Page 1 of 1

Baro English Academic Writing Afsoomaali

Posted: Wed Feb 23, 2011 6:20 am
by abuu_dujaana
Asalaamu calaykum
walaalka casharrkaan qoray wuxuu ugu tala galay qof walba oo xiisaynaya, inuu wax ka ogaado qaabka Academic writing. Waxaanu ka billaabi doonnaa qaybta ugu horreesa, sida oraahda(Sentence) loo dhiso iyo noocyadeeda.

Qaybta labaadna wuxuu u ku soo qaatay qaabdhismeedka Tuduc (Paragraph)
Qaybta saddeexaadna wuxuu ku saabsanaan doontaa Qaabdhismeedka Curis Essay


http://somalitalk.com/2011/01/09/barash ... a-english/
http://somalitalk.com/2011/01/25/barash ... sh-q-2aad/