Mujaahid Baashe Cabdiyare oo ka mid ahaa dhalintii UFFO"Faysal Cali waraabe eedaha loo jeediyay waa kutiri kuteen" WARAYSI
Waraysi aad u dheer oo dhinacyo badan tabanaya ayaanu layelanay Baashe Cabdiyare Halkan Guji oo Dhagayso.
Baashe Cabdiyare
Mujaahid Baashe Cabdiyare oo ka mid ahaa dhalintii UFFO"Faysal Cali waraabe eedaha loo jeediyay waa kutiri kuteen" WARAYSI.
http://www.hadhwanaagnews.com/
Muj Bashe Abdiyare xaqiiqdii jirtey buu ka dhawaajiyay, Faysalna tuhun iyo huuhaa danbe u dulqaadan maayo. BY:- Omar Darood Hassan
Waxan halkan ka salaamaya shabakada ha runtii ku abtirsada JSLand ee sida hagar la´aanta leh wararka noogu soo gudbiya, iyo dhamaan shacabka somaliland ee karaamada iyo sharafta badan leh.
Waxan halkan ka salaamaya shabakada ha runtii ku abtirsada JSLand ee sida hagar la´aanta leh wararka noogu soo gudbiya, iyo dhamaan shacabka somaliland ee karaamada iyo sharafta badan leh.
Baryahan ba waxa waraabinta iyo saxaafadu lagasoo daabacayay HUUHAA iyo war an raad iyo sal toona la heyn, wuxu illaahey diinteena suuban inagoo sheegay inuu TUHUNKU XAARAN YAHAY, waxakaloo dhaqankeena wanagsan runtii kaba xaaran ah inaad aqbasho been iyo waxaasu hebel lahaa iyo kutirkuteen, waxa u illaahey yidhi ku dhawaaq runta hadii waxwalba ka qadhaadhahey oo sheega, waxa hadaba maanta soo afjarmay oo illaahey loogu mahadiyaa, Mujaahid Bashe Abdi Yare oo runtii ka badheedhey islamarkan sida quruxda bada ee geesinimada leh uga jawaaba su||´aashii mudada badan inagu dabada dheeraatey aheyd waxbuu ka ogaa xadhigii dhalinyarada UFFO xadhigooda ama lugu buu ku lahaa Faysal Cali Waraabe, waxa haddaba mudan in uu shacabka JSLand ee mudada 29 sanadood lagu shubaya beenta an habayaraate aan waxba ka jirin in raggaasi odayaasha ah ee malawaalka iyo kutirirkuteynta aaminsanaa ay raali gali buuxda bixiyaan runtana u soo noqdan, mudane Faysal wuu karaa inuu cafiyo oo u ilaaheysa ku hadho, waayo *Faysal waa nin diinta illaahey ku xidhan oo aaminsana.
Waxan haddaba runtii mudan in la is xusuusiyo kaalintii waxtar ka aheyd ee uu gudoomiye Faysal ku lahaa nabadeyntii dagaaladii qadhaadha ee sokeye ee dalkeena ka dhacay 93, runtii waxan aaminsanahay oo mudan in la sheego, waqtigii adkaa ee somaliland soo maray inuu Faysal ahaa hormoodkii nabad kusoo dabaalay dagaaladii sokeye ee dalkeena ka dhacay, runtii Faysal wuxu u jilib dhigay oo u is hortaagay tolkii oo u aabihii Cali Xussein hor kacayo oo hubeysan, waxa uu Faysal horjoogsada ama ka horyimid siyaasiyintii garxajis ugu culsaa oo somaliweyne ku dhawaaqay, wuxu Faysal dalkan ku soo dabaalay nabadgalyo iyo isafgarada isagoo aaminsan in ay soomaliland noqoto dal nabad ah oo aqoonsido, kuwa sheegay Huuhaada IYO been abuurku maxay uga hadali waayeen guulaha u Faysal hormoodka ahaa ee u dalkan kusoo dabaalay, ragga maanta dawladan kulmiye horboodayaa waa kuwii gacmaha dhiiga kula jiray ee dagaalada sokeye laha YAAN LA ISKU JOOJIN ILA lakala adkaado, kuwii baa maanta doonaya in ay burshkii iyaga la marin lahaa in ay Faysal mariyaan.
Waxaan aaminsanahay inuu illahey ka dhawaajiyay mujaahid Baashe Abdi Yare oo runtii ahaa ragga ugu mudan ee ka tirsanaa ururkii UFFO, xaqiiqduna ay tahay tuhun iyo been abuur aan jirin iyo kutirkuteyn
Mudo hore ayaan maqlay sheekadan been abuurka ah oo an doonay inaan ogaado xaqiiqdeeda, runtii waxa ay sheekado dhaafi weyday ee Faysal lagu heysta ADEN ALI GUHAAD Aden waali BEY ilmaadeer aheyn, oo ah ninka lagu tuhunsan yahay inuu wargeyska UFFO u gudbiyay dawladii somaliyeed ee xilligaasi jirtey ee dhalinyarada xidhxidhdhay, Waxaan leeyahay raggii ka midka ahaa UFFO ee xaqiiqda ku dul raftey ee wareysida bixiya iyo Maxamed Baaruudka boga qoreyba maalaha mudadii dheereed ee ad xadhiga iyo jidh dilka la idinku sameyanaya ayaad waxbadan iloowdeen oo masakaxdiinu ba maaha mid la wareysan karo, ee bal dhakhaatiirta iyo culmada ha ka fogaaninan si caafimaadkiina loo la socdo.
Waxan kusoo gabagabeynayaa BEENEY WAA RUN, sheekadii UFFO qaar ka mid ihi dadka ku maaweelinayeenin halkaasey ku dhamaatey
Waa bilaahi tawfiiq
Baashe the UFFO allegations against Faysal Waraabe are lies
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Baashe the UFFO allegations against Faysal Waraabe are l
Baashe came to the picture of the movement way later. Mohamed Barrud is the only man who spoke the truth in the event. i believe him more than anyone else as he was closer to the issue than most people who called themselves UFO. However, i don't think Faisal should be the scapegoat of anything. There were so many of us in the other side of the equation in 1981 with the Siyad Bare regime.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Baashe the UFFO allegations against Faysal Waraabe are l
My dad and mr baashe served 8 years in labatan jirow prison and iam suprised him saying this faysal cali with all respect called uffo a criminals he testified against them in court he was a close friend to gaani and all the things maxamed barud said against him in his book are true
Re: Baashe the UFFO allegations against Faysal Waraabe are l
hargaysay there has to be a solid evidence against the accuser meesha rumours lama rabo. Mr Baashe himself a former prisoner at labatan jirow said the allegations against Faysal are lies.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Baashe the UFFO allegations against Faysal Waraabe are l
Read baruds book sxb i mean come on why would he humilate inadeerkii
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1556 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 22 Replies
- 2344 Views
-
Last post by waraabe251
-
- 5 Replies
- 756 Views
-
Last post by adam2000
-
- 1 Replies
- 628 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 2 Replies
- 528 Views
-
Last post by Libah86
-
- 21 Replies
- 2083 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 3 Replies
- 1053 Views
-
Last post by fighter
-
- 5 Replies
- 715 Views
-
Last post by Yessir4321