Kadib Jabkii Somalidiidka

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Kadib Jabkii Somalidiidka

Post by EastAfrica »

- Warlord Siilaanyo oo lagu khasbay inuu awdo Baraagihii daandaansiga ahaa ee beeshiisu qototay, Warlord Siilaanyo waa isku dayey inuu Beeshiisa ku taageero dulmi iyo dagaalka ee ku soo qaadeen Deegaanka Dhulbahante lakiin Warlord Siilaanyo iyo beeshiisu waa ku fashileen

- Suldaankii Isaaq oo sheeqay in Kalshaale tahay deegaan Dhulbahante, waayo magaco waa magac Dhulbahante bixiyey. Haberjeclana waa ku khaldantahay inay deegaanka Dhulbahante ku xadgudubto, Warlord Siilaanyo waa ku khaldanyahay inuu beeshiisa kala qeyb qaato dagaal qabiil.



* Reerkii Isaaq cagahaa dhulka loo, dhigay waana la kibir jabiyey, hada waa yara miyir sadeen markii la jabiyey, suntii marqaanimadii kasoo yayra baxasaa
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Kadib Jabkii Somalidiidka

Post by EastAfrica »

Dhagayso: Barkadihii Kalswhaale Oo Ay Beesha Isaaq Qasab Ku Noqotay In Ay Aasaan. Dhulbahante Waa Is Muujay Waana Dad Aan Xoriyadooda Laduudsiyi Karin .Dhagaysi Wacan

http://radioquljeednet.yolasite.com/
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Kadib Jabkii Somalidiidka

Post by Madelina »

Hey if that makes you sleep better at night then so be it :mrgreen: But I think it's a good move towards peace :up: At the end of the day Somaliland wa dowlad and they have to behave like a dowlad even if that means making concessions and showing restraint.. :clap:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Kadib Jabkii Somalidiidka

Post by EastAfrica »

Akhriso: Oohinta ,Calaacalka iyo Cabaadka ka baxaya Idoor Somalidiidka oo qirtay in la jabiyey iyo in jabdahii somalidiidku god madow ku dhacday



Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer

Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo
Mudane Siilaanyo
sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer Somaliland mar uun noqdaan qaran madax banaan oo xor ah taas maanta cid is waydiinaysaa ma jirto xukuumadanina waxa ay Somaliland dib ugu celinaysaa midawgii Somaliwayn waxa hadeerba bilaamay wada hadaladii ay wada yeelan lahaayeen Soomaliya iyo Somaliland iyadoo miiska wada hadalku saaran yahay in Somaliland ka noqotay goosashadii oo ay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya shakkh shariifna yahay madaxwaynaha Somaliland.

Markii ay dadku dooranayeen Ahmed Siilaanyo waxa ay galeen khaladkii ugu waynaa ee ay sameeyaan waxa ay ahayd in daystaan oo ay haystaan dawladii Daahir Riyaale ee xooga badnayd ee ilaalisay sharafta iyo Somacada Somaliland ku leedahay caalamka waxa dawladii daahir rayaale si toos ah u diiday in ay ka qayb gasho shirarka khuseeya Soomaalia iyada oo iska ilaalinaysay khiyaamooyinka caalamka iyo Soomaalia ku wiiqayaan qaranomada Somaliland waxii ay diiday Dawladii Daahir Riyaale waxaa si aan ka fiirsasho lahayn iyo idho la´aani ka muuqato iyo madaxmadax isugu tuurtay oo ka qayb gashay shir looga hadlaayay Somalia dawladan dhitinaysa ee Siilaanyo waxa ay dawladani ku kacday khiyaamo qaran oo wayn waxa aanan rajaynayaa in golayaasha sharci dejintu kala xisaabtamaan khayral musuulnimada iyo khiyaamada ay ku kacday dawlada Siilaanyo.

Waxaa Somaliland meel walba iyo jaho kasta ka soo galay oo ka soo weeraray cadawgii Somaliland lahayd ee ay dawladii Daahir Riyaale gumaysay ee u diiday in ay cag soo geliyaan xadka Somaliland ayaa maanta ka dagaalamaaya ubucdii iyo wadnihii Somaliland iyada oo aanay hada cadawgu waxba u jirin caasimadii labaad ee Somaliland ee Burco waxa ay dawladan siilaanyo bahdilaad wayn ku haysaa ciidamadii qaranka ee geesiyaasha ahaa waxa kale oo ay ku haysaa garbo duub aan u saamaxayn in ciidamadaasi sidii la doonayay u dagaalamaan waxa taasna aan ku cadaynayaa sidii ciidankeena loogaga adkaaday dagaalkii Maygaagle iyo Buuhoodle ee ay ciidankeena si xun u bahdileen oo sida ay doonaan ka yeeleen xoogaga ku kacsan Somaliland ee SSC ku waas oo guulo waawayn ka gaadhay dagaalkii ay la galeen ciidankeena waxaana guul daradaas u soo hoyatay ciidankeena masuuliyadeeda iska leh xukuumada Siilaanyo oo aan daacad ka ahayn difaaca qaranimada Somaliland talaabadaas oo ahayd talaabada ugu mihiimsan ee loo doortay madaxwayne Siilaanyo hase ahaatee waxa hada inoo cadaatay in aanu madaxwayne Siilaanyo hawshaas difaaca qaranka xilwayn iska saarin oo aad uga gaabiyay wax ka qabadkeeda halkii uu difaaci lahaa wadanka oo uu dagaalami lahaa waxa ay arinkiisu dhaafi waayay in uu maqaaxiyaha laga shaaheeyo uga yeedho laba oday oo reer Buuhoodle ah si uu dadka reer Somaliland idho sarcaad ugu rido laakiin horaa loo yidhi falaadhi gilgilasho kaagama go,do arinkan buuhoodle waa falaad ku taagan xukuumada Siilaanyo iyo reer Somaliland oo dhan hadii wax aan jirin iyo been la isugu sheekaynaayo waa halkeeda laakiin runtu waxa ay tahay Somaliland qaranimadeeda hada ma difaacan karto.

