Page 1 of 2
PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badhan
Posted: Wed Mar 02, 2011 8:46 pm
by damu
Dhahar (SPR): Wafdi balaaran uu hogaaminaayo wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland, mudane Saciid Xasan Shire ayaa maanta si heer sare loogusoo dhaweeyey magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan.
Wafdigani ayaa waxaa soo dhawayntooda ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada halkaasi ku dhaqan, oo isugu jira culaamaa’udiin, waxgarad, odayaal dhaqameed iyo waliba saxaafadaha kala duwan ee gobolka ee idaacada SPR safka hore kaga jirta.
Wasiirka oo lahadlay dadkii soo dhaweeyey ayaa sheegay in ujeedada socdaalkiisi laxiriirto dhisida maamulka gobolka Haylaan iyo ukuur galida xaaladaha abaaro oo kajira gobolkaasi. Wasiirka ayaa warbixin kadhagaystay odayaasha dhaqanka gobolka Haylaan, balanqaadayna in uu wax kaqabnaayo xaaladaha abaareed ee aafeeyey gobolkaasi Haylaan.
Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in wafdigiisu hordhac u yihiin wafdi balaaran oo dhawaan iman doona gobolka, oo uu sheegay dhisi doono maamulka gobolka iyo golayaasha degaanka ee degmooyinka gobolka Haylaan.
Imaanshaha wafdigani ayaa kusoo aa’dayo xilli dadyowga kudhaqan gobolka Haylaan ay aad u hadal hayaan magaacaabista maamulka gobolkaasi. Gobolka Haylaan ayaa ah gobol isku waqti lawada magacaabay Karkaar iy Cayn, iyadoo ilaa iminka aan wali loo dhisin maamul, lana qeexin xuduudaha iyo degmooyinka uu ka koobnaan doona gobolka
Re: PL ministers visit Dhahar
Posted: Wed Mar 02, 2011 8:49 pm
by damu
Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Wed Mar 02, 2011 8:54 pm
by damu

Badhan:-Wasiirka Arimaha Gudaha PL C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir ayaa Caawa Gaadhay Magaalada Badhan ee Sanaag waxana la sheegay inay weheliyeen Xildhibaano iyo Xubno kale oo deegaanka ka soo Jeeda, Warka na soo Gaadhaya ayaa sheegaya inay Aad loogu soo dhaweeyay Badhan waxana ay Isla Maalmahan la qaadandoonaan Kulamo Odayaasha deegaanka iyaga oo kala hadlaya Arimaha deegaanka iyo horumarka Gobolka
Wariyaha GalGalanews ayaa soo sheegaya in Waftigaasi ay Isbedel xoogan ku Samaynayaan Gobolka Masuuliyiinta isla markaana uu daadka uu Qaadayo Maamulka Gobolka Sida Gudoomiyaha iyo Duqa Degmada oo la bedelayo kuwaasi oo la Saluugay Horusocdka Gobolka oo ay Habsaamiyeen.
Waxa Xusid Mudan in Wasiirka Xanaanadaha Xoolaha PL Dr Siciid Xasan Shire Si Heer Sare ah Loogu soo dhaweeyay Gobolka Hayland.
Kulamo Xasaasi ah ayay la qaadandoonaan Duqdayda Gobolka Kuwaasi oo Amuuraha badan Falan qayndoona.
Re: PL ministers visit Dhahar
Posted: Wed Mar 02, 2011 9:09 pm
by FBISOMALIA
after the drought pland should care on the animals as we know the somali sheep is our economy

Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Wed Mar 02, 2011 9:10 pm
by mashallahbro
ASAK brother/sister I hope the could come to Sursuure and Ceelafweeyn the people their need help from their brothers and Puntland.
Your brother
Mashallahbro
Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Wed Mar 02, 2011 9:12 pm
by damu
^^isnt ceelafweyn an I.D.O.O.R deegan????
Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Wed Mar 02, 2011 9:14 pm
by mashallahbro
damu wrote:^^isnt ceelafweyn an I.D.O.O.R deegan????
Salaam brother/sister I am Reer Xirsi and I am the natural people of Ceelafweyn and Colcaade but Puntland are brothers never come to us or help us. I am Moohmud Warsaangalie.
Your Brother
Mashallahbro
Re: PL ministers visit Dhahar
Posted: Wed Mar 02, 2011 9:21 pm
by FBISOMALIA
good pictures

Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Wed Mar 02, 2011 9:31 pm
by damu
mashallahbro wrote:damu wrote:^^isnt ceelafweyn an I.D.O.O.R deegan????
Salaam brother/sister I am Reer Xirsi and I am the natural people of Ceelafweyn and Colcaade but Puntland are brothers never come to us or help us. I am Moohmud Warsaangalie.
Your Brother
Mashallahbro
welcome bro
the reason Ilkajiir is in Badhan is to set up a mamul in haylan but you right bro puntland
should do more in that region..i believe that maakhir have the best possibilities to invest
in(land and people) Lasqoray tuna factory is a good example!!! not to mention some the biggest somali business men in Bosaso,Oman & the UAE are maakhiris..its sad that the past
PL amdministrations did little in haylan & maakhir!!
Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Wed Mar 02, 2011 11:31 pm
by mashallahbro
damu wrote:mashallahbro wrote:damu wrote:^^isnt ceelafweyn an I.D.O.O.R deegan????
Salaam brother/sister I am Reer Xirsi and I am the natural people of Ceelafweyn and Colcaade but Puntland are brothers never come to us or help us. I am Moohmud Warsaangalie.
Your Brother
Mashallahbro
welcome bro
the reason Ilkajiir is in Badhan is to set up a mamul in haylan but you right bro puntland
should do more in that region..i believe that maakhir have the best possibilities to invest
in(land and people) Lasqoray tuna factory is a good example!!! not to mention some the biggest somali business men in Bosaso,Oman & the UAE are maakhiris..its sad that the past
PL amdministrations did little in haylan & maakhir!!
ASAk brother we need to work together but Somalia does not have a functioning government to help its people so each tribe helps itself. For example Warsangaalie does not help each others but their own sub tribes. Moohmud is not from Badhan we do live all over Sanaag but we are close to Sheembiral-Sursuure-Ceelafweeyn. And it is very under developed we opened a high school in Sursuure last year with the help of Reer Xirsi tribe. Somali people need unity to help one another and to have peace for development.
Your Brother
Mashallahbro
Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Sat Mar 05, 2011 7:21 am
by damu
Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Sat Mar 05, 2011 4:20 pm
by mashallahbro
ASAK brothers and sisters i want to visit dhahar one day i love the dhahar song.
Re: PL ministers visit Dhahar & Gen Ilkajiir arrives in Badh
Posted: Sat Mar 05, 2011 6:20 pm
by FBISOMALIA
Wefdi Kasocda Dawladda Puntland oo ku Sugan Gobolka Sanaag
Wefdi kasocda Dawladda Puntland ayaa dhowaan gaarey qaybo kamid ah degmooyinka gobolka Sanaag halkaas ay u tageen howlo shaqo.
Wefdiga ayaa oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa waxaa ay kala yihin;Wasiirka arimaha gudaha Gen.Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir),Wasiir kuxigeenka dekaddaha iyo gaadiidka Badda Abshir Siciid Saalax,Wasiir kuxigeenka Maaliyada Maxamuud Cabdi Bootaan,Wasiiru dowlaha amniga Cali Saalax Xamari iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland.
Wasiirka arimaha gudaha oo wefdigaan horkacaayo ayaa maanta magaalada Baran ee xarunta gobolka Sanaag kulan balaaran kula qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay kawada hadleen arimo kala gedisan oo khuseeya gobolka.
Arimaha laga wada hadley ayaa waxaa kamid ahaa dhisida golaha degaanka ee Baran iyadoo maalinimadii shalay ay la kulmeen haweenka ku dhaqan degmada.
Wefdiga kasocda Dawladda Puntland ayaa sidoo kale la kulmi doona qaybaha kale ee bulshada iyadoo Wasiiro kale ay ku sugan yihin degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan,waxaana kamid ah wefdigaas Wasiirka Xannaanada Xoolaha Siciid Xassan Shire iyo Wasiir kuxigeenka amniga Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed.
Horseed Media
Re: PL ministers visit Dhahar
Posted: Sun Mar 06, 2011 12:44 am
by Goljano Lion
Re: PL ministers visit Dhahar
Posted: Sun Mar 06, 2011 1:00 pm
by FBISOMALIA
i know Germany