Page 1 of 1
ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave battle
Posted: Fri Feb 25, 2011 12:37 pm
by ibrahimcw
Ka dib dhawaan markii la xaliyey khilaaf soo kala dhexgalay Culimada Ahlusuna waljameeca ee gobollada Dhexe ee dalka soomaaliya waxaa hadda soo baxaya khilaaf kale oo soo kala dhex galay masuuliyiinta Ahlusuna waljameeca ee gobollada dhexe ee dalka soomaaliya,waxaana khilaafkaasi salka ku hayaa saanad mileteri oo xukumada deriska ah dhawaan degaanadaasi soo gaarsiisey.
Saraakisha hogaamisa ciidamada Ahlusuna waljameeca ee Degmooyinka Caabudwaaq,Balambale & Dhabad ayaa shaaca ka qaadey inaysan dagaal dambe oo ka dhaca gobollada dhexe ee dalka soomaaliya ka qayb qaadan,waxaana uu sarkaalkaasi shaaciyey inaan daacad laga ahayn hanaanka ciidamada ee Ahlusuna waljameeca ee gobollada dhexe.
Sarkaalkan ka tirsan saraakisha hogaamisa Ciidamada degaanadaasi ayaa sheegey inaysan maamulka sare ee Ahlusuna waljameeca uusan daacad ka ahayn inuu si xaq ah wax ugu qaybiyo Ciidamada Ahlusuna waljameeca ee gobolada Dhexe,waxaana uu sheegey in dhamaan saanadii mileteri ee Ahlusuna la soo gaarsiiyey ay si gaar ah u isticmaaleen beelo gaar ah.
Waxaa saraakisha degaanada Caabudwaaq, balambale & Dhabad si cad u sheegeen inay ciidamadoodii & dhamaan gaadiidkii dagaal ee ay lahayeen kala soo baxeen degaanada Wardhuumale & Gurceel,waxaana uu sheegey inaanay ogolaan doonin inuu hal askari difaacidda degaanadaasi kaag dhiman doonin,waxaana ay eedeynta ugu weyn dusha ka saareen Masuuliyiinta sar sare ee Ahlusuna waljameeca.
Sarkaalkani waxaa uu daaha ka qaaadey in ciidamadoodu yihiin ciidamada kaliya ee awood ku maquuniya Xarakada Alshabaab ee gobolada Dhexe,waxaana uu sheegey in culeyskii ciidamadoodu ku hayeen Xarakada Alshabab laga dareemi doono goobaha dagaalka ee ay isku horfadhiyaan Xarakada Alshabab & kuwa Ahlusuna waljameeca,waxaana saraakishaasi wacad ku mareen inaan askari dambe ciyaar dambe ugaga dhiman degaanada Wardhuumaleh & Gurceel ee gobolka Galgaduud.
Ugu dambeyntii Saraakishan ayaa xaqiijiyey inay dhamaan ciiidamadooda kala soo baxeen jiidaha dagaalka isla markaasna ku difaacan doonaan oo kaliya degaanada ay ka soo jeedaan,waxaana ay saraakisha Ahlusuna waljameeca ee gobollada dhexe shaaciyeen gaar ahaan kuwa 3-daasi degmo ku adkeysteen inaysan askari dambe u diri doonin goobaha ay ku dagaalamayaan Ahlusuna waljameeca & Xarakada Alshabaab.
Cali Xasan Cabdulle
Caabudwaaq-Gedo-News
Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 12:42 pm
by ciyaal_warta
walee marka saca gaduudan la soo cuno kan cad in loo soo socdo war kama heysaan

Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 12:45 pm
by SultanOrder
ciyaal_warta wrote:walee marka saca gaduud la soo cuno kan cad in loo soo socdo war kama heysaan

I don't understand how they can be so shortsighted when shabab is at their door

Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 12:48 pm
by AhlulbaytSoldier
Its their loss. If guriceel, dhuusomareeb falls and these clans joins shabab fully then we will see how long balanbale, c/waaq will survive. I give them 2hours.
Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 12:49 pm
by VybzKartel
Galgaduud moryaans need Al Shabaab. They are in need of a culture change.

Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 12:55 pm
by ibrahimcw
ciyaal_warta wrote:walee marka saca gaduud la soo cuno kan cad in loo soo socdo war kama heysaan

doqonimadood ma aragtey, hubka meesha laga rabey in ee wada qeebsadaan waxee ka doorteen inee beeloyin gaar u ah koonfuur galgaduud hubka siiyaan, marka yaa waxaas ka ogalaanayo.
hutuking, reer caabudwaaq will not support xaqdaro and corruption, the alliance was in the interest of the south galgaduudians and now they stole the weapons they broke the alliance and they will see the uncontroled wrath of alshaydaan.
Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 1:22 pm
by ciyaal_warta
Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 1:39 pm
by udun
Good move. No reason why any Somali be a cannon fodder for hegenomic powers. If the rest of the so-called International community is honest about helping Somalia, they need to help Somalia to setup strong security forces, just government, and they need to accept Islam has a role to play within our society and future governments. On one hand they don't want us to form capable security forces and no meaninful financial commitments are being given to Somalia today where billions of dollars are needed to support Somalia to stand on its feet. On the other hand, they want us to continue killing each other while Ethiopia and others are milking the so-called the security funding towards Somalia. Hypocrisy of the so-called international community is beyond imaginable.
In my view, Somalis should play hardball with them by demanding that they either choose Al-Shabaab run government or they offer the billions of financial aid and long term commitment needed to recreate tens of thousands of Somali security forces. I could never understand why all security arrangements towards Somalia have to go thru Ethiopia when in fact we have a TFG depsite its shortcomings? And why dialogue is not being encouraged between Al-Shabaab and the TFG while at the sametine Godane crew and foreign extremists are being sidelined to the dismay of the secessionists?
It is obvious the activities of the hegemonic powers is to deny the return of an independent Somali Republic. All of the claims that they support the TFG are half-hearted measures

Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 1:48 pm
by udun
Somalia needs tanks, fighter planes, navy ships and more importanly professional security forces. 2 Billion dollars intended for Somalia are being wasted in Nairobi annually where Somali leaders can't make use of that money. It is mind boggling why Anglo Saxon bureacrats are allowed to waste that money when Somali leaders are accused of being corrupt. It is a hypocrisy that any one can see. If the so-called international community are not willing to help Somalia, they need to prepare themselves Al-Shabaab run government. They can't have both ways.
This is my way of protesting the injustice that is imposed on us. Enough with endless conferences held in foreign countries and slow genocide that is being imposed on us.
Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 2:34 pm
by Shirib
If Mareehaan and Habar Gedir could get a long, would we have had a civil war to begin with?
Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 3:03 pm
by ciyaal_warta
Shirib wrote:If Mareehaan and Habar Gedir could get a long, would we have had a civil war to begin with?
good question ciyaal afgooye...the whole thing started them figting over barkaad and geellos

Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 3:09 pm
by quark
good news for shabaab

Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 3:10 pm
by quark
udun wrote:Somalia needs tanks, fighter planes, navy ships and more importanly professional security forces. 2 Billion dollars intended for Somalia are being wasted in Nairobi annually where Somali leaders can't make use of that money. It is mind boggling why Anglo Saxon bureacrats are allowed to waste that money when Somali leaders are accused of being corrupt. It is a hypocrisy that any one can see. If the so-called international community are not willing to help Somalia, they need to prepare themselves Al-Shabaab run government. They can't have both ways.
This is my way of protesting the injustice that is imposed on us. Enough with endless conferences held in foreign countries and slow genocide that is being imposed on us.

Re: ASWJ disintegrates dozen trucks and technicals leave bat
Posted: Fri Feb 25, 2011 3:12 pm
by ibrahimcw
shirib i disagree with your ignorant statement, the tribe i love most is Habar Gidir because they are not dull people and they are very noble compared to eelay
anyway, dont bring qabyaalad into the discussion, ASWJ is a real power in Somalia and its disintegration is not something i like, but i do welcome it because corruption should not be tolerated.
udun i agree with you bro.

even though im against Alkalab, i would not want Reer Caabudwaaq to continue fighting Alkalab without being funded and given weapons.
