Boosaso ( RBC Radio ) Kulan Balaaran Oo maanta ay Ku yeesheen Masuuliyinta Ururka haweenka ee Gobolka bari Magalada bosaso Ayaa Waxaa ay kaga Hadleen Arimaha Dagaalada Kalshaale Oo ay sheegen in ay Dalbanayaan in Xaaladasi si deg deg ah Loo Joojiyo.
Gudoomiyaha Haweenka gobolka bari maryan Maxmed Xasan ayaa waxaa ay Sheegtay in ay Cambaareynayan Dagaalada ku soo Noqday Qaybo Ka mid ah Gobolka Cayn oo ay ku dagaalameen Ciidamda dawlada Somaliland iyo Dadka shacabka ah ee ku Dhaqan Gobolka Cayn.
Baaqani Haweenka Boosaso ay Direen ayaa waxaa ay ku dalbanayeen In Maamulka somaliland Joojiyo dagaalada uu Ka Wado Qaybo ka Mid ah Gobolka Cayn Kaasi oo ay Ku dhinteen Dad rayid ah Oo Gobolkasi Ku Dhaqan.
Kulanka Haweenka Boosaso ayaa waxaa uu Mid Ka mid ah Baaqyada dhawaanahan ka soo baxay Qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobolada Puntland oo Qaybtood Ka Mudaaharaden Dagaalada Ka dhacay Kalshaale oo ay ku Tilmaamen Mid Nasiib Daro ah Xiligani Waxaana ay ugu Baaqayeen dhamaan Dadka Arimahasi Ka Hadlayay in Dawlada somalilnad Joojiso faragalinta ay ku Hayso Gobolada Puntland.
Dhinaca kale Dibadbax Maanta ka dhacay Magalda Garowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa looga soo horjeestay Dagalada kalshaale iyo waliba Hadalo dhawaan ay Saxaafada ka jeediyeen Masuuliyinta Maamulka Somaliland.
Ururka Hawenka Gobolka Bari Ka Hadlay Dagaalada Gobolka cayn
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 551 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 16 Replies
- 1250 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 1109 Views
-
Last post by peace-
-
- 2 Replies
- 10158 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 28 Replies
- 2501 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 29 Replies
- 6160 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 1158 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 0 Replies
- 1071 Views
-
Last post by Meseret
-
- 0 Replies
- 824 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 10 Replies
- 1586 Views
-
Last post by hargaysaay