Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by Talo alle udaa »

03/05/11:

Sida ay wararku sheegayaan Ciidanka qalabka sida ee dawlada soomaaliya oo kasoo kictamay xuduuda soomaaliya iyo Ethiopia ayaa maanta soo gaarey magaalada Dhu/mareeb ee ah magaalo madaxda gobolka galgaduud. Ciidamadan ayaa Isla markiiba calanka soomaaliyeed ka babinaya magaladaasi, gadaal markii lagula taliyay xoogaga Ahlu Sunna in ay wixii ka danbeeyay caawa ay Ciidama qalabka sida ay ayagu talada leeyihiin.

Waxaa la filaya dhawaan in ciidanka qaranka Soomaaliyeed dhawaan weeraro ku qaado kawaanrijada xooga ku heysta geybo ka mid ah gobolka galgalduud. Kuwa u janjanjeera dhinaca kawaanrijada ayaa ku andacoonaya in ciidanka maanta yimid magaalo madaxda gobolka galgaduud uu yahay ciidan Ethiopian ah oo aysan jirin ciidan qalab sida iyo dawlad soomaaliyeed midnaba. Waxey ku eedeynayaan taageerayasha qaranka cusub ee soomaaliya in maanta lakala garan la'yahay ciidaanka laga leeyahay wadama deriska ah iyo kuwa ciidanka qalabka sida ee qaranka Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaate, waxaan shaki ku jirin in ciidanka xooga leh ee gaarey Dhu/mareeb dhawaan dagaal qaadi doonaan, kuwaaso guulaha ay gaaraan ay dabcan sheegan doonaan Ciidama qalabka sida ee soomaaliya iyo ahlu sunna. Waxaa sidoo kale la filayaa in Ciidama qalabka sida ee ku daahey Kenya ayaguna soo weerar tagi doonan, ayagoo calanka soomaliya ku bedeli doona midka kawaanrijada.

---
.
.
.
.
.
.Talo's attempt at deciphiring TFG news portals on the developments in Somalia amidst the propaganda on the air waves.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by grandpakhalif »

What the hell is kawaanrijda?
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by quark »

subxanallah, this endless wars are depressing :|
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by Talo alle udaa »

Back to reality. Waa sax ciidan qalab sida ayaa gaarey Dhu/mareeb laakiin ma aha mooryaanta TFGda ku qaraabta magaca "ciidanka qalabka sida" ee waa Ciidamada Ethiopia. Marka hadaad maqashaan Ciidan qalab sida, ogaada TFGda ma haystaan qalab la sido oo aan ka aheyn waxey soomaalidu ku dagaal gasho.

Shabelle's take:

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network)Ciidamo Ethiopian ah oo watta gaadiid dagaal ayaa galabta gaaray degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud iyagoo halkaasi ka sameystay fariisimo ku meel gaar ah.

Ciidamadaani oo watay gaadiidka Ciidamada Ethiopia ay ku caanbaxeen ee loo yaqaan Uuraalka ayaa waxaa la sheegay in ay fariisin ka sameysteen xerada 21 aad ee degmada Dhuusamareeb, iyadoo degmada Guriceelna ay caawa kaga sugan yihiin labada dhinac ee Magaalada, waxaana la sheegay in ciidamadaani ay ka yimaadeen dhinaca degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud.

Macadda tirada dhabta ah ee ciidamadaasi iyo gaadiidkooda hase ahaateen imaanshiyahooda degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa Shabelle waxaa u xaqiijiyay Masuuliyiin ka tirsan Culumaaudiinka Ahlu Sunna Waljamaaca

Saraakiishaasi ka tirsan Ahlu Sunna oo ka gaabsaday in magacooda la shaaciyo ayaa waxaa ay sheegeen in aan hadda warbaahinta loo ogoleyn in la baahiyo ujeedada ciidamada Ethiopia ay fariisinka uga sameysteen degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Dhinaca kale ku dhawaad 8 boqol oo askari oo dhawaan loo soo tababaray Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa la sheegay in meel la isugu geeyay iyagoo la siiyay dareeska ciidamada iyo hub aad u farabadan iyadoo wali arintaasina aysan ka hadlin Masuuliyiinta Ahlu Sunna.

Ciidamadaani Ethiopianka ee tagay degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa qeyb ka noqonaya ciidamo Ethiopian ah oo maalmihii u dambeeyay soo galayay degmooyin ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by Talo alle udaa »

grandpakhalif wrote:What the hell is kawaanrijda?

