Feb 26, 2011 (QOL) Warar goordhawayd Magaaladda Jigjig naga soo gaadhay ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay Suldan Abdirahmaan Badde oo gayiga Ogaadeenya aad looga yaqaano isla markaasna ka mid ah salaadiinta faca weyn ee Soomalidda Ogadenya, warkan oo ilo xog ogaal ah naga soo gaadhay ayaa sheegaya in maanta oo taariikhdu ay ahayd 25/2/2011 Suldaanka si karaamo daro ah loogu tuntay xabsina la dhigay.
Arinkan foosha xun ee Suldaanka lagula kacay ayaa la sheegayaa in uu meel fagaare ah ka dhacay waxaana la sheegayaa in si aad ah loo jidhdilay kadibna xabsiga loo taxaabay, wararku waxay intaas ku darayaan in uu Suldaanku xiliga la jidh dilayay ku sugnaa meel Maqaaxi ah halkaasna uu kaga sheekaynayay Xasuuqii ka dhacay Magaalada Qabri-Bayax Sanadkii1995, Feb 27 oo bishan ku beegan.
Sida ay ilaha warkan noo soo diray sheegayaan waxaa suldaanka gacmahooda ku garaacay xabsiagna u walwaalay qaar ka mid ah Hangooladda uu gumaysigu dhibaatada shacabka Soomaalidda Ogaadeenya u wakiishay kuwaas oo aan dadka u naxariisanin xadgudub & dulmina culusna oo xishood daro ahna kula kaca, waxaa la sheegayaa in ay Suldaanka u yimaadeen 2 nin oo ka mid ah gacanyare yaasha gumaysiga kuwaas oo lagu sheegay in ay ku magacaabanyihiin waxa ay Tigreegu Hogaanka Nabad galyada ku tilmaamaan balse nabad galyo darada & xasuuqa shacabka masaakiinta ah ka shaqeeya.
Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
Ina Ilay dhaqan xumo iyo xishood dari ma halkaney gaadhsiisay maantana inuu ugaadhsado Ugaasyada iyo suldaanada.
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
Cidii moodaysa inay dowlad quman, xaquuqul insaan iyo xoriyatul qowl ka jirto gobolka ha ku tusaale qaataan xidhayga Suldan Abdirahman Bade.
Bah dilka cuqaasha, salaadinta, iyo ugaasyada iyo xasuuqa maatida loo gaysan waxaa u sii dheer tariikhdeena la duugi een laga run sheegi karin.
Allow dadkaaga xoriyad dhab ah sii...oo garan sii dhankay ka jirto.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
And some pillocks start to believe what benaale Ilay and other stooges are saying, this is shocking stuff. Hope he recovers the Suldaan.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
Walee suldaanku waa ragedii, mid fulayboolisa buu garaacay markasay isu habar wacdeen oo ay xariid geysteen.
Shiidh;,,,,, wuxu ahaan jiray gudoomiyaha gobolka jig-jiga xili dheer, e nacaskan cabdifadaax layidhaahdo baa ka qaaday hadda.
Shiidh;,,,,, wuxu ahaan jiray gudoomiyaha gobolka jig-jiga xili dheer, e nacaskan cabdifadaax layidhaahdo baa ka qaaday hadda.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
suldaanku ma ex dabaqoodi bo aha?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
Haa lakin wuxuu aha nin iska qunyar socoda,, muuna ahayn dadkan iimanku ka tagay.hyperactive wrote:suldaanku ma ex dabaqoodi bo aha?
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay

hadu toobad keenay, Allah o sahlo, dadkeena dibateysan ombo ka mid yahay. and now he knows no one is safe from wayane regime and his dabaqoodi, hadey dadka qaar mooden inan iyaga lo imaneynin.
- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
hyperactive wrote:suldaanku ma ex dabaqoodi bo aha?
Young Hype, what is your definition of Dabaqodhi?hyperactive wrote:![]()
Allah mahan gartay. wahan oga meer meranayey this topic is i knew it.
hadu toobad keenay, Allah o sahlo, dadkeena dibateysan ombo ka mid yahay. and now he knows no one is safe from wayane regime and his dabaqoodi, hadey dadka qaar mooden inan iyaga lo imaneynin.
It is true, the Suldan is locked up for speaking up against the 1990s Qabribayah genocide

Liyuu Police is on hunting shacab season, just last week in Qabribayah, they killed four innocent men (One Dir, One Ogaden, One Abaskul and one Bartile).
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
inader into hada 1990 ka hadlayo mo marki hore ka hadlo, mise sideydo kale 1990 ka ma dalanin?
dabaqoodi is nin walba la shaqeeya gumjeysiga weeye , o jara'imkiisa ka amusan, kasoo horjeeda halgankeena. aniga koley ive no sympathy any ex dabaqoodi, they knew markey amusnayaan in ayaga malin la soo gaaro doono.
hala hiro ama hala dilo
dont be offended, myself i have dabaqoodi relatives. the desease reached every ogaden or whatever you call it absame family , illa man rahamahum Allah.

Last edited by Hyperactive on Wed Mar 16, 2011 4:34 pm, edited 1 time in total.
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
Dabaqoodhi walbaba waa xidhay suge,waxa keliya oo aan la xidhin waa lug buur oo naag tigrey ah qaba isaguna maalintuu furo xabsiguu iska xaadirinayaa. 

- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Suldaanka Beesha ABASKUUL oo la Xidhay
Hype, my definition of dabaqodhi does not mean everyone that is collaborating or ever collaborated. You have to put the term into perspective, this region is under occupation for over century. People were born under occupation, went through their entire life under brutal regime after another. The goal of the all the Abyssinian regimes were to forcefully displace the population and the end of the goal is to plant ethnic Ethiopians that will make the majority of the future population of this region. Our people were always aware of this plan and have countered by resisting the collective displacement at all costs and some in turn are forced to participate no matter how brutal the regime was after all everyone can not take the arms option. Even at the heights of the ’77 war many remained back. So, it is given to see good people being part of the former regions. I can give you examples of people that were at some point worked with the woyanas and these are the most respected people.
This Suldan is heavyweight; his arrest is not something to be taken lightly. Apprx 6-9 million people are under occupation, granted they survive, they will end up having links to the occupying regimes.
We all know how Mengistu murdered his older Brother

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 504 Views
-
Last post by Raganimo
-
- 10 Replies
- 978 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 61 Replies
- 4033 Views
-
Last post by abdirisak22
-
- 2 Replies
- 490 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 0 Replies
- 437 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 478 Views
-
Last post by CoolPoison