Goaanka Beesha Qorilugud
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
beesha salamadow sii fiican bay u hadleen dhulkan kalshaale sii sharci ah bay u leedahay beesha kalshaale so in la aaaso ma ahayn sharciga islaamka u xukumay inay beesha salamadow ay leedahay kalshaale
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
Good thing they are listening to the government.
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
Maa Adiiga siyaay Kalshaale? indho adaaka Misee Waadada & Isimo kuusheega Marqaansan aad ka keenteen Hargaisa & Burco!!The_Emperior5 wrote:beesha salamadow sii fiican bay u hadleen dhulkan kalshaale sii sharci ah bay u leedahay beesha kalshaale so in la aaaso ma ahayn sharciga islaamka u xukumay inay beesha salamadow ay leedahay kalshaale
Adiinka leeh soo mahaa? Xoog baa laagu asaaya! mana La qodoon karo kaa waraama taas!

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
babyquraanjo, those people were brought in to protect you from them. Anyways, xoogan lagu aasayo waa xooga xukumadda ahaan qudha. Your folks here on the net are implying that it's because they were forced to. You can not force someone when you are not in a position to call the shots.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
Babygirl- wrote:Maa Adiiga siyaay Kalshaale? indho adaaka Misee Waadada & Isimo kuusheega Marqaansan aad ka keenteen Hargaisa & Burco!!The_Emperior5 wrote:beesha salamadow sii fiican bay u hadleen dhulkan kalshaale sii sharci ah bay u leedahay beesha kalshaale so in la aaaso ma ahayn sharciga islaamka u xukumay inay beesha salamadow ay leedahay kalshaale
Adiinka leeh soo mahaa? Xoog baa laagu asaaya! mana La qodoon karo kaa waraama taas!
dawlada aastay laakin ,, beesha salamadow kuma qanacsana,, Culumu aw diinka goaanka soo saaray na goormey iidoor wada noqdeen darood dir isaaq sheikhaal ciidkasta ku jirtay sharciga islaamka miid aad diidi kartin maha ,, kalshaale waxa iska leh salamadow ,,
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
The_Emperior5 wrote:Babygirl- wrote:Maa Adiiga siyaay Kalshaale? indho adaaka Misee Waadada & Isimo kuusheega Marqaansan aad ka keenteen Hargaisa & Burco!!The_Emperior5 wrote:beesha salamadow sii fiican bay u hadleen dhulkan kalshaale sii sharci ah bay u leedahay beesha kalshaale so in la aaaso ma ahayn sharciga islaamka u xukumay inay beesha salamadow ay leedahay kalshaale
Adiinka leeh soo mahaa? Xoog baa laagu asaaya! mana La qodoon karo kaa waraama taas!
dawlada aastay laakin ,, beesha salamadow kuma qanacsana,, Culumu aw diinka goaanka soo saaray na goormey iidoor wada noqdeen darood dir isaaq sheikhaal ciidkasta ku jirtay sharciga islaamka miid aad diidi kartin maha ,, kalshaale waxa iska leh salamadow ,,
Sheikhyadina & Cuulimadina baa wasa! Kalaaya Siyaa Hadaa xoog ledihin..
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
Kalshaale hadaad leedahiin waa maxay boqol kaa oo iidoor ah meesha iska dhex wareegaya



- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
hada xita waxad gaadhen inad culumo aw diinka caydaan inalilaah.. Any how beesha salamadow ka tagi mayaan baragadooda xita maanta hada la aasay beri hadana qaar cusub ba la qodan doona inshallah 

Re: Goaanka Beesha Qorilugud
I see some familiar faces there. Suldaan of H.A, Xaabsade, Cadami Somaliland Defence minister.
AsadSL wrote:![]()
-
- SomaliNetizen
- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
Bes, baraagihiina waa nagaa aasnay, kalshaalena waala waa la wada degaa, mushkiladdiina saas ayay ku dhamaatay insha'allah. Guriga madaxtooyadaan lahadlay mar dhoweyd oo warkaa isoo gaadhsiiyey.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Goaanka Beesha Qorilugud
Xukummada Somaliland 

Re: Goaanka Beesha Qorilugud
the was a bit of indecision on the somaliland side i dont think Somaliland leaders expected that Qurjiles from buhoodle to have this suicide mentality to be honest.when we realised this mans wanted to be martyrs we had to come with a new game plan give the qurjiles all the rope they need to hang themselfs.i think this move makes Somaliland look responsible and mature so if war does eventuality happen it will Total war fare 

Re: Goaanka Beesha Qorilugud
SL militia took beating and they disintegrated into clan militias that some of them don't want to be part of Siilaanyo/Salleebaan Gaal mission of using SL militia for their clans' advantage. Siilaanyo is trying to save his militia from disintegrating further. SL's weaknesses have been exposed in the Kalshaale battles
Well, we see the cracks in that bogus entity and we are going to inshalla'Allaah expose it further






-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 2039 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 990 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 782 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 4 Replies
- 484 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 1108 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 22 Replies
- 1481 Views
-
Last post by original dervish
-
- 19 Replies
- 1771 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 2 Replies
- 260 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 11 Replies
- 1204 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 2 Replies
- 1893 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH