Siilaanyo what are you doing

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Siilaanyo what are you doing

Post by The_Emperior5 »




:| :|
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by juzme123 »

^^ Waaaaa lagu tacab khasaaray. Dadkii ku maalgalayna way ku tacab khasaareen just becuase some little pricks had a problem with them building a berkad on dhulkaa banaanka ah. Bal siday dhulka ku leeyihiin miyay iibsadeen.

:evil: Maxaabiistiina wuu siidaayay. Odaygu miyuu isku buuqay. Did he do a one for one prisoner exhange?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by The_Emperior5 »

i dunnow what he is trying to achieve releasing prisoners of war iyo beragaha la aasay ,, whats the point., i just hope he does not remove the army from the buhoodle district. Baraagaha walaga cabaya why loo duminaya? so dad may dhisan siilaanyo wu gardaranyahay , Barlamaanku wa inay cambareeyaan falkan
User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by Blue_609 »

the karbaash worked out :up:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by EastAfrica »

Warlord Siilaanyo Somaliland clan militia and Haber jeclo militia all of them were defeated misrably and they lost the war. First, Warlord Siilaanyo was encouraging his subclan to dig water holes in Dhulbahante deegaan, and Warlord Siilaanyo was using somalidiid clan militia to support his haber jeclo sub clan invade Dhulbahante deegaan of Kalshaale. Now after the defeat Warlord has no choice but to admit the defeat, surrender, and demolish the new waterholes digged by haberjeclo in Dhulbahante deegaan.
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by juzme123 »

The_Emperior5 wrote:i dunnow what he is trying to achieve releasing prisoners of war iyo beragaha la aasay ,, whats the point., i just hope he does not remove the army from the buhoodle district. Baraagaha walaga cabaya why loo duminaya? so dad may dhisan siilaanyo wu gardaranyahay , Barlamaanku wa inay cambareeyaan falkan
let's not egt ahead of ourselves here suldaan :lol: :lol: :lol:

But he should either go for force or negotations. Iminka hee is somewhere in between. Haduu sidan ku sii wado laba farood buu ka dhex dhacayaa. He is trying to please everyone but pleasing nobody.
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by juzme123 »

EastAfrica wrote:Warlord Siilaanyo Somaliland clan militia and Haber jeclo militia all of them were defeated misrably and they lost the war. First, Warlord Siilaanyo was encouraging his subclan to dig water holes in Dhulbahante deegaan, and Warlord Siilaanyo was using somalidiid clan militia to support his haber jeclo sub clan invade Dhulbahante deegaan of Kalshaale. Now after the defeat Warlord has no choice but to admit the defeat, surrender, and demolish the new waterholes digged by haberjeclo in Dhulbahante deegaan.
Your lucky that silaanyo is restraining Somaliland. 4 jeer buu naba ku baaqay. Maxaabiistii wuu sii daayay. beraagtii wuu aasay. Yet your not satisfied. The only thing left is that he thumps you in the face :lol: :lol: :lol:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by EastAfrica »

- Warlord Siilaanyo oo lagu khasbay inuu awdo Baraagihii daandaansiga ahaa ee beeshiisu qototay, Warlord Siilaanyo waa isku dayey inuu Beeshiisa ku taageero dulmi iyo dagaalka ee ku soo qaadeen Deegaanka Dhulbahante lakiin Warlord Siilaanyo iyo beeshiisu waa ku fashileen

- Suldaankii Isaaq oo sheeqay in Kalshaale tahay deegaan Dhulbahante, waayo magaco waa magac Dhulbahante bixiyey. Haberjeclana waa ku khaldantahay inay deegaanka Dhulbahante ku xadgudubto, Warlord Siilaanyo waa ku khaldanyahay inuu beeshiisa kala qeyb qaato dagaal qabiil.



