International delegation visits Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

International delegation visits Somaliland

Post by juzme123 »

Madaxweynahaa Somaliland Oo Qaabilay Weftigii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Socday Beesha Caalamka

Hargeysa (Saraar Media) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xarunta madaxtooyadda ku qaabilay wafti miisaan culus oo kala socday dalalka Ethiopia, Belgium, Finland, France, Germany, Jaban, Italy, Netherlands, Norway, Uk, Spain, Turkey, USA, Brasil, Wakiilka EU u Fadhiya Djibouti iyo Xoghaynta urur Goboledka IGAD.

Image

Waftigan oo ujeedada socdaalkooda lagu tilmaamay in ay ahayd xaqiiqo raadin ayaa waxa uu madaxweynuhu uga mahadnaqay socdaalkoodan waxaanu u soo qadimay waxyaabaha ay Somaliland ku talaabsatay.


Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.


Warsaxaafadeedkan ayaa waxa uu u dhignaa sidan “Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka kooban 16 Xubnood oo ka kala Socda wadamada Ethiopia, Belgium, Finland, France, Germany, Jaban, Italy, Netherlands, Norway, Uk, Spain, Turkey, USA, Brasil, Wakiilka EU u Fadhiya Djibouti iyo Xoghaynta urur Goboledka IGAD.

Image


Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga waramay Horu-marka dhinacyada badan leh ee ka socda Somaliland waxa kale oo uu u sheegay in ay Somaliland Beesha Caalamka ka sugayso Gacan qabasho dhinaca dhaqaalaha iyo aqoonsi, si uu dedaalkan ay Somaliland la timid u noqdo mid xaqiijiya Himillada ummadda.


Eng Mahboub Maalin oo ah Xoghaynta guud ee Urur Goboleedka IGAD ayaa isaguna madaxweyanha uga mahad celiyey soo dhawaynta uu weftigu kala kulmay Somaliland waxaanu sheegay in u socdaalka weftigu daba socday safar hore oo Urur goboleedka IGAD Somaliland ku yimaadeen, kaas oo u jeedadiisu tahay xogogaal u noqoshada waxa ay qabsatay Somaliland.


Ambassador Renzso Rosso oo ah safiirka Talyaaniga u fadhiya Ethiopia kuna had-laayey magaca safiirada ayaa madaxweynaha uga mahad-naqay soo dhawaynta iyo qaabilaada ay kala kulmeen Somaliland.

Image

Safiirku waxa uu sheegay in ay farxad gelisay waxa ay indhahooda ku arkeen oo ah waxa ay qabsatay Somaliland, Dhismaha ka socda, Ganacsiga iyo nabad gelyada ka jirta Somaliland.


Weftiga oo booqasho maalina ku joogaya wadanka waxa kulanka ka dib Hotel Mansour warbixin dheer ku siiyey Wasiirka Arrimaha Debeda, Wasiirka Qarshaynta iyo Xubno kale.


Dhinaca kulanka waxa madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha Debeda, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Macdanta iyo tamarta, wasiirka Arrimaha Guddaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Gudoomiyaha Golaha Guurtida, Gudoomiyaha Golaha waskiilada iyo Gudoomiye kuxigeenka Golaha wakiilada.


Dhinaca Weftigu waxay ka koobnayeen sidan:-

1. Ethiopia: Amb. Negash Kibret

2. IGAD Secretarial: Executive Secretary Ing. Mahboub Maalim

3. Belgium: Amb. Gunter Sleewagen

4. EU ( Djibouti): Frederic Roberts

5. Finland: Amb. Leo Olsvirta

6. France: Amb. Jean-Chirstophe Belliard

7. Germany: Nichael Biontino

8. Japan: Amb. Hiroyuki Kishino

9. Italy: Amb. Renzo Rosso – Alberto Vecchi

10. Netherlands: Sjoerd Smit

11. Norway: Amb. Odd-Inge Kvalheim

12. Uk: John Marshall, Sean Cockburn

13. Spain: Jose Eugenio Thovar Loxano

14. Turkey: Amb. U. kenan Ipek- Elif Okutucu

15. USA ( Bilat )Amb. Donald Booth

16. Brasil: Amb. Isabel Cristina de Azvedo Heyvaert
Last edited by juzme123 on Wed Feb 23, 2011 10:55 am, edited 1 time in total.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: International delegation to Somaliland

Post by ToughGong »

Now that's a DOWLAD

Image


:clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: International delegation to Somaliland

Post by Madelina »

seemeyer wrote:Now that's a DOWLAD

Image


:clap: :clap: :clap: :clap:
We're held in high regard by these goverments :up:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: International delegation visits Somaliland

Post by Cali_Gaab »

:clap: :clap:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: International delegation visits Somaliland

Post by udun »

Haye waa taas gaalaa Hargeysa timid and you guys are happy!

:lol: :lol:
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: International delegation visits Somaliland

Post by Madelina »

udun wrote:Haye waa taas gaalaa Hargeysa timid and you guys are happy!

:lol: :lol:
Maaye we're also equally as happy markey Muslim delegationkuna yimadaan...We're just a hospitable ppl martida so dhaweeysa :mrgreen: :mrgreen:

Image
:clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: International delegation visits Somaliland

Post by udun »

Madelina, those are Arab businessmen who take livestock from all Somali territories :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: International delegation visits Somaliland

Post by Cali_Gaab »

udun wrote:Haye waa taas gaalaa Hargeysa timid and you guys are happy!

:lol: :lol:
There's gaalo killing your fellow nationals of that entity you claim to be part of in the South. Unless you think having gaalos wearing suits visit Hargeisa is bad but bantu gaalos in Mogadishu with guns and tanks is better, you have no case here huuro.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: International delegation visits Somaliland

Post by The_Emperior5 »

even saudis are welcome

Image
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: International delegation visits Somaliland

Post by juzme123 »

Madelina,

That was in Berbera wasn't it?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: International delegation visits Somaliland

Post by ToughGong »

bantu gaalos in Mogadishu with guns and tanks areE better
He doesn't know whether he's coming or going,he just posts out of pure spite for SL dee
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: International delegation visits Somaliland

Post by juzme123 »

udun wrote:Madelina, those are Arab businessmen who take livestock from all Somali territories :lol: :lol:
Just ignore (q)ud(h)un.
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: International delegation visits Somaliland

Post by Madelina »

juzme123 wrote:Madelina,

That was in Berbera wasn't it?
Yeah they visited both Hargeisa & Berbera :up:
juzme123 wrote:
udun wrote:Madelina, those are Arab businessmen who take livestock from all Somali territories :lol: :lol:
Just ignore (q)ud(h)un.
Udun, inabti you make hasty comments without thinking it over ana I just present you with facts :lol: ..but it's all good xalkaa inooga wad :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: International delegation visits Somaliland

Post by SahanGalbeed »

The_Emperior5 wrote:even saudis are welcome

Image
What do you mean EVEN saudis ? Saudis were there before anybody else !
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: International delegation visits Somaliland

Post by udun »

juzme123 wrote:
udun wrote:Madelina, those are Arab businessmen who take livestock from all Somali territories :lol: :lol:
Just ignore (q)ud(h)un.

Jusme123, desperate baad tihiin maalmahan, ok I got it. It is all the asswhooping you folks took in Kalshaale :idea:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”