G/sare Muxuyidiin Axmad Muuse Taliya xigeenka Bilayska Puntland iyo guutooyin ciidamaa oo uu horkacayo ayaa soo gaaray magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Taliyaha iyo ciidamadiisa ayaa loogu talagalay in bilo ay ku nagadaaan magaalada Galkacyo gacantana ku soo celiyaan amaanka iyo kaladanbaynta magaalada waxaana ciidamada taliyaha wehliya ay si toosa uga qaybqaadanayaan sugida amaanaka Gobolka iyo hawlgalada ka socda magaalada.
Dawlada Puntland ayaa qaadatay go’aan ku aadan sugida amaanka Gobolka Mudug iyo guud ahaan mandiqada waxaana lagu wadaa Gobolka in ay soo garaan Taliyaha bilayska Puntland iyo wasiiro kale.
Shacabka Magaalada Galkacyo ayaa soo dhaweeyay talaabada Dawlada iyo hawlgalada ciidamada amaanka samaynayaan waxaana ay ku tilmaameen talaabo wanaagsan oo loo baahnaa in mar hore laqaado.
			
			
									
																
						Taliya Xigeenka Bilayska Puntland Oo Galkacyo Soo Gaaray
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super 
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
- 
					- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
 
- 
						
- 5 Replies
- 975 Views
- 
								Last post by muftaax																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 5 Replies
- 844 Views
- 
								Last post by Rambie																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 0 Replies
- 390 Views
- 
								Last post by FBISOMALIA																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 0 Replies
- 368 Views
- 
								Last post by FBISOMALIA																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 0 Replies
- 379 Views
- 
								Last post by FBISOMALIA																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 2 Replies
- 355 Views
- 
								Last post by Babygirl-																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 4 Replies
- 593 Views
- 
								Last post by FBISOMALIA																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 0 Replies
- 298 Views
- 
								Last post by FBISOMALIA																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 1 Replies
- 823 Views
- 
								Last post by SuldaanMaplesyrup																			
											
										
																		
 
 
- 
						
- 0 Replies
- 329 Views
- 
								Last post by FBISOMALIA																			
											
										
																		
 
 
 
     
     
    