* Reerkii Isaaq cagahaa dhulka loo, dhigay waana la kibir jabiyey, hada waa yara miyir sadeen markii la jabiyey, suntii marqaanimadii kasoo yayra baxasaa



Dhagayso: Barkadihii Kalswhaale Oo Ay Beesha Isaaq Qasab Ku Noqotay In Ay Aasaan. Dhulbahante Waa Is Muujay Waana Dad Aan Xoriyadooda Laduudsiyi Karin .Dhagaysi Wacan

http://radioquljeednet.yolasite.com/


-----------------------

Akhriso: Oohinta ,Calaacalka iyo Cabaadka ka baxaya Idoor Somalidiidka oo qirtay in la jabiyey iyo in jabdahii somalidiidku god madow ku dhacday




Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer

Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo
Mudane Siilaanyo
sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer Somaliland mar uun noqdaan qaran madax banaan oo xor ah taas maanta cid is waydiinaysaa ma jirto xukuumadanina waxa ay Somaliland dib ugu celinaysaa midawgii Somaliwayn waxa hadeerba bilaamay wada hadaladii ay wada yeelan lahaayeen Soomaliya iyo Somaliland iyadoo miiska wada hadalku saaran yahay in Somaliland ka noqotay goosashadii oo ay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya shakkh shariifna yahay madaxwaynaha Somaliland.

Markii ay dadku dooranayeen Ahmed Siilaanyo waxa ay galeen khaladkii ugu waynaa ee ay sameeyaan waxa ay ahayd in daystaan oo ay haystaan dawladii Daahir Riyaale ee xooga badnayd ee ilaalisay sharafta iyo Somacada Somaliland ku leedahay caalamka waxa dawladii daahir rayaale si toos ah u diiday in ay ka qayb gasho shirarka khuseeya Soomaalia iyada oo iska ilaalinaysay khiyaamooyinka caalamka iyo Soomaalia ku wiiqayaan qaranomada Somaliland waxii ay diiday Dawladii Daahir Riyaale waxaa si aan ka fiirsasho lahayn iyo idho la´aani ka muuqato iyo madaxmadax isugu tuurtay oo ka qayb gashay shir looga hadlaayay Somalia dawladan dhitinaysa ee Siilaanyo waxa ay dawladani ku kacday khiyaamo qaran oo wayn waxa aanan rajaynayaa in golayaasha sharci dejintu kala xisaabtamaan khayral musuulnimada iyo khiyaamada ay ku kacday dawlada Siilaanyo.

Waxaa Somaliland meel walba iyo jaho kasta ka soo galay oo ka soo weeraray cadawgii Somaliland lahayd ee ay dawladii Daahir Riyaale gumaysay ee u diiday in ay cag soo geliyaan xadka Somaliland ayaa maanta ka dagaalamaaya ubucdii iyo wadnihii Somaliland iyada oo aanay hada cadawgu waxba u jirin caasimadii labaad ee Somaliland ee Burco waxa ay dawladan siilaanyo bahdilaad wayn ku haysaa ciidamadii qaranka ee geesiyaasha ahaa waxa kale oo ay ku haysaa garbo duub aan u saamaxayn in ciidamadaasi sidii la doonayay u dagaalamaan waxa taasna aan ku cadaynayaa sidii ciidankeena loogaga adkaaday dagaalkii Maygaagle iyo Buuhoodle ee ay ciidankeena si xun u bahdileen oo sida ay doonaan ka yeeleen xoogaga ku kacsan Somaliland ee SSC ku waas oo guulo waawayn ka gaadhay dagaalkii ay la galeen ciidankeena waxaana guul daradaas u soo hoyatay ciidankeena masuuliyadeeda iska leh xukuumada Siilaanyo oo aan daacad ka ahayn difaaca qaranimada Somaliland talaabadaas oo ahayd talaabada ugu mihiimsan ee loo doortay madaxwayne Siilaanyo hase ahaatee waxa hada inoo cadaatay in aanu madaxwayne Siilaanyo hawshaas difaaca qaranka xilwayn iska saarin oo aad uga gaabiyay wax ka qabadkeeda halkii uu difaaci lahaa wadanka oo uu dagaalami lahaa waxa ay arinkiisu dhaafi waayay in uu maqaaxiyaha laga shaaheeyo uga yeedho laba oday oo reer Buuhoodle ah si uu dadka reer Somaliland idho sarcaad ugu rido laakiin horaa loo yidhi falaadhi gilgilasho kaagama go,do arinkan buuhoodle waa falaad ku taagan xukuumada Siilaanyo iyo reer Somaliland oo dhan hadii wax aan jirin iyo been la isugu sheekaynaayo waa halkeeda laakiin runtu waxa ay tahay Somaliland qaranimadeeda hada ma difaacan karto.

