AUN ex Taliye kuxigeenkii police bari dead by accident

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

AUN ex Taliye kuxigeenkii police bari dead by accident

Post by FBISOMALIA »

Image

Taliye kuxigeenkii hore ee Qaybta Booliska gobolka Bari ayaa maanta ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Col.Cawil Axmed Jaamac ayaa dhintey kadib gaariga ula socday iyo gaari kale ay isku dhaceen agagaarka kontroolka magaalada Garoowe,waxaana shilkaas ka dhashey khasaaro dhimasho iyo dhaawac kale.

Shilka ayaa sidoo kale waxaa ku dhintey qof kale iyadoo ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo la geeyey xarumaha Caafimaadka ee magaalada Garoowe halkaas oo lagu dabiibaayo.

Taliye kuxigeenki hore ee qaybta Booliska gobolka Bari ayaa kusii jeeday magaalada Garoowe,waxaana xilligaan socda baaritaan ku aadan waxaa dhaliyey shilkaan.

Dhowaan ayay ahayd markii xilka qaadis lagu sameeyey Marxuumka geeriyooday iyo Taliyihi hore ee qaybta Booliska gobolka Bari Gaashanle Cabdixakiin Yuusuf Xussein.
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: AUN ex Taliye kuxigeenkii police bari dead by accident

Post by The Magnificent »

RIP Taliye ! :(

I heard he was Dashishe, is that true? :?
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: AUN ex Taliye kuxigeenkii police bari dead by accident

Post by FBISOMALIA »

The Magnificent wrote:RIP Taliye ! :(

I heard he was Dashishe, is that true? :?
all puntland clan are puntlanders sxb no clan divided between us :som: AUN
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: AUN ex Taliye kuxigeenkii police bari dead by accident

Post by quark »

Aun
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”