Wada hadal dhexmaray Faroole & Siilaanyo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

SLJOOFAY
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 419
Joined: Mon Aug 23, 2010 5:42 pm
Location: Somaliland my home

Wada hadal dhexmaray Faroole & Siilaanyo

Post by SLJOOFAY »

22nd Feb (morning)- Fuutoole comes out fighting and says we will back our kins men
22nd Feb (evening)- Dhulbante celebrate
23rd Feb- Fuutoole summoned by his masters (ethiopians)
24th Feb Fuutoole arrives and is told to Phone Silanyo, apologise and beg for his forgiveness. He does as he is told and Silanyo gives him a firm warning regarding his future conduct
26th- SSC finally realise their in a bit of a prediciment
Wada hadal dhexmaray Faroole & Siilaanyo uu ka soo shaqeeyey Wasiirka Arimaha dibada Ethiopia Hailemariam Desalegn.

War aanu ka helaynay diplomasiyiin jooga geeska africa sida madaxa IGAD u jooga Soomaaliya dalka Ethiopia oo ka soo jeeda degaan ahaan SSC ayaa waxuu noo sheegay in wada hadal dhexmaray Horjoogaha maamulka Puntland iyo Horjoogaha maamulka Waqooyi galbeed intuu uu ku sugna Faroole caasimada dalka ethiopia ee Addis ababa.

Ayaa waxuu sheegay diplomasigaas in dawlada ethiopia ay u sheegtay labada maamul in dagaalka Kalshaale la joojiyo nabad lagu dhameeyo, ciidanka somaliland ay hawshooda xuduuda ay ku sugayaan sii wataan.

Warkii faroole ka yidhi BBC aan loo baahnayn waxyaalaha noocaas oo kale in aanu mar danbe uga hadlin arimaha soomaaliya oo qasan loona baahan yahay sidii labada maamul ee Somaliland &puntland xidhiidhkoodi fiicnaa u sii wataan.

Faroole ayaa halkaas waxuu ka cadeeyey waxii uu saxaafada kaga hadlay ay ahayd hadal siyaasaded maamulka somaliland ay iskula socdeen,arintaas aysan ahayn wax u dhibaya siyaasadii ay ku wada socdeen labada maamul mudooyin aad u dheer.

Waxaa laba maamul isla qaateen in colaada ka aloosan magaalada Kalshaale hay’aaddaha caalamka ee deeqda bixiya loogu qaylo dhaantago sidii degaankaas loo gargaari lahaa, taas oo ay ahmiyadoodu tahay in ay indhaha caalamka ka jeediyaan in meesha ay isku hayso Waxa loogu yeedho “Somaliland” oo SNM maryo calas ah iyo Beesha SSC oo ah dadka degaanka Waqooyi Soomaliya ku nool marnaba aan ogolayn fikirka khaldan ee waxa ay ugu yeedhaan “Somaliland’

Ugu danbayntii waxaa faroole u sheegay dawlada Ethiopia in uu aad ugu dadaalayo in colaada kalshaale ka aloosan uu damin karo isagoo isticmaalaya qolyo maamulkiisa ku jira,una sheegay dawlada ethiopia dadka dagaal wada waa xoolo dhaqato, lagu soo dagaal galiyey dhul ba la idinka dhacayaa hadii mudo la jacdadiyan ay geeloodii iyo tuulooyinkii ay ka yimaadeen ku noqon doonaan.
Hawshaas waxaanu ku soo afmeeraynaa sidii laascaanood ka dhacday 2007 in dadkii dagaalka u soo ciidamiyey mudo afar todobaad ah markii la war wareejiyey nin walba xoolahiisi iska aadey waana ta aan Buuhoodle hadda arinkeeda ku xalin doono waa Afkaarta ay isku raaceen Faroole iyo Siilaanyo, oo kala matala labada maamul ee Ethiopia wada maamusho.
source: the ssc propaganda merchants
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Wada hadal dhexmaray Faroole & Siilaanyo

Post by udun »

Bogus info. Respect your future president of Somalia, President Faroole, whom you will be singing when he takes the oath of presidency and your fairy tale of SL is exhausted 8-)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wada hadal dhexmaray Faroole & Siilaanyo

Post by The_Emperior5 »

udun wrote:Bogus info. Respect your future president of Somalia, President Faroole, whom you will be singing when he takes the oath of presidency and your fairy tale of SL is exhausted 8-)
:lol: :lol: :lol: :lol: is futooole going to run for president for the TFG , well in Somalia he needs to respect his superior Amiir axmed godane
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Wada hadal dhexmaray Faroole & Siilaanyo

Post by LiQaaye_TDH »

Booty Dhabayaaco dont have any Balls to even fight an ANT.....

I remember Their Police killed a Habargidir boy in Galkcyo last year, the Sacad Shelled the city with Hoobiye :lol: :lol: :lol: :lol:

[youtube]9DnrtH6nL2A&playnext=1&list=PL3ED13AFFC0483198[/youtube]
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Wada hadal dhexmaray Faroole & Siilaanyo

Post by FBISOMALIA »

idoor fantasy :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”