Madaxwayne Siilaanyo maalinba maalinta ka danbaysa khaladka uu samaynayaa wuu sii badanayaa khaladka uu sameeyay maanta waa mid colaada sii hurinaya waxa uu aasay baraagihii tacabku ku baxeen isaga oo aan kala tashan dadka deegaanka ah ee reer qurulugud arintaasna hore ayay uga hadleen wax garadka reer qoru lugud mana noqon doonto wax u cuntata dad daacad u ah Somaliland in sidaas loo bahdilaa. Siilaanyo waxa uu ciidan qaran soo dhigay kalshaale iyada oo aan cidi waydiisan waxa kale oo uu amar ka soo saaray arintii kalshaale isaga oo aan labada beelood ee meeshaas wada dega midna kala tashan taas oo ay aad uga xanaaqeen dadka ka soo jeeda reer Buuhoodle waxa halkaasna ka bilaamay dagaal ay ku hoobteen dad badan oo ka kooban labada dhinac ee dirirtu ka dhexaysay.

Siilaanyo isaga ayaa colaada ka huriyay deegaanka Kalshaale aniga garan maayo ujeedooyinka dhabta ah ee uu ka leeyahay laakiin waxa uu maantana dhabarka ka sii jebiyay oo colaadii geeyay meel fog asaga oo ciida ku rogay baraago dad reer Somaliland ahi lahaayeen isaga oo aan cidna kala tashan cidna waxba waydiin laakiin waxa uu ogaan doonaa marka ay colaaduhu isu bedelaan dagaalo sokeeyo oo ah kuwii 80´s iyo 90´s oo kale ah dadkuna isu laynayeen beelbeel iyo jilibjilib runtiina waa wax laga xumaado colaadahan iyo dagaaladan sokeeye ee Siilaanyo ka bilaabay wadankii amaanka ahaa mirkii xilka loo dhiibayay.

Madaxwayne Siilaanyo isaga oo aan ka adkaan cadawgii ka soo horjeeday ee dagaalka kula jiray Somaliland ayuu hada bilaabay in uu hadyado iyo falaawar ka hor geeyo SSC taas oo aan raganimo ahayn laakiin nusqaan ku ah qaranimada Somaliland waxa uu baraagaha kalshaale aasay isaga oo aan qabsan Buuhoodle calanka Somalilandna ka taagin xuduuda Somaliland oo dhan laakiin Beesha Solomadaw H/Jeclo way wadaysaa dagaalka ay ku difaacayso deegaankooda kalshssle waxa aanay nabad buuxda qaadanayaan marka uu Ahmed Siilaanyo hub ka dhigis buuxda ku sameeyo kooxda Somaliland diidka ah ee SSC reer Somaliland ha ogaadeen in aan colaadu ku damayn oo keliya in la aaso baraagaha beesha Salo madaw H/jeclo oo keliya oo uu dagaalku halkiisii ka sii soconaayo ilaa inta la helaayo dawlad karti leh oo damaanad qaada amaanka wadanka oo dhan waxii Somaliland ku soo caana maalaysay 20kii sanadood ee u danbeeyay oo ahayd nabad dadku haysteen waxaa lix bilood oo keliya ku birburisay dawlada Siilaanyo waxaa dadka reer Somaliland ugu baaqayaa in laga hadlo amaan daradan sii xoogaysanaysa ee wadankeenii hooyo ka jirta taas oo ahayd laf dhabarta nolosha wadankeena laakiin hada u muuqata mid meel daran ku sii socota.

