Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
Tacsi: Axmed Jaamac Cabdulle (Jengali) Oo Saaka Ku Geeriyooday San Jose, California-
Lasanod Online. Thursday, March 03, 2011
TACSI: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun..Waxaa saaka ku geeriyooday magaalada San Jose ee dalka Maraykanka, Mudane Axmed Jaamac Cabdulle (Jengali).
oo ahaa nin xilal sare oo kal duwan usoo qabtay dalka iyo umadda Soomaaliyeed, waxaana kamid ahaa isagoo mar noqday Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalia.
Taariikh nololeedka Axmed Jaamac Jengali oo dhana, waxaanu hadii Alllah idmo soo gelin doonaa dhowaan ee la socda.
Waxaa halkan tacsi uga diraya qoyskii reer Axmed Jaamac, xubnahan ka tirsan Odayaasha Jaaliyada SSC ee Toronto..
1. Garaad Cali Buraale Xasan
2. Cabdillaahi Dalmar Guleed
3. Maxamed Jibriil Caateeye
4. Ibraahim Cabdillaahi Shuuriye
5. Adam Cabdillaahi Shuuriye
6. Cabdirahiid Boos
7. Cali Mahdi Maxamed Cadde
8. Cabdillaahi Axmed Cadaad
9. Rashaad maxamuud Cali
10. Cabdiqani Ismaciil
11. Yasiin Cali Nayfi
12. Axmed Dhiif
13. Cumar Ciise
14. Xasan maxamuud Jaamac (Food)
15. Yuusuf Maxamed Cabdi (410)
16. Cabdi Laandin
17. Maxamuud Faarax Ciise
18. Cabdirizaq Maxamed Jaamac (Xaaji)
19. Cumar Cali Koore
Anagoo ah Bahda LASANOD ONLINE Waaanu halkan tacsi uga diraynaa dhamaan shacabka reer SSC iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryiooday Marxuum Axmed Jaamac Jengali.. Ilaahey marxuumka Janadii ha ka waraabsho, inagana Samir iyo iimaan ha inaga siiyo.. Amiin.
Copyright © 2010 Lasanod.com

Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
Wasiirka Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta oo Tacsi u diraya Qoyska Reer Jengeli.
Inaalilaahay waa inaa Ileyhi Raajacuun, Waxaan halkan tacsi uga dirayaa, Qoykii, Qaraabadii, Ehelkii iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed, ee uu ka geeriyoodey Allaah ha u naxariistii wasiirkii hore ee Arimaha debeda ee Soomaaliya Ahmed Jaamac Jengeli.
Oo ahaa nin inbadan u soo shaqeeyey dalkan iyo dadkanba, waxaana Allaah u weydiinayaa inuu janadii Fardoowsa ha ka waraabiyo, Eheladii, qoyskii iyo Qarabaadiina zamir iyo iimaan ha ka siiyo……..Aamin………..Aamin.
NB: Bahda warsidaha Horufadhi News, waxay tacsi taas la mid ah u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qoyskii uu ka baxay Mrxuumkaasi, waxaana asagana Allaah uga beryeynaa inuu Janadii Fardoowsa ka waraabiyo….Aamin……Aamin.

-
siren
- SomaliNet Super

- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
I heard this morning habo, Ilahaay haa uu naxariisto and grant him Janatul Fardowsa....

- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
Ina lilaahi Waa Inaleyhi rajacuun, Allah samir iyo imaan dhamaan ehelka, qarabadii, saxiibadii, shacabka SSC iyo Somalia oo dhan. Axmed Jaamac Cabdulle (Jengali) waxa uu haa muwaadin iyo halgamaa dalkiisa iyo dadkii wax badan, janadi fardawsa illaahay haka warabiyo Amiin Amiin Amiin
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
AUN
Tacsi Marxuum Ahmed Jama Abdulle (Gengeli)
Anigoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan tacsi u dirayna qoyska , eheledii, asxaabtiisi meel kasta oo ay kala joogaan uu ka geeriyoday Marxuum Ahmed Jama Abdulle (Gengeli) oo ku geeriyoday Magaalada San Hose ee gobolka Kalifroniya ee dalka Maraykanka 02-03-2011. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Janadii ka warabiyo damanteena samir iyo imaan Alle ha inaga siiyo. Ina Li Laahii wa ina Ilahay Raajicoon.
Marxuum Ahmed Jama wuxuu ahaa nin caan ah, wadani ah; waxna ku bartay Sudan, Cadan, iyo dalka Ingriiska. Marxuum Ahmed wuxuu soo qabtay xilal badan oo kala dawan sida DC, Governor, Agassime Guud, Danjiraha Soomaliyeed dalka Ingriiska iyo Jarmankaba. Sanadihii dambe, marxuum Ahmed Jama wuxuu qabtay Jagada Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaliya.
Generaal, Mohamed Ali Samanter
Abdillahi Ahmed Addou
Jama Ali Jama
Ahmed Suelman Abdalla
Mohamed Abdi Hashi
Abdillahi Mirreh
Mohamed Mohamoud Khawi
Danjire Mohamoud Haji Noor
Danjire Mohamed Mohamoud Geraad
Danjire Ibrahim Haji Musa
Danjire Ahmed Abdi Hashi hashara
Danjire Abdillahi Saeed Osman
Danjire Ali Haji Hashi
Danjire Ahmed Mohamed Darman
Abdillahi Hersi Muse
Ali Awl
Ismail Ali Geeldoon
Abdirahman Haji Noor (Shagaxle)

samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
shalaytaan familiga uu tacsiyadeeyay,ilahey ha uu naxariisto oo janadii haka waraabiyo
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
illahi ha uu naxaristo
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
AUN
Hal kanaa lagu aasay

Hal kanaa lagu aasay

- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
Idoor/somalidiid waa xayawaano,AUN Marxuumka iyo tacsida midna kama xishoonayaan, kuwani Gaalana ka xun, cadowsanaa doofaaradani

Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
May Allah take him to Jannah Fardowza. He was a legendary warrior and a Somali patriot.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
f-king jaahil, war hooyadii ha wasso.EastAfrica wrote:Idoor/somalidiid waa xayawaano,AUN Marxuumka iyo tacsida midna kama xishoonayaan, kuwani Gaalana ka xun, cadowsanaa doofaaradani![]()
![]()
![]()
Re: Somalia's Former Foriegn Minister Dies INalilaah
Xayawaan sarqaansan..
Attention jeecla.
Attention jeecla.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 677 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 6 Replies
- 1139 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 29 Replies
- 3055 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 527 Views
-
Last post by bashe19
-
- 1 Replies
- 547 Views
-
Last post by SuldaanOfSanaag
-
- 2 Replies
- 823 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 5 Replies
- 900 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 55 Replies
- 6891 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 40 Replies
- 299 Views
-
Last post by Based
-
- 16 Replies
- 4468 Views
-
Last post by sahal80