update on Somali-land an illegal entity being created by a particular clan (Isaaq) in order to serve personal interests, and as a proxy being used by foreign powers (mainly Ethiopia) in order to keep Somalia divided and weak.
Mudaaharaad Ballaadhan Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka, Ayaa Ka Dhici Doona Baarlamaanka Ingiriiska Hortiisa
waxaa la ogeysiinaya Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska inay ka soo qayb galaan mudaaharaad ballaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Jaalliyadaha Soomaaliyeed ee UK, ee jecel midnimada iyo in aanay soomaaliya kala go’in.
Mudaaharaadkaasina waxaa dawlada Ingiriiska loogu soo bandhigi doonaa xasuuqii waxashnimada ahaa ee uu Maamulka Jabhada SNM uu ka geystey guud ahaan deegaanada Sool Sanaag Iyo Cayn, gaar ahaan Kalshaale, hagoogaane iyo Maygaagle.
Mudaaharaadkaasi wuxuu dhici doona maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu tahay 05/03/2011 waxaanu si rasmi ah u bilaabmi doonaa kowda ilaa shanta galabnimo 1pm till 5pm. Waxaana shacabweynahaa soomaaliyeed la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan aad iyo aadna u ilaaliyaan waqtiga, waxaana la isugu imaan doonaa halkan hoos ku qoran:
Xafiiska Prime Minister
10 Downing Street
London
SW1 2AA
Waxaad kala soo xidhiidhi doontaan:
Faadumo Cismaan Yare 07868143228
Cabdilaahi Axmed Aadan 07533219334

Through history, from ancient Babylon and the Hummurabi; through Talmud and the book of Jewish law; from the Roman law and the Norman feudal law; and from the Anglo-Saxon practice to the English common law; or even in our traditional “Xeer” and “Gar” -primitive legal systems, crime and punishment had always found their own respective places-normally complementing each other, in every society. This continuous process gave rise to the present legal systems that govern many societies, to the exception of our Somali society. But all that disappeared in our society of today to the point that crime and punishment are no longer mentioned in the same sentence, so much so that one cannot even dare mentioning the name of a criminal, whether that be a warlord in the southern Somalia or the SNM in the north; nor can one attempt to put the crime on the shoulders of those who committed; unless one is ready for attacks from the loyalists of these criminals. An example of this strange phenomenon is the attack on Somali media after it genuinely raised the long awaited question regarding crimes and punishment in connection with SNM aka isaaq and her supporters. This is an example of a society that is either in total denial or has accepted lawlessness and chaos as permanent replacement for the law and order that govern the rest of the world. This reflects a character of a society that has been brain washed into accepting violence and crimes, with no consequences, as the norm of man’s life. This attitude is a systematic mindset geared towards creating a public policy, where powerful criminals, such as the Mostly Hawiye warlords in the south and the (isaaq) SNM in the north, go free and uncontested.
Terror Free Somalia Foundation
