i called Beled Hawo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

i called Beled Hawo

Post by CoolPoisons »

Mujahid Jale Bare Aden Shire ayaa dagaalka ku biiray. waxa la yiri asaga ciidan aan caadi ahayn hogaaminaya ayuu duleedka so dagay

Shiskabab are shitting themselves. balantu waa beri
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: i called Beled Hawo

Post by Advo »

bollocks. dollow crew will fire shots few hours and retreat back to their hide outs.

I don't support shabaab and would welcome their extermination however we have to be honest about the situation, even if it hurts us.

dolow crew are incapable of defeating shabaab unless the shacab joins in and I don't see that happening.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: i called Beled Hawo

Post by CoolPoisons »

Advo wrote:bollocks. dollow crew will fire shots few hours and retreat back to their hide outs.

I don't support shabaab and would welcome their extermination however we have to be honest about the situation, even if it hurts us.

dolow crew are incapable of defeating shabaab unless the shacab joins in and I don't see that happening.
^^ Dumb Igal Siad. didnt they defeat Shiskabab last time and left Beled Hawo on their own?

U forgot this that happend last October?

Magaalada Garbahaarey oo la gaarsiiyay dhaawac farabadan iyo warar kale oo dheeri ah
Oct 22,2010
by Nairobi GedoNet News

Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo oo aanu xiriir toos ah la samaynay ayaa naloo sheegay in xarakada Al-Shabaab dhaawocoodii uu soo gaaray magaalada.

Sida warar xaqiiqo ah aanu ku hayno Al-Shabaab dagaalkii xalay ay ku qaadeen magaalada xadka dhacda ee Belex-Xaawo ayaa naloo xaqiijiyay inuu kasoo gaaray jab aad u ballaaran.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey waxay noo sheegeen in magaalada la gaarsiiyay dhaawaca Al-Shabaab oo gaaraya 55-qof ilaa 60 askari oo Al-Shabaab ah.

Xarakada gawaaridii ay xalay ku dagaal galeen ee hubku u saarnaa ayay kusoo daad gureeyeen dhaawicii askarta iyagoo ugu danbeyna gaaray Garbahaarey. laba kamid ah dhaawicii la keenay Garbahaarey ayaa geeriyooday, sidoo kale tiro gaaraysa 5-askari ayaa iyaguna dhexda kusoo dhintay intii lasoo waday.

Dhimashada askarta Al-Shabaab ee dagaalkii xalay ayaa la ii xaqiijiyay inay gaarayso 34 nin ilaa 40 askari marka lagu daro kuwa dhaawaca u geeriyooday.

Waxay kaloo wararku sheegayaan in askarta ka geeriyootay xarakada Al-Shabaab ay u duugeen qaab xabaal-wadareed ah oo meelaha howdka ay ka sameeyeen.

Askartii bad-qabtay ee Al-Shabaab waxay xalay magaalada B/Xaawo uga soo bexeen iyagoo lugaynaya kadib markii dhaawaca iyo dhimashada lagu soo qaaday gawaaridii ay dagaalka ku galeen.

Xarakadu waxay maanta Garbahaarey ka afduubeen gawaaridii shacabka ee waawayneyd oo magaalada Muqdisho bagaashka iyo raashinka ka keeni jirtay, waxaana lagu soo daad gureeyey ciidankii lugta ahaa, waxaana waqti gaaban kahor lasoo gaarsiiyay meelo u dhow Garbahaarey.

Dhimashada Al-Shabaab waxaa la tilmaamayaa inuu ku jiro sargaal xaga ammaanka u qaabilsanaa magaalada Garbahaarey oo lagu magacaabo Abuu-Muscab sidoo kale waxay wararku xusayaan inuu isna dhintay gudoomiyihii degmeda Ceel-Waaq, laakiin wali ma jiraan warar xaqiijinaya inay saraakiishaasi dhinteen iyo in kale.

Dhaawaca la keenay magaalada Garbahaarey ayay xarakada Al-Shabaab waxay geeyeen isbitaalka wayn ee magaalada waxaana loo diiday inay dadka shacabka ah galaan.

Dhakhaatiirtii iyo kalkaaliyeyaashii ka howl-gali jiray isbitaalka guud ee magaalada ayaa si khasab ah loo afduubay waxaana loo sheegay inay daweeyaan dhaawaca la keenay, waxaa kaloo loogu dardaar wariyey inaysan sheegin tirada dhaawaca la keenay isbitaalka.

Qaar kamid ah dhaawaca Al-Shabaab ee magaalada la keenay ayaa loola cararay magaalada Baydhabo oo gawaari lagu qaaday saacado kahor, waxaana intii dhaawocoodu halista ahaa loo qaaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, qaar kamid ah waxaa laga baqayaa inay dhexda ku dhintaan oo dhaawocoodu halis yahay.

Dagaalkii xalay ka dhacay B/Xaawo wuxuu xoogiisu dhexmaray Al-Shabaab iyo garabka Ahlusunna, wuxuuna dagaalku ka dhacay goob ay difaac uga jireen garabka Ahlu-Sunna. dhinaca ay ku sugnaayeen ciidanka dowlada raacsan dagaal badan kama dhicin.

Warar kale oo warsidaha GedoNet kasoo gaaraya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-Bari Kenya waxay xusayaan in ciidamo dowlada raacsan oo muddo lagu tababarayay deegaanka Siyeelow ay maanta soo gaareen Wajeer waxayna ku sii jeedaan magaalada Ceel-Waaq oo la filayo inay gaaraan maalinta Axada ah ee fooda nagu soo haysa.

Ma jiraan warar ay xarakada Al-Shabaab kasoo saareen dagaalada ka dhacay magaalada B/Xaawo guul iyo guul daro intaba sidoo kale wax gurmad ah oo u yimid xarakada Al-Shabaab ma jiraan ilaa iyo hadda sida warar xaqiiqo ah aanu ku hayno.

Dhanka kale warbaahinta ayaa faafisay warar xaqiiqada ka fog oo ku sheegay dagaalkii xalay ka dhacay B/Xaawo ay ku dhinteen dad gaaraya 20 qof halka dhaawucuna gaarayo 30 qof mana jiraan sida warar xaqiiqo ah aanu ku hayno shacab ku dhintay magaalada marka laga reebo garabyada dagaalamay kaliya. shacabka khasaarohooda waxaa weeye 5-qof oo dhaawac ah kaliya.

http://www.gedonet.com/index.php?news=4544
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: i called Beled Hawo

Post by Advo »

Why would they leave if they defeated them? ninyahow stop being so emotional and start thinking rational.
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: i called Beled Hawo

Post by ibrahimcw »

with Barre now joining the fight it looks very bleak for Alkalab. :|
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: i called Beled Hawo

Post by Voltage »

This is becoming a travesty wallahi.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: i called Beled Hawo

Post by XimanJaale »

Guul inshallah, may allah make it easy for them amiin
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”