Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
Galkacyo & Boosaaso(Puntlandi.com);- Magaalooyinka Boosaaso iyo Galkacyo ayaa saaka waxaa ka soconya banaanbaxyo xoogan oo lagu taageerayo xukuumada Puntland iyo hadalkii goodinta ahaa ee dhawaan uu madaxwaynaha u jeediyay mamulka labaxay somalinad.
Fagaaraha magaaloyinka Boosaaso iyo Galkacyo ayaa waxaa isugu soo baxay dadwayne farabadan waxaa ay ku dhawaaqayaan erayo ay ku taageerayaan xukuumada Puntland ugana soo horjeedaan mamulka Hargaysa.
Wakiilka Puntlandi.com ee Boosaaso ayaa soo warinaya in guud ahaa qaybaha bulshada oo kalagadisan ay ka soo qaybgaleen banaanbaxa.
Dhinacakale banaanbax aan waybayn oo caruur ay ka qaybgashay oo ay soo abaabuleen shaqsiyaad xumaan katalisa kana soo horjeeda hogaanka dadka iyo dalka nabada iyo hormarka u horseeday ee muda madaxwayne C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa saaka ka dhacay xaafad kamida magaalada iyadoo markii danbe dadwaynaha ay ku biiraan banaanbaxa lagy taageerayo xukuumada shaqsiyaadki soo abaabulana ay goobta ka dareeren.
Fagaaraha magaaloyinka Boosaaso iyo Galkacyo ayaa waxaa isugu soo baxay dadwayne farabadan waxaa ay ku dhawaaqayaan erayo ay ku taageerayaan xukuumada Puntland ugana soo horjeedaan mamulka Hargaysa.
Wakiilka Puntlandi.com ee Boosaaso ayaa soo warinaya in guud ahaa qaybaha bulshada oo kalagadisan ay ka soo qaybgaleen banaanbaxa.
Dhinacakale banaanbax aan waybayn oo caruur ay ka qaybgashay oo ay soo abaabuleen shaqsiyaad xumaan katalisa kana soo horjeeda hogaanka dadka iyo dalka nabada iyo hormarka u horseeday ee muda madaxwayne C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa saaka ka dhacay xaafad kamida magaalada iyadoo markii danbe dadwaynaha ay ku biiraan banaanbaxa lagy taageerayo xukuumada shaqsiyaadki soo abaabulana ay goobta ka dareeren.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
mr.president we as puntlander with you in our national war agains somalidiid my allah with us like before 2003



- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
inaar maxaa idiin diiday inaad iska mirqaantaan oo heesaha farxiya fiska iska dhagaysataan oo aad nafistaan come on waa maxay mudaharaad baa dhacay digniin ba dhacdey wuxu hadaanay action lahayn hadalka badani seriously damages health
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
government & puntland ppl = one nationhargaysaay wrote:inaar maxaa idiin diiday inaad iska mirqaantaan oo heesaha farxiya fiska iska dhagaysataan oo aad nafistaan come on waa maxay mudaharaad baa dhacay digniin ba dhacdey wuxu hadaanay action lahayn hadalka badani seriously damages health
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
the best puntland troops who were in mogadisho back in 2007 where like caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac
so oday militarily lets be realistic we are way ahead of you
so oday militarily lets be realistic we are way ahead of you
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
who said to you all puntland troops went back to puntland ...!!!hargaysaay wrote:the best puntland troops who were in mogadisho back in 2007 where like caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac
so oday militarily lets be realistic we are way ahead of you
1000 solder until now working in the name of somalia militry in xamar ofcourse most of them come back to puntland so they can be part of lasscound liberation
our achievement lasscound airport city soon


-
- SomaliNetizen
- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
you can't wait to die huhhargaysaay wrote:inaar maxaa idiin diiday inaad iska mirqaantaan oo heesaha farxiya fiska iska dhagaysataan oo aad nafistaan come on waa maxay mudaharaad baa dhacay digniin ba dhacdey wuxu hadaanay action lahayn hadalka badani seriously damages health


Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
war horta dhaqan xumadaan maxay ahayd maalinwalba dumar xun baa meelaha taagane aawaye ragii qabay islamahaan 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
Pwani wrote:you can't wait to die huhhargaysaay wrote:inaar maxaa idiin diiday inaad iska mirqaantaan oo heesaha farxiya fiska iska dhagaysataan oo aad nafistaan come on waa maxay mudaharaad baa dhacay digniin ba dhacdey wuxu hadaanay action lahayn hadalka badani seriously damages healthwe coming babe loowyaha sii xabaalo bitch.

- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
ninyahow waa iska internet, waa meel lag nafiso. Teeda kale dumarka waxaa ku jira kuwo fikrad wacan oo xata rag meeshaan soo gala dhaama ee adiga uun haa noqon nin dadkiisa ku ciil baxaBicir100 wrote:war horta dhaqan xumadaan maxay ahayd maalinwalba dumar xun baa meelaha taagane aawaye ragii qabay islamahaan
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
^^mindhaa somaliga kugu yare FBI kama hadleyn ee bal dib ugu noqo hadalkaa
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
Dumarka somaad hadal qaadin? maxa FBI oo nin ah meesha keenay? Nin dumar daba socdo haa noqon, yaa udiiday inay ka hadlaan danahooda iyo dalkooda?
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
lol war maanta ma dhinac kalaad kasoo toostey ninyahow maxaa kaa khaldan,
waa maxay maraad dhahdid internet waa meel dumar ku nafisaan iyo dumar hadaba dhigan.
War anigu mudaraadkaan maalinwalba socda baan ka hadlaya koley ninkii ragana qorigiisu
qaadanaya jiida hore buu aadaya dee kii nacasana waa halkiisa, balse dumar iyo caruur
dibad baxa maxay tahay ma falastiin baanu noqoney waxaasi dhaqanxumo
waa maxay maraad dhahdid internet waa meel dumar ku nafisaan iyo dumar hadaba dhigan.
War anigu mudaraadkaan maalinwalba socda baan ka hadlaya koley ninkii ragana qorigiisu
qaadanaya jiida hore buu aadaya dee kii nacasana waa halkiisa, balse dumar iyo caruur
dibad baxa maxay tahay ma falastiin baanu noqoney waxaasi dhaqanxumo
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
Bicir100 wrote:lol war maanta ma dhinac kalaad kasoo toostey ninyahow maxaa kaa khaldan,
waa maxay maraad dhahdid internet waa meel dumar ku nafisaan iyo dumar hadaba dhigan.
War anigu mudaraadkaan maalinwalba socda baan ka hadlaya koley ninkii ragana qorigiisu
qaadanaya jiida hore buu aadaya dee kii nacasana waa halkiisa, balse dumar iyo caruur
dibad baxa maxay tahay ma falastiin baanu noqoney waxaasi dhaqanxumo

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Banaanbaxyo Hareeyay Galkacyo & Boosaaso
abdalla11 wrote:Bicir100 wrote:lol war maanta ma dhinac kalaad kasoo toostey ninyahow maxaa kaa khaldan,
waa maxay maraad dhahdid internet waa meel dumar ku nafisaan iyo dumar hadaba dhigan.
War anigu mudaraadkaan maalinwalba socda baan ka hadlaya koley ninkii ragana qorigiisu
qaadanaya jiida hore buu aadaya dee kii nacasana waa halkiisa, balse dumar iyo caruur
dibad baxa maxay tahay ma falastiin baanu noqoney waxaasi dhaqanxumo
war gabdhaheena Snet so gala baan uqaatay ee raali noqo lol

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 41 Replies
- 2339 Views
-
Last post by Ismahan445
-
- 9 Replies
- 2639 Views
-
Last post by RebelLion
-
- 1 Replies
- 375 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 2 Replies
- 344 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 450 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 327 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 6 Replies
- 675 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by sheldibow
-
- 1 Replies
- 915 Views
-
Last post by FBISOMALIA