo in lagusoo dhaweeyo.
Warar hoose oo aan ka helney furinta hore ee dhinaca Laascaanood ayaa sheegaya in Ciidanku ay diyaar u yihiin iney galaan Laascaanood maalmaha soo socda balse arimo kale ay u xayiran yihiin .
Sargaaal ka tirsan Ciidanka sirdoonka Puntland ayaa noo xaqiijiyey in Ciidanku galidoono magaalada Laascaanood intaan jimcaha lagaarin.
Puntlandi.com
FBISOMALIA wrote:jimcay lasscound citizen wlc darawishii puntland ..... what a headline and gul day for somalia![]()