
president of somaliland after i listen him, hadalkiisa xaqiiqdii waxaa iiga cadaatey inuu doonayo UNITED SOMALIA, laakiin wuxuu la'yahay qof uu kala xaajaado unity of somalia sababtoo ah south waa still in war,
haddu heli lahaa south oo ah peace lehna one madaxweyne, wuxuu kala xaajoon lahaa sida ay u ekaaneyso united somalia, iyo waxa loo ogol yahay somaliland iyadoon ka mid ahaaneysa united somalia laakiin somaliland iyagu ay is maamulayaan gaar ahaan, .
xaqiiqdii waa cadahay siilaanyo waa pro unity of somalia unlike former regime daahir riyaale kaahin who was goosasho extremist.