NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN

Post by ina aadan »

Ilmaderayalow hadaad mel ku ogtihiin heeskan aan intan ka xasuusto hoos ku qoray inooso galiya kobtan ama meel iigu shega.

Miyaa lay cabsiiyaa lay caga jugleyaa,,,cududiyo awood iyooo ciidan laygu faanaa.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN

Post by hanqadh »

ma intan umbaad ka haysaa? bal yara wad inaan wax ka garano
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN

Post by ina aadan »

miyaa lay cabsiiya lay caga qugleyaa, dhirin dhirin dhiriin, cudu iyo awood iyooo cidan laygu fanaa

Intaas ka badan garan maayo inaar.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN

Post by new-york24 »

Walee waligeey ma maqal,waa inaan sugnaa guhad asaa dhinaca heesaha igu dhaama.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN

Post by ina aadan »

^^ Niyow ninkan la yidhaahdo Guhaad wuxuu yaqanaa hesaha qayilaada yacni qaraamiga ah lakin waxaan u malayn inuuna aqoon kuwa kacaanka Ogadeniya ee ay Jawxo leedahay. :D
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: NY,HANQADH IYO MUJAHIDIINTA WAWEYN

Post by Faranacab »

Garaad, inta lago soo qaban heeskan ku sii sug ,,, :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”