Page 1 of 3

Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 11:30 am
by DR-YALAXOOW
Friday, 25 February 2011 11:18 Read : 1006 times
:clap: :clap: :clap: .

Kadib dagaal culus oo saaka Beledxaawo ku dhexmaray ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo Maleeshiyaadka Shabaab, ayaa la xaqiijiyay in Ciidamada Dowladdu ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta Degmadaasi, sida Radio Muqdisho ay u xaqiijeen qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmadaasi.

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in dagaalkaasi ay ka soo gaareen qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac farabadan, iyadoo ciidamada Dowladuna ay sii raadjoogaan firxadka Maleeshiyaadkaasi.

ciidamada Dowlada iyo dadka deegaankuba waxa ay ku mashquulsanyihiin bakhtiinta dab ka kacay xaafado ka mid ah degmadaasi Beledxaawo.

Dhanka kale Maleeshiyaadka Shabaab ayaa la sheegay in degmada Mandheera ee dalka Kenka ay Madaafiic ku garaaceen, iyadoo isku dhac kooban uu dhexmaray ciidamada Dowlada Kenya iyo Maleeshiyaadka Shabaab.

Ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa u muuqda in ay horumar ka gaarayaan dagaaladii ugu danbeeyay ee ay maleeshiyaadka Shabaab kula galeen Muqdisho, Beledxaawo iyo Hiiraan, waxaana xusid mudan in ciidamada Dowladu ay saaka isku fidiyeen wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho.

khawaarijtii waa jabeenee jibiya nacalada :down: :down:

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:07 pm
by greenday
Where is the TFG getting all this power from?
Well done to them :up:

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:11 pm
by The_Patriot
Not good for the people of Beled Xawo.

Know the border is closed and the kenyati fufus wull be harassing the tens of thousands that flee for safety. :down:

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:12 pm
by IRONm@N
greenday wrote:Where is the TFG getting all this power from?
Well done to them :up:
TFG was training armies for years in Uganda, Djibouti and Kenya, all these years they were getting ready. the problem was always low moral, they soldiers getting defected or selling their weapons, but lately they raised their salary, and bringing in a new defense minister from diaspora, give them some hope.

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:13 pm
by greenday
The_Patriot wrote:Not good for the people of Beled Xawo.

Know the border is closed and the kenyati fufus wull be harassing the tens of thousands that flee for safety. :down:
But if home is safe they wont need to flee.

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:14 pm
by greenday
IRONm@N wrote:
greenday wrote:Where is the TFG getting all this power from?
Well done to them :up:
TFG was training armies for years in Uganda, Djibouti and Kenya, all these years they were getting ready. the problem was always low moral, they soldiers getting defected or selling their weapons, but lately they raised their salary, and bringing in a new defense minister from diaspora, give them some hope.
Inshallah this year will be Somalia's come back.

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:15 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
wallahi yalaxow is funny :lol: :lol: meydka xabashida and mooryaanta ayaa daadsan beledxaawo and its still in the hands of Ciidama Xarakada Mujahideenta Al-Shabaab
Labo katirsan gaadiidkii dagaalka ciidanka Itoobiya oo lagu Qaniimeystay dagaalkii Balad Xaawo iyo Mujaahidiinta oo xaqiijistay gacan ku haynta magaalada (Warbixin).

Guul darro tii ugu xooganeyd ayaa cadawga kasoo gaartay dagaaladii cuslaa ee ka socday magaalada B/xaawo ee gobolka Gedo kadib markii ay shacabka iyo mujaahidiinta si adag isaga caabiyeen ciidanka Itoobiya iyo Maleeshiyaadka Soomaalida ah.


Mas'uul katirsan wilaayada Islaamiga Gedo ayaa Goordhaw Shabakadda SomaliMeMo u xaqiijiyay in ciidamada Mujaahidiintu ay Qaniimeysteen gaadiid dagaal iyo hub farabadan oo ay lahaayeen Maleeshiyaadka soo duulay.


Dhabaaxadii ugu horreysay waxay ku dhacday Maleeshiyaadka Dabqoodhiga loo yaqaan ee kamid ah ciidamada Itoobiya ee New Police loo yaqaan, 30 daqiiqo kadib waxaa iyana jabay maleeshiyaadkii Mushrikiinta iyo Mooryaanta isugu jiray oo dhanka Kanstanka Mandheere kasoo duulaan tegay.


Xafiiska SomaliMeMo ee magaalada Kismaayo waxaa goordhaw lasoo gaarsiiyay war xaqiijinaya in Mujaahidiintu dagaalkii maanta ku qabsadeen 2 gaari oo Cabdi Bilayaal ah oo midkood ay ka buuxday Rasaas iyo hub farabadan oo ay Maleeshiyaadku kusoo dagaal galeen halka midka kale ay saaraayeen qalab Isgaarsiineed iyo lacago sida Taararka Halaw Halawda loo yaqaan iyo Dawooyin ay wateen Maleeshiyaadka.


gudaha magaalada B/xaawo ayaa lasoo marsiiyay gaadiidka qaniimada oo lugihiisa ku socda, Jabaqda Takbiirta iyo sawaxanka shacabka ayaa mar qura isqabsatay bartamaha magaalada Buulo Xaawo.


Guusha Mujaahidiinta ka gaareen dagaalada B/xaawo ayaa fariin u ah Cadawga Itoobiya iyo lajirayaashooda doonaya deminta Nuurka Alle waxaana muuqata in ay Fashilmeen isku dayo ladoonayay in magaalooyinka Gedo lagu arbusho.

:lol: :lol:

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:18 pm
by S-D-M
Baladxaawo is becoming the next Xamar.

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:24 pm
by FBISOMALIA
good news :som: :up:

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:27 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Yalaxoow is a LIAR! BAKHTIGII Mooryaanta shariif iyo mushrikiinti qabuuraha caabida in beledxaawo :lol: :lol: :up:

dont look if you have a weak stomach









Image

Image

Image

Image


damn fail :lol: :lol: :lol: :lol: 8-) :up:

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:32 pm
by Kanada
.

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:37 pm
by greenday
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:Yalaxoow is a LIAR! BAKHTIGII Mooryaanta shariif iyo mushrikiinti qabuuraha caabida in beledxaawo :lol: :lol: :up:

dont look if you have a weak stomach









Image

Image

Image

Image


damn fail :lol: :lol: :lol: :lol: 8-) :up:
Why do you people post dead people as trophy?These men are Somali please isku xishooda.

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:41 pm
by abdisamad3
I hear the there is even kenyati troops are helping out ahlu subag wal sambac moryaamin millitia. :lol: :down:
some of the kenyati troops got injured but the kenyans are saying it was a car accident.. :lol:
He said Kenyan soldiers admitted to the Forces Memorial hospital after they were involved in an accident as they returned from border patrols in Mandera were out of danger.

The soldiers had managed to repulse Al Shabaab fighters who had tried to enter Kenya on Thursday when their truck overturned, injuring seven of them
http://hiiraan.com/news2/2011/Feb/kenya ... ndera.aspx

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:43 pm
by abdisamad3
greenday wrote:
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:Yalaxoow is a LIAR! BAKHTIGII Mooryaanta shariif iyo mushrikiinti qabuuraha caabida in beledxaawo :lol: :lol: :up:

dont look if you have a weak stomach









damn fail :lol: :lol: :lol: :lol: 8-) :up:
Why do you people post dead people as trophy?These men are Somali please isku xishooda.
phoking hypocrit..I bet you would be celebrating if they had been shabab members..now its the ahlu subag ethiopian pet dogs then all the sudden you feel sad. :lol: :lol: :lol:

Re: Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Beledxaawo

Posted: Fri Feb 25, 2011 1:46 pm
by greenday
abdisamad3 wrote:
greenday wrote:
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:Yalaxoow is a LIAR! BAKHTIGII Mooryaanta shariif iyo mushrikiinti qabuuraha caabida in beledxaawo :lol: :lol: :up:

dont look if you have a weak stomach









damn fail :lol: :lol: :lol: :lol: 8-) :up:
Why do you people post dead people as trophy?These men are Somali please isku xishooda.
phoking hypocrit..I bet you would be celebrating if they had been shabab members..now its the ahlu subag ethiopian pet dogs then all the sudden you feel sad. :lol: :lol: :lol:
Walahi am never happy with dead somali. The thing is the image of dead people, qofta marka eey dhimato wixi ee sameyen is in the past.