Madaxwayne Siilaanyo maalinba maalinta ka danbaysa khaladka uu samaynayaa wuu sii badanayaa khaladka uu sameeyay maanta waa mid colaada sii hurinaya waxa uu aasay baraagihii tacabku ku baxeen isaga oo aan kala tashan dadka deegaanka ah ee reer qurulugud arintaasna hore ayay uga hadleen wax garadka reer qoru lugud mana noqon doonto wax u cuntata dad daacad u ah Somaliland in sidaas loo bahdilaa. Siilaanyo waxa uu ciidan qaran soo dhigay kalshaale iyada oo aan cidi waydiisan waxa kale oo uu amar ka soo saaray arintii kalshaale isaga oo aan labada beelood ee meeshaas wada dega midna kala tashan taas oo ay aad uga xanaaqeen dadka ka soo jeeda reer Buuhoodle waxa halkaasna ka bilaamay dagaal ay ku hoobteen dad badan oo ka kooban labada dhinac ee dirirtu ka dhexaysay.

Siilaanyo isaga ayaa colaada ka huriyay deegaanka Kalshaale aniga garan maayo ujeedooyinka dhabta ah ee uu ka leeyahay laakiin waxa uu maantana dhabarka ka sii jebiyay oo colaadii geeyay meel fog asaga oo ciida ku rogay baraago dad reer Somaliland ahi lahaayeen isaga oo aan cidna kala tashan cidna waxba waydiin laakiin waxa uu ogaan doonaa marka ay colaaduhu isu bedelaan dagaalo sokeeyo oo ah kuwii 80´s iyo 90´s oo kale ah dadkuna isu laynayeen beelbeel iyo jilibjilib runtiina waa wax laga xumaado colaadahan iyo dagaaladan sokeeye ee Siilaanyo ka bilaabay wadankii amaanka ahaa mirkii xilka loo dhiibayay.

Madaxwayne Siilaanyo isaga oo aan ka adkaan cadawgii ka soo horjeeday ee dagaalka kula jiray Somaliland ayuu hada bilaabay in uu hadyado iyo falaawar ka hor geeyo SSC taas oo aan raganimo ahayn laakiin nusqaan ku ah qaranimada Somaliland waxa uu baraagaha kalshaale aasay isaga oo aan qabsan Buuhoodle calanka Somalilandna ka taagin xuduuda Somaliland oo dhan laakiin Beesha Solomadaw H/Jeclo way wadaysaa dagaalka ay ku difaacayso deegaankooda kalshssle waxa aanay nabad buuxda qaadanayaan marka uu Ahmed Siilaanyo hub ka dhigis buuxda ku sameeyo kooxda Somaliland diidka ah ee SSC reer Somaliland ha ogaadeen in aan colaadu ku damayn oo keliya in la aaso baraagaha beesha Salo madaw H/jeclo oo keliya oo uu dagaalku halkiisii ka sii soconaayo ilaa inta la helaayo dawlad karti leh oo damaanad qaada amaanka wadanka oo dhan waxii Somaliland ku soo caana maalaysay 20kii sanadood ee u danbeeyay oo ahayd nabad dadku haysteen waxaa lix bilood oo keliya ku birburisay dawlada Siilaanyo waxaa dadka reer Somaliland ugu baaqayaa in laga hadlo amaan daradan sii xoogaysanaysa ee wadankeenii hooyo ka jirta taas oo ahayd laf dhabarta nolosha wadankeena laakiin hada u muuqata mid meel daran ku sii socota.

Ibrahim Jama
ibrahimjama2004@hotmail.com
Last edited by EastAfrica on Sun Feb 27, 2011 3:04 pm, edited 1 time in total.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Kadib Jabkii Somalidiidka

Post by EastAfrica »

Madelina wrote:Hey if that makes you sleep better at night then so be it :mrgreen: But I think it's a good move towards peace :up: At the end of the day Somaliland wa dowlad and they have to behave like a dowlad even if that means making concessions and showing restraint.. :clap:
First, Warlord Siilaanyo was forced to accept the demands of Dhulbahante clan. If really wants peace, from the start he wouldn't send Somalidiidclan militia to help haber jeclo invade Dhulbahante area. and he would have ordered his subclan to stop digging water holes in Dhulbahante area of Kalshaale.


Warlord Siilaanyo tried to help his haber jeclo sub clan militia to invade Dhulbahante Area of Kalshaale but failed miserably. Both Siilaanyo snm clan militia and haber jeclo militia were defeated in Kalshaale. Warlord Siilaanyo and Haber jeclo who were planning lang grab from Dhulbahante were forced to stop digging water holes in Dhulbahante deegaan of Kalshaale.

And now after the defeat we have the suldaan of Isaaq saying Warlord Siilaanyo is wrong to help his subclan haber jeclo to invade Dhulbahante region of Kalshaale. The Suldaan said the name Kalshaale sounds Dhulbahante and not Haber jeclo or Isaaq.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”