Page 1 of 1

Many men from dolow defect to mujahidiinta

Posted: Thu Mar 03, 2011 10:35 am
by grandpakhalif
Ciidamadaan oo gaaraya ilaa sadex askari oo katirsanaa ciidamada Dowladda KMG-ee kusugnaa xududuud beenaadka Soomaliya iyo Itoobiya ay wadaagan islamarkaana kagarab dagaaladamaya ciidamada Itoobiyanka ee dhawaan dagaalaka kusoo qaaday gobolka gado ayaa maalintii shalay waxay ikusoo dhiibeen wilaayada islaaamigaa ee gad.


Mid kamid ah ciidamadaan ayaa waxa uu iska dhiibaan magaalada balad xaawo halka labada kalena ay iska dhiibeen dagmada luuq,ayadoona dibad bax balaaran oo kadhacay dagmadaasi luuq ee gobolkaasi gedo lagu soo dhaweeyaya ciidamada isasoodhiibay.


Fagaaraha lagusoo dhawaynayay ciidamadaan isasoo dhiibay oo ay isugu yimaadeen dadwayne fara badan ayaa waxaa qodbado kala duwan halkaasi kajeediyay qaar kamid ah ciidamada iskeenay iyo masuuliyiin sare oo wilaayda gado kamid ah.


Axmed Cali Cabdi oo kamid ahaa ciidamada soo goostay oo halkaasi qodbada kajeediyay ayaa kasheekeyay dhibaatooyin ku kalifay in ay soo goostaan, Isagoona carabaabay in dagaalka iyaga la isaga soo hormari jiray gadaalna ay madaafiic kala taagnaayeen ciidamada itoobiya, qofkii soo cararana ladili jiray.


Axmed Cali Cabdi askarigaan kamid ahaa askarta soo goosatay ayaa sidoo kale waxa uu tibaaxay in loogu sheekeen jiray in mujaahidiinta al shabaab ay yihiin dad ajaaniib ah islamarkaana dadka gooraca balse markii halkaa uu yimid uu lakulmay wixii loosheegi jiray wax kaduwan.





Waaliga wilaayada Gedo shiikh Cabaas Cabdulaahi Cabdi raxmaan oo khudbada kajeediyay goobta lagusoo dhaweenayay ciidamada Dowladda kasoo goostay ayaa sidiiran u soo dhaweeyay soo baxsashada ay soo goosteen ciidamada Dowladda,Isagona carabaabay in maantay wixii kadanbeeyay ciidamadasi Dowladda kasoo goostay ay laxuquuqyihiin shacabka kale ee ree gado cida dhibaato waxyeelo ugeesan kartaana aysan jirin.


Waaliga ayaa sidoo kale waxa uu fariin u diray ciidamada kale ee wali ku harsan dagmada Doolow taasi oo ah in ay isaso dhiibaan oo ay u yimaadaan dadkooda hadii ay toobad keenaana aysan jirin cid wax u raacaneysan.


Si kastab ha ahaatee ayaa ah kuwii u horeeyay ee isasoo dhiiba tan iyo markii dhawaan ciidamada itoobiya iyo culafadeedu ay weerar kusoo qaadeen gobolka Gedo.

Re: Many men from dolow defect to mujahidiinta

Posted: Thu Mar 03, 2011 1:52 pm
by LooxJiid
Deserters! Traitors! Cowards! :lost:

Re: Many men from dolow defect to mujahidiinta

Posted: Thu Mar 03, 2011 7:04 pm
by union
What are you waiting for? :lol:

Image

Re: Many men from dolow defect to mujahidiinta

Posted: Thu Mar 03, 2011 7:38 pm
by grandpakhalif
Kaafir, go mourn the loss of your beloved American soldiers

Re: Many men from dolow defect to mujahidiinta

Posted: Thu Mar 03, 2011 10:34 pm
by LooxJiid
Grandpa,

You look like a girl riding a merry-go-round. Anyone who betrays a cause that he was sworn to defend is a traitor. There are no gaalo here. These are Marehan boys.

Re: Many men from dolow defect to mujahidiinta

Posted: Fri Mar 04, 2011 12:27 am
by grandpakhalif
LooxJiid wrote:Grandpa,

You look like a girl riding a merry-go-round. Anyone who betrays a cause that he was sworn to defend is a traitor. There are no gaalo here. These are Marehan boys.
I don't consider those who willingly work with Ethiopians my kin or my clan as Allah says:

9:23 Oh, Believers, do not make friends of your fathers or your brothers if they love unbelief above Islam. He who makes them his friends does wrong. Say: If your fathers, and your sons, and your brothers, and your wives, and your kin-folks, and the wealth which you have gained, and the merchandise that you fear you will not sell, and the dwellings in which you delight—if all are dearer to you than Allah and His Messenger and efforts on His Path, then wait until Allah’s command comes to pass. Allah does not guide the impious.