Kawaanrijada, qawaarijaada, khawaarijta, iyo qawaarijooyinka

wa erayo cusub oo ay ku dhacdhaacaan kuwa la dhacsan TFGda iyo hab dhaqankooda.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by grandpakhalif »

Wow, Talle are Ethiopians attempting to another fullscale invasion?
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by XimanJaale »

:lol: al shababist of somnet are also feeling the heat. Enjoy: Nafta waa: Ciidamada qalabka sida :som: Latest heartbreaker for khawarij:

Image
Image
dhufeysyadii khawaarijta laga saarey
Image
Image
Image
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by Talo alle udaa »

XiimanJaale

Ciidanka Dhuso.mareeb tagay ma kuwa qalabka sida ee TFGda? :lol:

Sidee lookala saara Ciidanka Ethiopia, AMISOMKa ag tagaan sawirka ugu horeeya ee mirqaan daradeed u arki la'dahay iyo kuwa Kenya?
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by XimanJaale »

Talo alle udaa wrote:XiimanJaale

Ciidanka Dhuso.mareeb tagay ma kuwa qalabka sida ee TFGda? :lol:

Sidee lookala saara Ciidanka Ethiopia, AMISOMKa ag tagaan sawirka ugu horeeya ee mirqaan daradeed u arki la'dahay iyo kuwa Kenya?
Ciidamo gaaraya ilaa kun askari oo Ahlusuna taabacsan ayaa maanta soo galay Galgaduud, kadib markii Ciidamadaas tababar ugu soo dhamaaday gudaha dalka Itoobiya, iyadoo Ciidamadaas oo wehliya saraakiil ciidan ay bilaabeen kulamo ay la qaadanayan Madaxda Ahlusuna iyo saraakiisha dhanka Ciidamada.

Sida ay sheegayaan wararka Ciidamadan ayaa ahaa kuwo dhowaan lagu uruuriyay degmooyinka Guriceel, Dhuusa Mareeb, Caabudwaaq iyo deegaano kale, waxaana kadib bilo ka hor loo qaaday Itoobiya oo lagu soo tababaray.

8-) :som: :up: Don't watch that!
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13996
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by DR-YALAXOOW »

Khawaarijta al shabaab shayaadiin, waa jabeen alxamdulilaah. qabuuro qodatada USAMA BEN LADEN WORSHIPERS wahaabi cowards al shabaabul shayaadiin.

bakhtigooda degmada beled xaawo wuxuu gaarayaa ilaaaa 500 mooryaan, naarul jahanam ayaaa u danbeeysa USAMA WORSHIPERS khawaariji suicide bombers :down: :down: :down: :down:

inshalah geesiyaasha difaacaya calanka BULUUGA AH :som: :som: :rose: :rose: :rose: AYAAA sidii caadada aheeyn mar waliba u taagan difaaca CALANKA BULUUGA E JAMHUURIYADA SOMALIA :som: :som: :som:

GEESIYAASHA CIIDANKA QALABKA SIDA
Image :up: :up: :som: :som: 7

GUUUL INSHALAH.

KHAWAARIJTA UMULO DOOXADATA WAHAABIYADA AL SHABAABUL SHAYAADIIN ALLAHA HA HALIGO MOORYAANTA :down: :down: :down:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13996
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by DR-YALAXOOW »

goballada dhexe, waxaa lagu wadaan in ay Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay weerar ku qaadaan Khawaarijta Al-shabaab ee ku sugan meelo yar oo ka mid ah Goballada dhexe.
Waxay wararku intaas ku darayaan in ay waayadan oo dhan ay socdeen ole ole ciidameed oo ay wadeen Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe taasoo lagu doonayey in gebi ahaamba looga takhaluso Khawaarijta Al-shabaab ee ku sugan in yar oo ka mid ah Gobalka Galguduud.


Sida uu sheegey Wariyeheenna Goballada Dhexe, waxaa waayadan oo dhan la arkayey Ciidamo si raxan raxan oo aad u hebeysan oo ku sii qul qulayey jiidda hore ee Dagaallada.


Ciidamda Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay doonayso in ay dagaal geliso ayaa waxay ka badan yihiin 5000 oo Ciidan oo ku hubeysan saanaddii milateri ee ugu dambeysay.


Lama oga marka ay Ciidamadu dagaalka qaadayaan hase yeeshee wariyaha Galgaduud Ee Mustaqiim ayaa sheegey in ay saacad walba la filan karo, isagoo sheegey in ay jirto istaraatiijiyad siyaasadeed oo la doonayo in iyagana oo aan ogeyn Khawaarijtu looga dul tagayo.


Wixii wara ee soo kordha kala soco wararka yaga dambe.


Xafiiska War-qabadka ee Mustaqiim
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
union
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9071
Joined: Sat Oct 31, 2009 8:02 pm

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by union »

We will enter every corner of Somalia. Victory to the army of the Somali people. :som:
User avatar
Dudaaye
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 796
Joined: Wed Sep 03, 2003 7:00 pm
Location: Goldogob Distirict: leelkase State

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by Dudaaye »

[youtube]aFRJdIVtO9c&feature=player_embedded[/youtube]
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by abgaalKING »

Dhuusomareeb is definitely under amxaar injirleey occupation.sadly though,dad baa mooda in amxaarka hilibka ceyriinka cuna iney sharaf ka helayaa.taasi waa diintada oo aad dolar dhaafsiisado.! :P
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: Ciidamada qalabka sida oo gaarey Dhu/mareeb

Post by Garuun »

and now the so ca called ahlu sunna are integrated into the New Police force and given same uniforms..New Police is the ruthless militia that terrorise somali people in the occupied Ogaden , they are established and funded by Ethiopia Gov and Meles..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”