Ibrahim Jama
ibrahimjama2004@hotmail.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by The_Emperior5 »

i dont know who he is pleasing kalshaale wa dhul ay habarjeclo iyo dhulabahante both 3 barkadood ka qodan karan ,, hj dhulkoodi way ka qoten 3 barkadood thats one, there is nothing to negotiate Dhulkan wa Somaliland qeybna qabil hj ba dega , there are nabadiids hiding in buhoodle so maxa laga wada hadlaya i dont see how we can negotiate with qarandiids so siilaanyo tan wu ku dhacay
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by juzme123 »

The_Emperior5 wrote:i dont know who he is pleasing kalshaale wa dhul ay habarjeclo iyo dhulabahante both 3 barkadood ka qodan karan ,, hj dhulkoodi way ka qoten 3 barkadood thats one, there is nothing to negotiate Dhulkan wa Somaliland qeybna qabil hj ba dega , there are nabadiids hiding in buhoodle so maxa laga wada hadlaya i dont see how we can negotiate with qarandiids so siilaanyo tan wu ku dhacay
^^ true, nabadiidku either they surrender, ama waa in dhegaha laga garaaco :lol:
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by siren »

:lol:

Siilaanyo wuxuu ka baqaay Faqashtii darood dee.... :som: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by The_Emperior5 »

juzme123 wrote:
The_Emperior5 wrote:i dont know who he is pleasing kalshaale wa dhul ay habarjeclo iyo dhulabahante both 3 barkadood ka qodan karan ,, hj dhulkoodi way ka qoten 3 barkadood thats one, there is nothing to negotiate Dhulkan wa Somaliland qeybna qabil hj ba dega , there are nabadiids hiding in buhoodle so maxa laga wada hadlaya i dont see how we can negotiate with qarandiids so siilaanyo tan wu ku dhacay
^^ true, nabadiidku either they surrender, ama waa in dhegaha laga garaaco :lol:
exactly my point Siiilaanyo is pleasing the nabadiids what do the muwadininta reer Somaliland get in return nothing he should continue the former policy that was the best , no negotiations with qarandiids
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by EastAfrica »

juzme123 wrote:
Your lucky that silaanyo is restraining Somaliland. 4 jeer buu naba ku baaqay. Maxaabiistii wuu sii daayay. beraagtii wuu aasay. Yet your not satisfied. The only thing left is that he thumps you in the face :lol: :lol: :lol:

Warlord Siilaanyo and Somalidiid snm militia only understand a bullet in their foreheads, thats the only language Idoor somalidiid understand nothing else. People of Dhulbahante/SSC were calling for peace for 4 long years, but the dumb somalidiids were NOT interested in peace. Now when SSC Army defeated snm clan militia several times in Kalshaale and other places. Warlord Siilaanyo is more interested in peace. Why did 100 more hundred people die from both sides?? Because Warlord Siilaanyo was calling for war and was encourajing his sub clan to dig water holes in Dhulbahante deegaan of Kalshaale. Now the warlord failed big time thank to the brave and the victorious SSC ARMY.

Guul SSC, Guul Somalia, Guul Somaliweyn


:som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by EastAfrica »

siren wrote::lol:

Siilaanyo wuxuu ka baqaay Faqashtii darood dee.... :som: :up:

the 80 year old warlord siilaanyo is war criminal and sireil killer, Warlord Siilaanyo waa fulay aad ayuu uga baqaa faqashta Mighty Daarood :up: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Siilaanyo what are you doing

Post by The_Emperior5 »

EastAfrica wrote:
juzme123 wrote:
Your lucky that silaanyo is restraining Somaliland. 4 jeer buu naba ku baaqay. Maxaabiistii wuu sii daayay. beraagtii wuu aasay. Yet your not satisfied. The only thing left is that he thumps you in the face :lol: :lol: :lol:

Warlord Siilaanyo and Somalidiid snm militia only understand a bullet in their foreheads, thats the only language Idoor somalidiid understand nothing else. People of Dhulbahante/SSC were calling for peace for 4 long years, but the dumb somalidiids were NOT interested in peace. Now when SSC Army defeated snm clan militia several times in Kalshaale and other places. Warlord Siilaanyo is more interested in peace. Why did 100 more hundred people die from both sides?? Because Warlord Siilaanyo was calling for war and was encourajing his sub clan to dig water holes in Dhulbahante deegaan of Kalshaale. Now the warlord failed big time thank to the brave and the victorious SSC ARMY.

Guul SSC, Guul Somalia, Guul Somaliweyn


:som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap: :som: :up: :clap:

what did you defeat 50 of your militia men were killed 40 of your militia men were captured and kalshaale till the day of today is in Somaliland hands :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”